Waxaa Labadii maalmood ee u danbeysey na soo gaadhayey warar sheegaya,in xoogaga Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadenya ee ONLF,ay si xawli ah usu soo abaabuleen kuna soo siqeen magaalooyinka waaweyn,iyagoo xoog u hubeysan.
Dadka qaar jooga magaalada Jig-jiga,ayaa sheegaya in ciidamo cusub oo tababarkii u soo dhamaadey ay yihiin,kuwii horena ay ku sii dhawaadeen aaga galbeedka(Harar,Diredawa) waxayna si xoog leh usu garabsanayaan xoogaga Oromada ah,waxaa jidadka kusoo batey sidii awal hore la arki jirey,baabuurta iyagoo baadhaya,magacyana weydiinaya,magacyadaas ayaa u badan kuwa la shaqeeya Tigreega.
Meelo aan awal hore lagu arki jirin ayaa lagu arkaa,qaar ayaa wararku sheegayaan in OLF ay doonayaan in hawal galo ka fuliyaan Addis-Abab,oo dagaalka hada loo soo raro magaalooyinka waaweyn,Jig-jiga ayaa laga yaabaa in maalmahan soo socda isbadel ka dhaco shacabku aad ayey u riyaaqsan yihiin magaalada,qaar aan wax ka weydiiyey,
war awal Qandaraas ayaan qaadan jirney iyo dhacdhac toona hada malaha halaqabsado wax kala socdana ma jiraan awey maamulkii Kililka la doortey safar ayey ka dhamaan la,ayihiin isaga iyo Cabdi ileey,sidani si ma,aha wax shaqeeya majiraan iyagaaba dadka duurka u diraya waa nin aan magaciisa sheegin oo wasiir ah.
Dufaan.Jig-Jiga
one of africa's longest wars could be coming to an end.
