Baxsaneey Hargeysaay

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Mr.Wise
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1726
Joined: Thu Aug 29, 2002 7:00 pm
Contact:

Baxsaneey Hargeysaay

Post by Mr.Wise »

http://www.reverbnation.com/eplay/queue ... cont=false




burdaan dharab ku meydhaay
bidhaansiga kalgaclkaay
xaramkii bar-baartaay
beertii xoriyadaay
bara caafimaadiyo
guri laysku baantaay
baxsaney hargeysaay
kaa gudoomey baaqee

cabdow baahilaawow
salaan baaxad weynoo
kaaga timid badweyniyo
xeebihii baanaadir
waa bariidadeydee
nabad beegsigiiyo

inkastooy bagaagiyo
samir buuxahaygii
bilawgii horeytaba
boogihii damqanayiyo
bugtadii wareemeen

hubsiinadaan heenseestiyo
baantii aan heleybaa
kaa dhaaftey baashee
miyaan kuu bilaabaa
burdahiyo jawaabtii
kaa baahi bixiyaa

eebooyin badantii
bilaawiyo halgaadii
wixii dhib isoo marey
marna biixi kama jabin
bawdadda habaasiyo
wali boodh kamaan tumin

xaalina sidii bey
baxsanaanta muuqiyo
bidhaanteedu wacan tahey
sad bursiimo eediyo
markii aan burqadey iyo
baayuhu mahayne

wadna bihinbihaayoo
ciil barooranaayoo
baafinaaya ruux maqan
bo'ayahay baroortii
korka oogadeydiyo
bidixdeyda kumayaal

gabadhaa badweyntii
bari carab u dhooftaa
ma baxnaaninaayee
xagee bey iga xigtaa

hablihii bahdeenee
iimaanku buuxaa
bilic igu majeertoo
boqolaal suleekhaan
la wadaagey barashaan
boohdaan jaceyliyo
bidix ii garaacoo
xiliyada firaaqada leh
burcad igu subkaayee

barni iyo siraadiyo
basra ina suldaanbaan
baarka ii fidhaayoo
barkanahey dhabtoodoo
barkhadiyo naruuraan
samo ugu bariistaa
waan baryaa hurdada nabad
Solna_
Posts: 81
Joined: Sun May 18, 2008 11:52 am

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Solna_ »

No one likes qaldaan songs
User avatar
Mr.Wise
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1726
Joined: Thu Aug 29, 2002 7:00 pm
Contact:

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Mr.Wise »

is ther any song called qaldaan or qadhmuun? thought all songs were just songs
Solna_
Posts: 81
Joined: Sun May 18, 2008 11:52 am

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Solna_ »

In fisksätra there is a song daan girls (isaaq girls9 ) love its called


ABOOWE geli Jaad MA CUNTADE IGA GELI



Du vet kvinnor i nacka kommun de behöver män
User avatar
Mr.Wise
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1726
Joined: Thu Aug 29, 2002 7:00 pm
Contact:

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Mr.Wise »

är inte Den torra jäveln! Costa!!!!
Solna_
Posts: 81
Joined: Sun May 18, 2008 11:52 am

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Solna_ »

MEN NU SOM BLEV TJÄNST MAN
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Ureysoo »

War Ma Aniga Ba Misa Islaanti Sado Ali, Ba Hees Hore "Baxsaneey Daraada" Lahaan Jirtay. Oo "Daraada" Ma Hargeysaay Beey Oo Badaleeyn Xiligaan, Cajab Iyo Fajac .....
User avatar
Mr.Wise
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1726
Joined: Thu Aug 29, 2002 7:00 pm
Contact:

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Mr.Wise »

Costa. det er bara en idiot som aldrig ändrar sig och du er den där idioten sxb, det er en fakta
User avatar
Mr.Wise
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1726
Joined: Thu Aug 29, 2002 7:00 pm
Contact:

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Mr.Wise »

Ureysoo wrote:War Ma Aniga Ba Misa Islaanti Sado Ali, Ba Hees Hore "Baxsaneey Daraada" Lahaan Jirtay. Oo "Daraada" Ma Hargeysaay Beey Oo Badaleeyn Xiligaan, Cajab Iyo Fajac .....
Ureyso Magaca wala Suit you, Heestan adi wey kaa weyn tahay hees la badalay ma ahan macaanta ee chill
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Cumar-Labasuul »

Nice song sung by Salaax Qaasim. :up:

Solna_
Posts: 81
Joined: Sun May 18, 2008 11:52 am

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Solna_ »

Wisey just nu kag knullar en Isaaq fitta walaahi

tom

jag kan kopiera för dig
User avatar
Mr.Wise
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1726
Joined: Thu Aug 29, 2002 7:00 pm
Contact:

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Mr.Wise »

fitta er en fitta har ingen färg eller Qabil eller name, och du Costa er den största Fitta som finns walahi
Ureysoo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4010
Joined: Sat Jun 11, 2005 5:42 pm
Location: Garowiyo Galkacyo, Gelaadiyo Reer Godey Dhaanto laxidhay, Garrisa Gadhayo, Allo Kismayo aan Tagay
Contact:

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Ureysoo »

Mr.Wise wrote:
Ureysoo wrote:War Ma Aniga Ba Misa Islaanti Sado Ali, Ba Hees Hore "Baxsaneey Daraada" Lahaan Jirtay. Oo "Daraada" Ma Hargeysaay Beey Oo Badaleeyn Xiligaan, Cajab Iyo Fajac .....
Ureyso Magaca wala Suit you, Heestan adi wey kaa weyn tahay hees la badalay ma ahan macaanta ee chill
Loool, Maxa Been Lisku Sheega. Oo Maxa Iga Weeyn?. Hargeyseey Ba Heesta La Dhaha, Oo Meeshi Fu.cking Street Ku Taalay Sumaha?. Hadaad Dhankaas Ka Warameyso, Wa War Cadd, Walle Iyo Bille Ineey Iga Weeyntahay, Ileeyn Qudhmuunkas Maan Gaarin Ila Iyo Haatana.... :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Goljano Lion »

Dooro homeless refugees hating beautiful Hargeisa... Doors waa dooro, xaarkana wey wada cunaan :lol:
User avatar
Boqor Buur Madoow
Posts: 53
Joined: Thu May 03, 2007 12:43 pm

Re: Baxsaneey Hargeysaay

Post by Boqor Buur Madoow »

3ali il i ma5nuut hey huwa cajuuz

huwa ya3rifni bes ana ma bauh


ana sha2aal hasa fil idaratl 7ukuumah wa aniik hathool shilaayin min kuli 6araf


banaathum asta3milhum walaahi wa rijaalhum 3ala 6uul a2lhum mina shimal wa biyarja3uun hum fil ar6ul 7abaashl
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”