Page 1 of 2
Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Sun Mar 08, 2009 11:43 am
by Bicir100
puntlands private section is a child play. Sida dumarka baa qabiilada somaliyeed lugu xantaa. Anagu hadaanu Farax shirwac nahay waanu kasoo horjeedna dhaqanxumada somalinet dadka qaarkood ay magaca puntland iyo sharafta majeerteen meel uga dhacayaan.
Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Sun Mar 08, 2009 11:49 am
by gemini07
The most obvious Shegato on Somalinet ,Bar none.
Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Sun Mar 08, 2009 11:49 am
by Unclebin-
Bicir100 wrote:puntlands private section is a child play. Sida dumarka baa qabiilada somaliyeed lugu xantaa. Anagu hadaanu Farax shirwac nahay waanu kasoo horjeedna dhaqanxumada somalinet dadka qaarkood ay magaca puntland iyo sharafta majeerteen meel uga dhacayaan.

Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Sun Mar 08, 2009 11:55 am
by Bicir100
gemini07 wrote:The most obvious Shegato on Somalinet ,Bar none.
Cajiib reer bicidyahaan oromo ah ee C/laahi ysuf qarameeyey baa maanta dadka sheegato ku sheegaya. ONly in s.Net walaahi. Gemini awoowe walaahi anigu majeerteen iyo farax shirwac, farax shirwac baa igala weyn. Dadka laangaabyada ah baa intaas majeerteen ku calaacala.
Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Sun Mar 08, 2009 11:57 am
by Solna_
Horta farrax shirwacaan yaa waaye maalmahaan maqalkiisa igu batay
Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Sun Mar 08, 2009 3:15 pm
by Advo
Bicir100 wrote:gemini07 wrote:The most obvious Shegato on Somalinet ,Bar none.
Cajiib reer bicidyahaan oromo ah ee C/laahi ysuf qarameeyey baa maanta dadka sheegato ku sheegaya. ONly in s.Net walaahi. Gemini awoowe walaahi anigu majeerteen iyo farax shirwac, farax shirwac baa igala weyn. Dadka laangaabyada ah baa intaas majeerteen ku calaacala.

Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Sun Mar 08, 2009 6:33 pm
by Ureysoo
Bicir Misa Baciir = Lax in Arabic Weeye Magacago?....
Oo Adiguna Inte Naga So Salaamtay?. Abtirso Bal Aan Aragno Waxaad Isku Heeysid!!!. Teda Kale, Ma Adiga Ba Private-Section-ka Aad Wax Ka Sheegeysid Aragtay, Sidaad Wax Aga Sheegtid?. Sheekada Dumareed "Anigu Access-ka Ba Lii Diiday Marka Waan Idiin Cayna", Baad La Timide, Dhiib Dhiibeyso Xaga Dabada Ha Laga Maree, Hadaad Invitation Dooneyso, Baaqad Yahay....
Puntland Iyo Majeertinimo Cid Aad Ka Xigtid Ba Iska Yareey, Calacaalka Iyo Hinaasta Meel Kale La Tag, Yaan Sabaaxad Gafuurka Xunka Kaaga Qaadine.
Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Sun Mar 08, 2009 6:41 pm
by snoop12
Bicir100 wrote:gemini07 wrote:The most obvious Shegato on Somalinet ,Bar none.
Cajiib reer bicidyahaan oromo ah ee C/laahi ysuf qarameeyey baa maanta dadka sheegato ku sheegaya. ONly in s.Net walaahi. Gemini awoowe walaahi anigu majeerteen iyo farax shirwac, farax shirwac baa igala weyn. Dadka laangaabyada ah baa intaas majeerteen ku calaacala.
Bicir100 runtii, how can your majertenimo be questioned by Yahans, they kool and all but they dont run things in Majertenia do they?
Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Tue Mar 10, 2009 4:00 pm
by Mzbeautifull
the joke of the season .. war shut it

Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Tue Mar 10, 2009 4:31 pm
by sadeboi
Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Tue Mar 10, 2009 4:33 pm
by snoop12

sadeboi why do you have a T-shirt when i got nothing but a cap

Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Tue Mar 10, 2009 4:34 pm
by sadeboi
Because I'm SADE

Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Tue Mar 10, 2009 4:44 pm
by RebelLion1
Is it me, or do the ilkayars post here more than regular puntland members? i think these guys are here looking for tips on how to build a state/maamul. Just ask, you bleeding gum reer baadiyes.
Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Tue Mar 10, 2009 8:12 pm
by dynamic
i got much love for puntland so i read this section more then i do gedo ( its dead now anyway only snoop posts ther

)
apart from 1 or 2 supremesists this section is good
Re: Puntlands private section=ciyaal fowqul ciyaal
Posted: Tue Mar 10, 2009 9:51 pm
by Unclebin-
RebelLion1 wrote:Is it me, or do the ilkayars post here more than regular puntland members? i think these guys are here looking for tips on how to build a state/maamul. Just ask, you bleeding gum reer baadiyes.
They are here for isku dir. thats what they are here for.