Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Nayroobi: Wasiirada Difaaca ee Wadamada Bariga Africa oo ku shiray Magaalada Nayroobi.
9. marts 2009
APL
Tool
Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email
Print This Article | Daabaco warkaan
Nayroobi(AllPuntland)- Wasiirada Gaashaandhiga ee dalalka kuyaala Bariga Africa ayaa wada hadalo ay uga furmeen Magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana Ujeedada wada hadaladan ay yihiin sidii ay Dalalkaasi usameyn-san lahaayeen Iskaashaan Buursi dhanka ciidamada ah.
Wasiirada Gaashaandhiga ayaa kulankooda, waxa ay uga arinsan doonaan xaalada amaanka ee dalalkooda, ayadoo lasoo qaadi doono sidii loo taageeri lahaa dalka Soomaaliya oo ay dagaalo baabiyeen mudo ka badan 18 sanno oo uusan ka jirin Sharci & Kala dambeyn.
Madaxweyne kuxigeenka Kenya Kalonzo Musyoka ka hadlay amaanka dalalka Bariga Africa, wuxuuna ugu baaqay Wasiiradan in ay ka tashadaan Aayaha dalalka Bariga, wuxuuna sidoo kale tibaaxay in ay isku xiran yihiin danaha dalalka Bariga Africa oo dhan.
Musyoka ayaa ugu baaqay Wasiirada jooga kulanka in ay taageeraan sidii dib habeyn balaaran loogu sameyn lahaa ciidamadii dalka Soomaaliya, oo uu sheegay in ay kala tageen markaasna dalka Soomaaliya loo gaarsiin lahaa Nabad wanaagsan, isagoo ugu baaqay Soomaalidana in ay isku tashadaan oo ay eegaan xaalada ay ku sugan yihiin.
Labada maalmood ee nagu soo fool leh ayuu shirkan ka sii socon doonaa Magaalada Nayroobi, waxaana Soomaaliya uga qeybgalaya Wasiirka Gaashaandhiga ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Prof. Gaandi.
Arimaha ugu muhiimsan ee ay maanta ka doodeen Wasiirada Gaashaandhiga Bariga Africa ayaa ahaa, sidii ay dalalka Bariga Africa usameysan lahaayeen ciidamo u gaar ah oo leh Hal Taliye, isla markaasna Xarun ka dhigta meeshii ay isku raacaan Wadamada ku haboobay IGAD.
Ciidamadaasi ayaa laysku raacay in loogu magac daro (African Stand by Force (ASF), waxaana laga kala keeni doona ciidamada ka mid noqonaya ciidamadaasi dalalka Uganda, Tanzania, Kenya, Comoros, Djibouti, Burundi, Sudan, Somalia & Rwanda, sida ay isku raaceen Wasiiradaasi.
F. C. Geylan
AllPuntlan

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
Wasn't there at one time a trio of OG Defence Minister. kenya, somalia, ethiopia?
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
Back in late eightiesUnclebin- wrote:Wasn't there at one time a trio of OG Defence Minister. kenya, somalia, ethiopia?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
wallahi if this topics stays for more the 3 min will start posting lot of Qabiil news....
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
liqaaye jeberti topics wala ogalyahay anigu xata waxan ka baqa inan somaliland topic ku soo qorro so i wrote down womansday in my country

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
LiQaaye_TDH wrote:wallahi if this topics stays for more the 3 min will start posting lot of Qabiil news....

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
Bro what makes this topic qabiil, I am just reporting well reported newsLiQaaye_TDH wrote:wallahi if this topics stays for more the 3 min will start posting lot of Qabiil news....
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
The_Emperior5 wrote:liqaaye jeberti topics wala ogalyahay anigu xata waxan ka baqa inan somaliland topic ku soo qorro so i wrote down womansday in my country![]()

but the funny thing is every mod is a Darood nutter, i guess Screw have become a Qabilisti now, Berrigi hore waan isko Hayay, laakin Hadda Qabiil ayo ku Ilbaxay....
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
KUUSH wrote:Bro what makes this topic qabiil, I am just reporting well reported newsLiQaaye_TDH wrote:wallahi if this topics stays for more the 3 min will start posting lot of Qabiil news....
You could have put it: 2 out of five East african Defence ministers are somalis instead of Ogaaden

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
How can you explain 97% of the mods to be from one clan?? that is really pure tribalism walee.LiQaaye_TDH wrote:The_Emperior5 wrote:liqaaye jeberti topics wala ogalyahay anigu xata waxan ka baqa inan somaliland topic ku soo qorro so i wrote down womansday in my country![]()
![]()
![]()
but the funny thing is every mod is a Darood nutter, i guess Screw have become a Qabilisti now, Berrigi hore waan isko Hayay, laakin Hadda Qabiil ayo ku Ilbaxay....
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
My bad.LiQaaye_TDH wrote:KUUSH wrote:Bro what makes this topic qabiil, I am just reporting well reported newsLiQaaye_TDH wrote:wallahi if this topics stays for more the 3 min will start posting lot of Qabiil news....
You could have put it: 2 out of five East african Defence ministers are somalis instead of Ogaadenbello
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
haa wa iska cadahayLiQaaye_TDH wrote:The_Emperior5 wrote:liqaaye jeberti topics wala ogalyahay anigu xata waxan ka baqa inan somaliland topic ku soo qorro so i wrote down womansday in my country![]()
![]()
![]()
but the funny thing is every mod is a Darood nutter, i guess Screw have become a Qabilisti now, Berrigi hore waan isko Hayay, laakin Hadda Qabiil ayo ku Ilbaxay....

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
sorry Kuush wallahi it was a JOke.....i didnt think they were gonna move it tha quik...
-
- SomaliNetizen
- Posts: 518
- Joined: Tue Jan 13, 2009 12:42 am
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
ogaden will define the future of the horn

- Munique05
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2746
- Joined: Fri Jul 11, 2008 12:57 pm
- Location: mininka Hooyada drinkin qaxwo
Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs
ahmed_gurey wrote:ogaden will define the future of the horn![]()
![]()
CO-SIGN

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 3739 Views
-
Last post by Batwing
-
- 1 Replies
- 2406 Views
-
Last post by Mckuus
-
- 25 Replies
- 1841 Views
-
Last post by TheMightyNomad
-
- 24 Replies
- 5371 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 11 Replies
- 2090 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 6 Replies
- 2178 Views
-
Last post by Kramer
-
- 64 Replies
- 8236 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 17 Replies
- 3255 Views
-
Last post by Aliyah99
-
- 4 Replies
- 1246 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 19 Replies
- 2081 Views
-
Last post by MAD MAC