Page 1 of 1

Mudug ninkeedii ba yimid

Posted: Sun Mar 08, 2009 12:23 pm
by Bicir100
Waa cajiib habargidir iney mudug sheegato Cumar maxamuud oo jooga. Waryaada mudug tariikhda ilaa keenadiid ilaa maanta waxaa ka arimin jirey CUmar maxamuud. Ma markii abgaal xamar idinka soo ceyrshey baad mudug hungiri idinka galay. ANyways shacab fiican baad noqoneysaan howsha aan idiin dirno hadaad kasoo bixi waysaan sidii keenadiid baa tiirka la idin gayn