Magaalada Badhan oo ka mid Noqotay Meelaha aadka ugu Horumar
Posted: Tue Mar 03, 2009 5:27 pm
Magaalada Badhan oo ka mid Noqotay Meelaha aadka ugu Horumaray Marka dib loo raaca Gobolada PuntlandDaawo Sawirada
Badhan City:-Magaalada Badhan oo ah Xarunta 2aad Ee Gobolka Sanaag ayaa waxay ka mid Noqotay Gobolada Dalka somaliya gaar ahaan Degaanada Maamul goboleedka Somaliyeed ee Puntland Meelaha ay aadka ugu Hurumareen Marka la fiiriyo qaar ka mida degaanada PL Waxaana ay horu mar fiican ka Gaadhey dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin dhismayaasha casriga ah ee laga Dhisayo iyo Weliba dhanka Dhaqaalaha oo aad looga dareemayo Magaalda Badhan isla markaasina aad ku arkaysid guryo aad u qorxoon oo waawayn iyo istareedhyo dhaadheer oo u kala dhexeeya.

Magaalada Badhan ayaa wax ay leedahay Meherado ganasi oo aad u wawayn kuwaasi oo ay soo camiraan Boqolaal ruux oo Degaankaasi ku dhaqan iyo kuwo kaleba,Waxaana Dhowaan Xariga si rasmi ah looga Jari donaa Dabaq 3biyaano ah oo aad u qorxoon gudihiisana aay Masaafo dheer ku dhex lugaynaysid ,Dabaqan ayaa la sheegay in laga furi doono Hoteel caalami ah oo isugu jira Qaybaha kala duwan ee hudheelada sida Qaybta hurdada,qaybta cuntada,qaybta daawashada iyo dalxiiska Weli waxa uu ku mashquulsan yahay Maamulka Hoteelkaasi sidii uu bulshada u qancinalahaa oo waxkasta ugu soo bandhigi lahaa Hoteelkan Balaadhan

-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
My favorite Cumar city
http://www.dhahar.com/article.php?articleid=6662