Page 1 of 1

Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 11:28 am
by kambuli
Dadka qaar marka laga hadlo, maxaa maskaxdayda kusoo rida smell of "Garlic" :x :x

Ma ogtahay toontu kama soo urto afka keliya? Haddii ay dadka qaar agtaada maraan way kasoo urtaa...Ilaahay amarkii la col baan ahay wixii ay wax kasoo uraan...Kolkaasaan marka xataa dadka qaar lasoo qaado aan cadhoodaa...Qalbigeyga waxaa uun kusoo dhaca anoo la deal garaynayaa "Garlic" :x

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 11:31 am
by Sir-Luggoyo
kambuli wrote:
..Kolkaasaan marka xataa dadka qaar lasoo qaado aan cadhoodaa...


Kambuli,

Aad bay cuqdadi kaaga buuxdaa and it's not good to die adoo qof walaalkaa ah caloosha wax ugu haya.

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 11:46 am
by black velvet
But I like tuun :|

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 11:55 am
by kambuli
Black,

One of my hoppies is cooking I love cooking and I enjoy it..Most of my meat, Sea-food, chicken, rice etc etc call for garlic..I just can't without it :up: ...But haka soo urto jidhkaaga iyo neeftaada..That is another story walaal :down:

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 11:58 am
by black velvet
Side effect lee waaye nooh

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 11:58 am
by Hyperactive
Sir-Luggoyo wrote:
kambuli wrote:
..Kolkaasaan marka xataa dadka qaar lasoo qaado aan cadhoodaa...


Kambuli,

Aad bay cuqdadi kaaga buuxdaa and it's not good to die adoo qof walaalkaa ah caloosha wax ugu haya.
sheikh hada inanta garlic bey ka hadley saye, maha 3oqdad keenay?

do you see things we dont see it?

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 12:01 pm
by sheekh-Farax-zero
Islaamaha soomalida markay kusoo ag maraanba bariis baa ka soo ura

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 12:03 pm
by HELWAA
I love garlic..cunta aan ku darin ma jirta...xita waxaan sameeya roodhi toon leh.Macanka ilaahy yaab bu keenaya.Laakin i would't recommend anybody to eat food full of garlic before you go to masjid..taasi waa karaahiyo wayn.

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 12:05 pm
by Gifted
Maybe you are imagining the smell?

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 12:15 pm
by kambuli
Urtu wax la imagine gareeyo ka weyn :!:

Sheeko,

Dee islaantii dharkii ay cuntada kusoo karisey kusoo baxda waa khasab inay kasoo urto cunto... :up: The same applies to men who don't put their clothings far, far away from the cooking place..Some of the closets are close to the cooking place and if a man leaves his jacket in that closet open while the Xalimo is doing her Sanuunad...You dead wallee..Xafiiska uunbaad la tegi..adiga oo aan is ogeyn.. :lol: :lol: :lol:

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 12:16 pm
by AhlulbaytSoldier
C_Granny take some rest. Your internet fun hour is over :up:

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 12:19 pm
by zulaika
what about curry? its got a very strong smell that won't go away. aniga iyo inan saxibadey ah xaley waxaan qabaney indian restaurant. food was amazing but damn after i came home.. my hair smelled like curry.lol. i had to make sure si fiican u maydho before uu odeygayga aqalka imaan. :lol:

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 12:20 pm
by Hyperactive
Allah kareem. Kambuli dadkan ko daba so'ada mahaad yeeshay?lol

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 12:33 pm
by kambuli
Suliekha,

Curry :!: Isaguna waa dangerous :up: I know how you felt...Good job :up:

Hyper,

Dadkan sow maaha? Waa iska YEY iyo dhaqankeed :down:

Re: Tolow..

Posted: Tue Mar 03, 2009 12:40 pm
by black velvet
zulaika wrote:what about curry? its got a very strong smell that won't go away. aniga iyo inan saxibadey ah xaley waxaan qabaney indian restaurant. food was amazing but damn after i came home.. my hair smelled like curry.lol. i had to make sure si fiican u maydho before uu odeygayga aqalka imaan. :lol:
:up: :lol: