DR-YALAXOOW wrote: khaliafate= dictatorship. kim il jong, taliban style government.khalifates has nothing to do whit islam. even when khalifates were ruling muslim countrys in that time black people were sold and bough in the market as slaves. khalifates were resist and slave owners.
istaghfirullah...DR-YALAXOOW needs to repent!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6252
- Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm
istaghfirullah...DR-YALAXOOW needs to repent!
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: istaghfirullah...DR-YALAXOOW needs to repent!
dr yalaxow adiga maxa ka gallay diintii sh sharif buu haysta 

- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: istaghfirullah...DR-YALAXOOW needs to repent!
somali star sxb inta aadan qof eedeyn ama aad diintii uu ku dhashey ee uu ab ka ab muslim ahaa aadan ka saarin. waxaa fiican inaad waxbarato. sxb waxba iskama galin khalifate and islam waa tottaly laba sheey oo kala duwan.
qofka islaamka waa qofkii allah iyo nabiga maxamed scw rumeeya salaada dukada. gacantiisa afkiisa amaan laga helo thats muslim.
khalifate aan kuu sheego waxa ay tahay.
khaliif=maamule ama madax
khalifate=maamul
marka khalifate la leeyahay waa in la soo celiyaa ee ay u dagaalamayaan kooxaha wahaabiyada sida al shabaab alqaida iyo kuwo kale horta waligaa baaritaan maku sameeysan?
khalifate waxay jaahiliinta aan islaamka waxba ka aqoon ay dadka uga dhigaan GOLDEN AGE of islam AMA the best way in governance. NO sxb
khalifate after CALI BIN ABU DAALIB.
waxaa yimid nin la yiraah MUCAAWIYA BINU ABU SUFYAAAN.
mucaawiya waxaa ka dhaxley wiilkiisa yaziiid binu mucaawiya wuxuuna ahaaa XUKUN dhaxaltooyo ah oo dictaitorship ah sida KIM IL JOUNG ama BOQORTOOYada sacuudiga.
mucaawiya wiilkiisa YAZIID WUXUU diley nabiga wiilashii uu ahaa abkoowga WAA XASAN AND XUSEEN. wuxuuna u diley inaysan XUKUNKA KU QABSAN. A WARLORD YAZIIID BINU MUWAACIYA.
halkaas waxaa ka bilaawdey umayadiiin DYNASTY. DHAXALTOOYO. in khaliifka uu ka dhaxlo wiilkiisa ciyaal maamaha ah.
ka dib khaliifadii umayadiin waxaa yimid CABAASIYIIN. iyagana dhaxaltooyo.
ka dib midii ugu danbeeysay USMAANIYIIIN. IYAGANA DHAXALTOOYO.
ok waqtigaaas KHALIIFATES nolosha sidee ayey aheeyd.
suuqyada waaweeyn ee BAQDAAD AND ISTANBUUUL IYO CARABAHA oo dhan BLACK PEOPLE even CHILDREN suuqyada ayaa lagu iibin jirey as A SLAVES. ILAAH KU SHUKRI YOUR BLACK ASS INAYSAN NOOLEEYN WAQTIGAAAS KHALIFATE. suuqa ayaa laguugu iibin lahaaaa.
marka KHALIFATE WAXAY AHEEYD XUKUN dhaxaltooyo ahaaa oo AAD U XUMAAA. islaaamna wax ka galay ma laheeyn.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 137 Replies
- 14485 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 9 Replies
- 1188 Views
-
Last post by sahal80
-
- 3 Replies
- 368 Views
-
Last post by Abdi_westldn
-
- 20 Replies
- 1384 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 0 Replies
- 345 Views
-
Last post by new-york23
-
- 1 Replies
- 351 Views
-
Last post by Camel_herder
-
- 4 Replies
- 460 Views
-
Last post by KUN-DILE
-
- 0 Replies
- 216 Views
-
Last post by Mujaheedah-fee-Sabi'lilah
-
- 5 Replies
- 642 Views
-
Last post by TheMightyNomad
-
- 15 Replies
- 1136 Views
-
Last post by COOL-MAN