Somaliland frees INDHA-BUUR cause he is a Geesi WTF?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Somaliland frees INDHA-BUUR cause he is a Geesi WTF?

Post by Executive »

The should have locked him up in Mandheera for good just like they do to elders and wadaads who speak against Riyaale and SL
From kicking out Puntland from Las Anod and being part of Somaliland's government, to becoming MP of Sheikh Shariifs government :lol: :lol:




(Indhabuur), Xildhibaan ka tirsan dawladda Sheekh Shariif ayaa ka Duulay Hargeysa Isbuuc la soo dhaf

Warkii 10-Mar-2009 iyo Qormadii: Cali .M.Warsme
Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay Mudane Maxamed Maxamud Faarax (Indhabuur),in isagoo ah muwaadin reerSomalilandah, misna ahaan jiray badhasaab kuxigeenka gobalka Sool,in uu Masuulkani isagoon wax xilwareejin ah samayn Xilkii uu, uhayey Somaliland, in uu ku Biiray Baarlamaanka dawladda Sheekh Shariif, markaas oo uu fasax ka qaatay dawladda Somaliland ee u xilka ka hayey Gudoomiye ku xegeenimada G/Sool

Mr. Maxamed Maxamud Faarax (Indhabuur) ayaa,26-kii Bishii Febarwari ee la soo dhaafay wuxuu ka soo duulay Dalka Jabuuti isagoo ka mid ahaa 40ka mid ah Baarlamanka Dawlada Sheikh Shiriif ee dhawaan lagu soo dhisay Magaalada Jabuuti,Mr. Maxamed Maxamud Faarax (Indhabuur) ayaa loo diday in uu ka soo dego Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso, Garoonkas Diyaaradaha oo uu ka Arimiyo Mamulka (SSDF), ayaa Ogalaaday 39ka mid ah Baarlamanka Sheikh Shiriif in uu ka soo Dego Garoonka Diyaaradaha magaalada Boosaaso Balse (indhabuur) uu diiday in uu ka soo dego Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso ee mamulka SSDF,

Mr.Maxamed Maxamud Faarax (Indhabuur), wuxuu dib ula soo labtay Daallo Airlane oo iyadu xiligaas Duulisteedu ku ekayd Magaalada Hargeysa, waxay ciidamada ammaanka Somaliland (Indhabuur) uu sheegeen in uusan dhaafi karin Airportka Magaalada Hargeysa, Maadama uu hadeer ka tirsanyahay Dawlada Sheikh Shirif ee Somalia oo aysan jiriin wax Ogeysiis ah ama Fiise ah iyo isagoo ah Muwaadin uu dhashay Somaliland ahna jireyna Gudoomiye ku Xegeenka G/Sool oo usan si sharci ah ku wareejin Xilkaas, Sida darteed waxay ciidamada ammaanka Somaliland waxay sadex cisho ku hayeen indhabuur Hotel ku yaala Airportka Hargeysa Sadexda Cisho oo Baadhitan ku Socday Mr.Maxamed Maxamud Faarax (Indhabuur), baadhitanka ka dib waxay Ciidamada amaanka Somaliland Ogaadeen Mr.Maxamed Maxamud Faarax (Indhabuur), in safarkiisu usan ahayn Hargeysa ee Arintan ay ka danbeyeen Mamulka (SSDF) ee ka Arimiya Sadexda Gobol Bari/Nugaal/Mudug iyago doonayey in aay fidmo ka dhex abuuran Shacabka Somaliland

Mr.Maxamed Maxamud Faarax (Indhabuur), iyadoon la horgayn wax maxkamad ah iyo Xabsi weyntona ayaa xukuumadda Somaliland Diyaarad uu saartay Magaalada Mudisho isbuuci la soo dhaafay, Maaha marki ugu horeyse ee Muwaadin Reer Somaliland ah, oo aaminsan Somaliweyn laga dhoofiyo Airportka Hargeysa ilaa Xiligii laga soo Bilaabo Madaxweynihii ugu horeyey ee Somaliland Mudane C/raxman Tuur Alle ha u naxariiste, oo Xiligii ina Cigaal laga dhoofiyey Airportka Hargeysa loona Diray Muqdisho,sido kale Jaamac Maxamed Qalib iyo Garaado iyo Suldano badan oo Xadhig ku mutaystay Somaliweynimo Ama in Somaliland Goni isu taageeda laga Horyimaado, Gabi ahaan Shacabka Reer Somaliland ayaa ku Qanacsan arintan iyada ah ee dhoofinta!!!

Ugu danbaynti Mudane.Maxamed Maxamud Faarax (Indhabuur) wuxuu ka mid ahaa Shaqsiyaadkii sida Geesinimada leh uga Jafay Magaalada Laascaanood Mamulka SSDF ee huwan magaca Mamul gobaledka Puntland
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland frees INDHA-BUUR cause he is a Geesi WTF?

Post by The_Emperior5 »

ha dawlada xammer ha iska raaco mar hadu Mamuuulki mejeerteniya naga cawiye sidan uga saarii lahayn dhulkayaga he did good ha iska taggo xammer. just like all the other guys la iska sii daaye Jamac maxammad qalib wa oke
but ex why do you want us to lock him up for good he is your indeerow what did he do wrong acording 2 you is helping somaliland wrong i thought u said u where neither somalilander or punland
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Somaliland frees INDHA-BUUR cause he is a Geesi WTF?

Post by Executive »

:lol: :lol: :lol: :lol:

Don't you think his next step will be to kick out the guys loyal to Somaliland?? If you are part of Sheikh Sharif's government and you are from Las Anod you clearly don't recognize Somaliland at all.


I find this story funny, they should have sent him to Mandheera, Instead they express support for him and Xilka oo TFG uu hayo :lol: :down:
User avatar
peace-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3307
Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.

Re: Somaliland frees INDHA-BUUR cause he is a Geesi WTF?

Post by peace- »

war somaliland, puntland iyo TFG kuligood waa riwayad
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Somaliland frees INDHA-BUUR cause he is a Geesi WTF?

Post by The_Emperior5 »

Executive wrote::lol: :lol: :lol: :lol:

Don't you think his next step will be to kick out the guys loyal to Somaliland?? If you are part of Sheikh Sharif's government and you are from Las Anod you clearly don't recognize Somaliland at all.


I find this story funny, they should have sent him to Mandheera, Instead they express support for him and Xilka oo TFG uu hayo :lol: :down:

Do you think S/land cares whether he is part of dawlada sh sharif or not war wa contract lacag lugu qaato. ina omaar oo hargeysa ka yimi aya wasiir ah he bal kaasina muxu samayn karra wa iska dawlad on paper waxba haka sugiin.
taniii tii cabdilahi yusuf way ka sii liidata layanow tii cabdilahi yusuf Ethiopian iyo mamuul puntland ba suportaye tan laakin wa halkee. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”