Page 1 of 1

Isaaq and Darood are related by blood

Posted: Sat Mar 07, 2009 6:48 pm
by Minneapolis Mayor
Abtirsi:
Shaykh Isaaq
Ahmad
Mahammad
Husayn
'Ali
Hamza
Ayub
Qasim
Yahya
Huseen
Muhammed
Musa
Yahya
Isa
'Ali
Muhammad
Hasan
Ja'far
Imam 'Ali (Abu al-Hasan)
Imam Muhammad (Abu Ja'far)
Imam 'Ali (Abu al-Hasan)
Imam Musa (Abu Ibrahim)
Imam Ja'far (Abu Abdullah)
Imam Muhammad (Abu Ja'far)
Imam 'Ali (Zayn al-Abidiin)
Imam Husayn
Imam Ali
'Imran (Abu Talib)
Shaiba ('Abd al-Muttalib)
'Amir Hashim
Abd Manaf
Qusai (Zaid)
Kilab
'Amir Murrah
Ka'b
Lu'ay
Ghalib
Fahr (Quraish)
Malik
an-Nadr (Qais)
Kinana
Khuzaimah
Amir Mudrikah
Ilyas
Mudhar
Nizar
Ma'ad
Adnan
Udad
Mugawwam
Salaman
'Aws
Buz
Qamwal
Ubayy
Haza
Bildas
Yidlaf
Tabakh
Jaham
Tahash
Makha
'Ayfa
'Abqar
Isma'il
'Ubayd
Hamdan
Sanbar
Yathribi
Yahzan
Yalhan
Ar'awa
'Ayfa
Dayshan
'Isar
Aqnad
Ayham
Muqsir
Nahath
Rizah
Shamma
Mizza
'Aws
'Arram
Qaydar
Isma'il
Ibrahim
Terih
Nahur
Serug
Ra'u
Falikh
'Aybar
Salah
Kenain
Arfakhshadh
Sam
??? (missing about 170 generations)
Nuux
Lamik
Mutwashlak
Akhnukh (Idris)
??? (missing about 380 generations)
Yard
??? (missing about 170 generations)
Mahlabil
??? (missing about 170 generations)
Qinan
??? (missing about 170 generations)
Anush
??? (missing about 170 generations)
Shiith
??? (missing about 4800 generations)
Aadan

Re: Everybody is related to everybody

Posted: Sat Mar 07, 2009 6:51 pm
by Minneapolis Mayor
Abtirsi:
Shaykh Abd al-Rahman (Darood)
Isma'il
Ibrahim
Abd al-Rahman
Muhammed
Abd al-Samad
Hanbal
Mahdi
Ahmed
Abd Allah
Muhammed
'Aqil (Abu Yazid)
'Imran (Abu Talib)
Shaiba ('Abd al-Muttalib)
'Amir Hashim
Abd Manaf
Qusai (Zaid)
Kilab
'Amir Murrah
Ka'b
Lu'ay
Ghalib
Fahr (Quraish)
Malik
an-Nadr (Qais)
Kinana
Khuzaimah
Amir Mudrikah
Ilyas
Mudhar
Nizar
Ma'ad
Adnan
Udad
Mugawwam
Salaman
'Aws
Buz
Qamwal
Ubayy
Haza
Bildas
Yidlaf
Tabakh
Jaham
Tahash
Makha
'Ayfa
'Abqar
Isma'il
'Ubayd
Hamdan
Sanbar
Yathribi
Yahzan
Yalhan
Ar'awa
'Ayfa
Dayshan
'Isar
Aqnad
Ayham
Muqsir
Nahath
Rizah
Shamma
Mizza
'Aws
'Arram
Qaydar
Isma'il
Ibrahim
Terih
Nahur
Serug
Ra'u
Falikh
'Aybar
Salah
Kenain
Arfakhshadh
Sam
??? (missing about 170 generations)
Nuux
Lamik
Mutwashlak
Akhnukh (Idris)
??? (missing about 380 generations)
Yard
??? (missing about 170 generations)
Mahlabil
??? (missing about 170 generations)
Qinan
??? (missing about 170 generations)
Anush
??? (missing about 170 generations)
Shiith
??? (missing about 4800 generations)
Aadan
Shaykh Abd al-Rahman (Darood) Isma'il Ibrahim al-Caarif bi-Allah
Died: c.1000 buried in Haylaan



Father: Isma'il Ibrahim Abd al-Rahman
Children:
Maxamed (Kablalax) from Doombira Dangalo Aji
Ciise (Iskubah) from Doombira Dangalo Aji
Yuusuf (Awrtable) from Doombira Dangalo Aji
Xuseen (Tanade) from Doombira Dangalo Aji
Axmed (Sade) from Doombira Dangalo Aji

Website © James Dahl 2009


Re: Isaaq and Darood are related by blood

Posted: Sat Mar 07, 2009 7:06 pm
by The_Emperior5
No we are not related to that scum
Ismacil iebrahien al jabarti that is buired in zabiid yemen is the one who converted these oromos into islam he died in 1404 aun. the sufi saint but that is his abtirsi laakin qollada oromada eeh somaliya daggan shaqo kuma laha...

