S. Galkacyo vs. N. Galkacyo in a Friendly Football Match
Posted: Fri Mar 13, 2009 1:09 pm
Koob kubada cagta ah oo ay iskakaashadeen gudiga sportska Galmudug iyo hay.adaha US AID CARE INTERNATION iyo SRRDO oo kafurmay Gaalkacyo.
Koob ay iskakaashadeen hay.adaha US AID CARE INTERNATION iyo SRRDO iyo gudiga sportska ee dowlad goboleedka galmudug ayaa waxaa uu kafurmay garoonka C/laahi cise Max.ud ee magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug
Koobkani ayaa waxa kaqaybqaadanaya ilaa 6 koox oo kadhisan waqooyiga iyo koonfurta magaalada gaalkacyo kuwaasi oo lagasooxulay kooxaha labada gidi ee mafgaalada
Hay.adaha taageerayay hirgalinta koobkani ayaa waxaa kamid ah US AID CARE INTERNATION iyo SRRDO iyo gudiga sportska galmudug iyadoona munaasabado muhiim ah lodiyaariyey kooxahga kaalimaha fiican kagala koobka
Masuuliyiintii halkaasi kahadashay ayaa waxaa kamid ahaa xoghaya sportska galmudug max.ud axmed max.ed awoowe iyo masuuliyiintii kasocotay hay.adaha iyagu taageeray koobkani oo uu kamid ahaa haruuse oo ah masuulka dhanka arimaha sportska uqaabilsan yad.ada SRRDO isagoona halkaasi kahadlayeyna waxaa uu sheegay in uu sportsku yahay kan fududeeya isdhexgalka bulshada iyo qofwalba in uu fikirkiisa xor unoqdo laana baahanyahay in laraageero sportska meel walba uu kajiro
Ciyaartii ugu horaysay oo dhexmartay labo koxood oo lakala socota koonfurta iyo waqooyiga magaalada gaalkacyo o kadhacday garoonka C/laahi ciise ee magalada gaalkacyo ayaa waxaa ay kusoo idlaatay 4 iyo 2 oo ay ku awoodroonaatay kooxdii kasocotay koonfurta magaalada gaakacyo iyadoo ay labada kooxoodna ay soobandhigeen ciyaar aad uwanaagsan ayaa hadana waxaa halkaasi guuldaro kaqaaday kooxdii kasocotay waqooyiga magaalada gaalakacyo ee xarunta gobolka mudug
Sikastaba ha ahaatee waxaa arintani siweyn usoodhaweeyey dhamaanba qaybaha bulshada kudhaqan magaalada gaalkacyo guud ahaanba deeganada galmudug State
W/D Roble max.ed Dirir
Galmudug soomaaliya