Page 1 of 2

Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 3:50 pm
by KUUSH
Nayroobi: Wasiirada Difaaca ee Wadamada Bariga Africa oo ku shiray Magaalada Nayroobi.
9. marts 2009

APL


Tool

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu dir Email

Print This Article | Daabaco warkaan
Nayroobi(AllPuntland)- Wasiirada Gaashaandhiga ee dalalka kuyaala Bariga Africa ayaa wada hadalo ay uga furmeen Magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana Ujeedada wada hadaladan ay yihiin sidii ay Dalalkaasi usameyn-san lahaayeen Iskaashaan Buursi dhanka ciidamada ah.

Wasiirada Gaashaandhiga ayaa kulankooda, waxa ay uga arinsan doonaan xaalada amaanka ee dalalkooda, ayadoo lasoo qaadi doono sidii loo taageeri lahaa dalka Soomaaliya oo ay dagaalo baabiyeen mudo ka badan 18 sanno oo uusan ka jirin Sharci & Kala dambeyn.

Madaxweyne kuxigeenka Kenya Kalonzo Musyoka ka hadlay amaanka dalalka Bariga Africa, wuxuuna ugu baaqay Wasiiradan in ay ka tashadaan Aayaha dalalka Bariga, wuxuuna sidoo kale tibaaxay in ay isku xiran yihiin danaha dalalka Bariga Africa oo dhan.

Musyoka ayaa ugu baaqay Wasiirada jooga kulanka in ay taageeraan sidii dib habeyn balaaran loogu sameyn lahaa ciidamadii dalka Soomaaliya, oo uu sheegay in ay kala tageen markaasna dalka Soomaaliya loo gaarsiin lahaa Nabad wanaagsan, isagoo ugu baaqay Soomaalidana in ay isku tashadaan oo ay eegaan xaalada ay ku sugan yihiin.

Labada maalmood ee nagu soo fool leh ayuu shirkan ka sii socon doonaa Magaalada Nayroobi, waxaana Soomaaliya uga qeybgalaya Wasiirka Gaashaandhiga ee dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Prof. Gaandi.

Arimaha ugu muhiimsan ee ay maanta ka doodeen Wasiirada Gaashaandhiga Bariga Africa ayaa ahaa, sidii ay dalalka Bariga Africa usameysan lahaayeen ciidamo u gaar ah oo leh Hal Taliye, isla markaasna Xarun ka dhigta meeshii ay isku raacaan Wadamada ku haboobay IGAD.

Ciidamadaasi ayaa laysku raacay in loogu magac daro (African Stand by Force (ASF), waxaana laga kala keeni doona ciidamada ka mid noqonaya ciidamadaasi dalalka Uganda, Tanzania, Kenya, Comoros, Djibouti, Burundi, Sudan, Somalia & Rwanda, sida ay isku raaceen Wasiiradaasi.

F. C. Geylan
AllPuntlan

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 3:52 pm
by Unclebin-
Wasn't there at one time a trio of OG Defence Minister. kenya, somalia, ethiopia?

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 3:54 pm
by KUUSH
Unclebin- wrote:Wasn't there at one time a trio of OG Defence Minister. kenya, somalia, ethiopia?
Back in late eighties

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 3:54 pm
by LiQaaye_TDH
wallahi if this topics stays for more the 3 min will start posting lot of Qabiil news....

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 3:55 pm
by The_Emperior5
liqaaye jeberti topics wala ogalyahay anigu xata waxan ka baqa inan somaliland topic ku soo qorro so i wrote down womansday in my country :lol: :lol:

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 3:56 pm
by Cali_Gaab
LiQaaye_TDH wrote:wallahi if this topics stays for more the 3 min will start posting lot of Qabiil news....

:lol: :lol: :lol:

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 3:56 pm
by KUUSH
LiQaaye_TDH wrote:wallahi if this topics stays for more the 3 min will start posting lot of Qabiil news....
Bro what makes this topic qabiil, I am just reporting well reported news

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 3:58 pm
by LiQaaye_TDH
The_Emperior5 wrote:liqaaye jeberti topics wala ogalyahay anigu xata waxan ka baqa inan somaliland topic ku soo qorro so i wrote down womansday in my country :lol: :lol:
:lol: :lol:


but the funny thing is every mod is a Darood nutter, i guess Screw have become a Qabilisti now, Berrigi hore waan isko Hayay, laakin Hadda Qabiil ayo ku Ilbaxay....

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 4:00 pm
by LiQaaye_TDH
KUUSH wrote:
LiQaaye_TDH wrote:wallahi if this topics stays for more the 3 min will start posting lot of Qabiil news....
Bro what makes this topic qabiil, I am just reporting well reported news

You could have put it: 2 out of five East african Defence ministers are somalis instead of Ogaaden :lol: bello

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 4:01 pm
by Addoow
LiQaaye_TDH wrote:
The_Emperior5 wrote:liqaaye jeberti topics wala ogalyahay anigu xata waxan ka baqa inan somaliland topic ku soo qorro so i wrote down womansday in my country :lol: :lol:
:lol: :lol:


but the funny thing is every mod is a Darood nutter, i guess Screw have become a Qabilisti now, Berrigi hore waan isko Hayay, laakin Hadda Qabiil ayo ku Ilbaxay....
How can you explain 97% of the mods to be from one clan?? that is really pure tribalism walee.

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 4:02 pm
by KUUSH
LiQaaye_TDH wrote:
KUUSH wrote:
LiQaaye_TDH wrote:wallahi if this topics stays for more the 3 min will start posting lot of Qabiil news....
Bro what makes this topic qabiil, I am just reporting well reported news

You could have put it: 2 out of five East african Defence ministers are somalis instead of Ogaaden :lol: bello
My bad.

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 4:09 pm
by The_Emperior5
LiQaaye_TDH wrote:
The_Emperior5 wrote:liqaaye jeberti topics wala ogalyahay anigu xata waxan ka baqa inan somaliland topic ku soo qorro so i wrote down womansday in my country :lol: :lol:
:lol: :lol:


but the funny thing is every mod is a Darood nutter, i guess Screw have become a Qabilisti now, Berrigi hore waan isko Hayay, laakin Hadda Qabiil ayo ku Ilbaxay....
haa wa iska cadahay :lol: :lol: :lol: laakin dhag loooma dhigo

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Mon Mar 09, 2009 4:10 pm
by LiQaaye_TDH
sorry Kuush wallahi it was a JOke.....i didnt think they were gonna move it tha quik...

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Tue Mar 10, 2009 4:10 am
by ahmed_gurey
ogaden will define the future of the horn 8-) :up:

Re: Two out of Five east africa defence ministers are OGs

Posted: Wed Mar 11, 2009 9:57 pm
by Munique05
ahmed_gurey wrote:ogaden will define the future of the horn 8-) :up:

CO-SIGN 8-) 8-) 8-)