Re: Isaaq and Darood are related by blood

Posted: Sat Mar 07, 2009 7:21 pm
by eyes-only
I find all this abtiris sh!t hilarious

Re: Isaaq and Darood are related by blood

Posted: Sat Mar 07, 2009 8:33 pm
by Afraa*
are you the thread that ties them together? That abtiris needs more research :down:

Re: Isaaq and Darood are related by blood

Posted: Sat Mar 07, 2009 11:41 pm
by James Dahl
Assuming that their lineages are true then yes, Darood and Isaaq are distantly related to one another.
Even barring that though, EVERYONE is distantly related to everyone else at some point.

Re: Isaaq and Darood are related by blood

Posted: Sun Mar 08, 2009 2:01 am
by Abdihaliim
Haddii aan ku sheegijirnay, odayaashii abtirsigaan nasoo gaarsiiyay, jaahilnimo, hadda waxaa noofuran, in aan si cilmiyeysan, u ogaano, meesha aan kasoo farcanay. Ma aha in aan quraafaadkii ( Superstition), dabada sii heysanaa!

Dadka D**''*** ku abtirsada, waxaa laga helaa, dad ah haplogroup E1b1b1* E-m35*. Waa aabihii inta hoos ku qoran ay kaso farcameen.
- Subclades of E1b1b1 (E-M35) Odaygaan oo ah abkowga (E-V32), waxaa ku abtirsada 16% ka tirsan somalida. Waxaa ku jira dad beesha D***** ka tirsan.
-.1 E1b1b1a (E-M78); formerly E3b1a
-.1.1 E1b1b1a1 (E-V12) waxaa ku abtirsada 16% ka tirsan somalida
-.1.1.1 E1b1b1a1a
-.1.1.2 E1b1b1a1b (E-V32) wiilkan, waxa ku abtirsada, 47% ka tirsan ummadda somaaliyeed
-.1.2 E1b1b1a2 (E-V13)
-.1.3 E1b1b1a3 (E-V22) waxaa ku abtirsada ilaa 5% ka tirsan somalida
-.1.4 E1b1b1a4 (E-V65)
-.1.5 E1b1b1a5 (E-VM521)
-.2 E1b1b1b (E-M81); formerly E3b1b, E3b2 waxaa ku abtirsada ilaa 2% oo ka tirsan somalida
-.3 E1b1b1c (E-M123); formerly E3b1c, E3b3 waxaa ku abtirsada ilaa 1,5% ka tirsan somalida
-.4 E1b1b1d (E-M281)
-.5 E1b1b1e (E-V6)
-.6 E1b1b1f (E-P72)
-.7 E1b1b1g (E-M293) -

Ma aqaan, waxa qof isaga oo madax ah, uu uga doorto in uu mijo (majo) noqdo. Waan ognahay, dadka madow, sida ay yihiin marka ay ku nool yihiin wadanka Yemen!
Louis Farrakhan oo dadka madow ee America guubaabinaaya ayaa waxa uu yiri "intii aad walaalkaa madow gacanta qabsan laheyd, baad cadawgaaga cad, gacanta qabsaneysaa".

Re: Isaaq and Darood are related by blood

Posted: Sun Mar 08, 2009 4:02 am
by James Dahl
A comprehensive genetic study of Somali men has not been undertaken, and the studies that have been undertaken have had such small sample sizes that the conclusions should not be considered proof of anything, really. It would be very interesting to see the results of a comprehensive survey of clans though.

Re: Isaaq and Darood are related by blood

Posted: Mon Mar 09, 2009 11:03 am
by Ina Baxar
War bal kan abdihalim la baxay daya :lol:
Anagii buu ina leeyahay , waxay awoowayaashin idin sheegen baa been ah , laakin Luis Farakan baa yidhi "blablabla"
Gudhu fooqal gudhu !!

Re: Isaaq and Darood are related by blood

Posted: Mon Mar 09, 2009 1:27 pm
by Abdihaliim
Hmmmmm, very interesting! wiilkuu uu dhalay Baxar!.
FTdna waxaad u dirtaa calyadaada, maxsuulka kasoo baxo, bal eeg!. Haddii hadalkii awoowayaashaa uu run noqdo???????

Re: Isaaq and Darood are related by blood

Posted: Mon Mar 09, 2009 2:33 pm
by Ina Baxar
War niyow bal waxaad ku hadlayso eeg .
Anigii baad i tidhi , lacag 400 oo $ ah bixi, ood deetana i leedahay niman miskiinka aan "heritage"-kiisa aan ogayn ka baayacmushtara ha ku sheego waxaad tahay .
Anigu nin la soo xaday ma ihi , hooyadeyna garac ma dhalin , adeer iga la tag wareerka intaanan ku caayin !!