Cigaal Shidaad oo qurigiisa iska jooga iskana bashaalaya shaahna iska cabaya Waxaa hortiisa ku ciyaarayay wiil yar 2 sano jir ah oo uu dhalay. Wiilkii baa farxad daradeed kusoo cararay aabihiis. Cigaal markuu arkay wiilkii oo soo guurguuranaya intuu qeyliyay xaaskiisana ku yiri naa ragga la iskuma sii daayee wiilka iga ninka iga qabo!
Goor lagu jiro xaalad colaad ayaa cigaal loo sheegay in niman doonayaan. Markaasuu intuu gurigii yimid xaaskiisii waydiiyey in wax rag ah raadinaayeen. Xaaskiisii waxay tiri nimanbaa kuu yimid oo aanan garaneynin. Markiiba cabsi iyo shaki ayaa ku biloowday cigaal. Wuxuu xaaskiisii ku yidhi buste i saar dushana caano dhanaan kaga shub si duqsigu uu ugu bato, oo haday ragii soo laabtaan oo ikaa waydiiyaan waxaad ku tiraahdaa waa dhintay. Qadaryar dabadeed ayaa niman yimaadeen, waxay waydiiyeen xaaskii in cigaal joogo, waxay tiri cigaal waa dhintey, waxay yiraahdeen goorma ayuu dhintey cigaal, kadibna way yara aamustay, (ileen cigaal waqtigaa ku dheh muu ku orane) inteysan u jawaabinba cigaal ayaa soo booday oo yiri "naa shalay dheh, shalaan dhintey dheh"
Sheekooyinkii Cigaal Shidaad!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
- Kramer
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4342
- Joined: Sun Apr 03, 2005 12:45 pm
- Location: At Cawar's house, watching TV while Ina Baxar is practicing nursing on Cawar!
- Contact:
Re: Sheekooyinkii Cigaal Shidaad!!
good stories!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 1892 Views
-
Last post by somaliscarface
-
- 2 Replies
- 1898 Views
-
Last post by somaliscarface
-
- 4 Replies
- 1639 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 0 Replies
- 1229 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 4 Replies
- 1815 Views
-
Last post by Based
-
- 1 Replies
- 1386 Views
-
Last post by EvolSyawla
-
- 4 Replies
- 1542 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 34 Replies
- 5178 Views
-
Last post by Lamagoodle
-
- 2 Replies
- 17836 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 0 Replies
- 16940 Views
-
Last post by IRONm@N
