Xoogaga inta badan degmooyinka gobolka Gedo gacanta ku hayo ayaa taageero badan u muujiyey shirka arrimaha beesha Sade looga hadlayo ee la filayo in dhawaan uu ka furmo magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, kuwaasoo sheegay in ay so weyn u taagaeersan yihiin shirkaas.
Barre Maxamed faarax (Qooje) oo kamid ah saraakiisha Islaamiyiinta gobolka Gedo oo shalay ka hadlayey kulan ballaaran oo isaga iyo xubno kale ay la yeesheen wakiilka Ugaaska beesha Sade ee deegaanada Daawo ayaa ka sheegay kulankaas in ay si weyn oo hagar la'aaneed u taageersan yihiin shirka qaban-qaabadiisa laga wado garbahaarey.
Barre Qooje waxaa uu xusay in wax kasta oo ay awoodaan ay shirkaas ku saacidi doonaan, isagoo dadka ka qeybagalayo ku baraarujiyey in hirgalinta Shareecada Islaamka ay dhaqan galiyaan, dadkana ay u horseedaan.
Waa markii ugu horeysay oo xoogaga gobolkan Gedo maamula badankiis ay taageeradan u fidiyaan shirka ammuuraha beesha Sade ajandihiisu yahay ee ka dhacayo magaalada Garbahaarey.
Maxamed Qani Xuseen
Beledxaawo/Gedo.
Sh.Barre Qooje calls for everyone to attend shir!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Sh.Barre Qooje calls for everyone to attend shir!
Qabanqaabada Shirweynaha Gobalka Gedo Oo Ka Socda Magaalada B/Xaawo
Mar 08,2009
by B/Xaawo-Gedo-News
Qaban qaabada shirkii uu ku baaqay Ugaas Cumar Ugaas Xirsi ayaa si xoowli ah uga bilaabatay magaalada B/xaawo iyadoo hogaamiye dhaqameedyo ay ka mid yihiin Nabdoon Maxamed Xaadle uu bilaabay kulano uu la yeelana dhammaan duqoowda iyo wax garadka beesha.
Nabdoonka ayaa qabanqaabada waxaa ku wahilaya Barre Qooje oo ka mid ah saraakiisha ka arrimiya magaalada Baardheere oo isna dhawaan soogaaray magaaladaan B/xaawo,iyadoo uu ugu baaqay dhamaan shaqsiyaadka iyo ururudada bulsha ee aan laga maarmin dal iyo dibadba inay ka soo qayb galaan.
Shirkaan ayaa la filayaa inay ka soo qayb galayaan dhamaan siyaasiyiinta beesha Sade sida xildhibaanada madaxda ,ururo diimeedka, aqoonyahanada,waxgaradka iyo ganacsatada.
Shirkaan ayaa looga hadli doonaa sidii ay beesha sade isku duubnaa lahayd loona midayn lahaa siyaasiyiinta iyo ururada diimeedka iydoo beesha aan laga qayb galin dowladii lagu soo dhisay dalka Jabuuti carao wayna laga muujiyay.
Gedo-News-B/Xaawo

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Sh.Barre Qooje calls for everyone to attend shir!
^^ what the fock. when did qooje become sheikh?
i follow sheikh Hirale and sheikh Ahmed Warsame
i follow sheikh Hirale and sheikh Ahmed Warsame
Re: Sh.Barre Qooje calls for everyone to attend shir!
Seriously you're a retard...stop replying to me.
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Sh.Barre Qooje calls for everyone to attend shir!
i'm a retard for following halyeeyada mr? i know Qooje U dumb fock. he's my abti and he's no sheikh
Rer Ba'ayeste need to take my advice. follow Rer Koshin instead of digil and xurufle
Rer Ba'ayeste need to take my advice. follow Rer Koshin instead of digil and xurufle
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
Re: Sh.Barre Qooje calls for everyone to attend shir!
Cool
Qooje isn't as bad as the rest. Unfortunately he has no say in the affairs of Shabaab outside of Gedo. Waana iska warqabnaa.
Qooje isn't as bad as the rest. Unfortunately he has no say in the affairs of Shabaab outside of Gedo. Waana iska warqabnaa.
- BaasAbuur
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2868
- Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
- Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.
Re: Sh.Barre Qooje calls for everyone to attend shir!
Wasn't Xarawo his first cousin? I can't believe dude is a member of al Shabaab when his ina habreed got beheaded savagely by these aimless crazy fockers.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 497 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 207 Views
-
Last post by A.A.GULLEID
-
- 9 Replies
- 993 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 424 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 9 Replies
- 520 Views
-
Last post by Archerr
-
- 35 Replies
- 1931 Views
-
Last post by original dervish
-
- 11 Replies
- 506 Views
-
Last post by Nabeela
-
- 10 Replies
- 490 Views
-
Last post by kambuli
-
- 24 Replies
- 1197 Views
-
Last post by AbdiJohnson