Page 1 of 2
muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 10:20 am
by Diyeeshaha_Tolka
Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 10:23 am
by FAH1223
calanka bluga waa xaraan!!

Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 10:25 am
by admin
lol - nabad/kala danben waa xaran
FAH1223 wrote:calanka bluga waa xaraan!!

Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 10:26 am
by Diyeeshaha_Tolka
FAH1223 wrote:calanka bluga waa xaraan!!

alshabaab would not be happy to see these pics,,calanka buluuga allergic ayey ku yihiin
Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 10:44 am
by Kolombo
Isn't that Sh. Ahmed Daahir Aweys in the 2nd picture?
Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 10:47 am
by kambuli
Kolombo, quote " Isn't that Sh. Ahmed Daahir Aweys in the 2nd picture?"
he looks like Bacadle

Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 10:50 am
by Kolombo
kambuli,
I think we're talking about two different pictures.
I meant this one:

That's Ahmed Daahir Aweys, Hassan Daahir Aweys's brother.
Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 10:51 am
by SummerRain
Kolombo wrote:kambuli,
I think we're talking about two different pictures.
I meant this one:

That's Ahmed Daahir Aweys, Hassan's Daahir Aweys's brother.
You are correct. Islaanta wey wareersantahay ka qalay.

Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 10:56 am
by kambuli
Kolombo,
Thanks, never seen the brother of Ahmed Daahir before

Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 10:57 am
by sheekh-Farax-zero
FAH1223 wrote:calanka bluga waa xaraan!!

no, it's not
Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 11:26 am
by Diyeeshaha_Tolka
Kolombo wrote:Isn't that Sh. Ahmed Daahir Aweys in the 2nd picture?
yep it's him,,sheikha wuu dadaalayaa maalmahan,, indhocade meel ayuu saaray iyo dhalinyaradii ceyr waxa dhiman hassan daahir inuu meel saro asagana
Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 3:12 pm
by FAH1223
sheekh-Farax-zero wrote:FAH1223 wrote:calanka bluga waa xaraan!!

no, it's not
im just repeating this

Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 3:18 pm
by DR-YALAXOOW
muqdishu waa meel nabad ah alxamdulilaah laakiin nabadda mogadishu waxaa cadaw ku ah xisbiga la yiraaah XISBU SHEEYDAAN ee uu hogaamiyo al cawar ileeey dr cumar iimaan
dr cawar kooxdiisa XISBU SHEEYDAAN waxaan maqley inay isku diyaarinayaa weerar cusub oo ay ku qaadaan ciidanka dawlada. xisbu sheeydaan waxay rabaan inay qas abuuraan. kuna qasbaan ciidanka dawlada inay la dagaalamaan. ka dibna la yiraahdo dawladii waa fashilantey. xisbi sheeydaan hogaamiyaha hogaamiya ee hadda xabsiga ASMARA ku jira sheeydaan xasan daahir abees. waxaa amar siiyey gaalka weeyn AFAWERGE si uu mogadishu dagaaal uga abuuro, ka dibna ethiopianka ay ku laabtaan mogadishu.
xisbi sheeydaan iyo alkhaawriji shabaab waa dadka kaliya ee maanta hor taagan inay shacabka xamar nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan.
Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 3:22 pm
by Xamud.
Waa Dugaag Dadka Muqdisho joogo bila caqli wayo! WTF maxaa ka galay Ciidamada shiishey? ma dhib beey ku hayan?
Re: muqdishu iyo maanta
Posted: Thu Mar 05, 2009 3:24 pm
by The_Emperior5
Dr yalaxow gudhuyahow maxa nabbad ah ugandhees iyo burundees iyo iyo wixii aidska qabbay oo dhan ba xammar jooga maxa nabbad ah markaas
kii afka casa eeh sh sharif there is nothing he can do about it 36 wasiir bu so magacabaay iyo 500 barlamaan ah halku ku wadda ciidan ba ilaaliya
abu masnuur roobow iyo Axmed cabdi godane ogalaan mayaan inay bantu somaliya sii joogaan ugandhees iyo burundees garabka is hayaan marka maxaad yeelaysa . kii balaq balaq oo axmed diriye na dhunkanaye waan arkayee taasii xammer nabbad ka dhiigey meysoo