Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
Moderator: Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
Dagaal Khasaare Badan Geystey Oo Saaka Ilaa Shalay Ka Socdey Degaanka Ceelbuur
Mar 15,2009
by Galguduud-Gedo-News
wararka saaka naga soo gaadhaya degmadda ceelbuur ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in shalay galinkii dambe ilaa saaka waberigii uu ka socdey dagaal aad uu kulul oo laysu adeegsaneyey hubka noocyadiisa kala gedisan sida ay sheegayaan dadka ku sugan goobta dagaalku ka dhacayey.
Dagaalada oo u dhexeeya xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada ururka Ahlu Sunna ayaa galinkii dambe ee shalay ka qarxaday tuulada Wabxo oo ku taal duleedka degmada Ceelbuur,dagaalkaas oo sida la sheegey ku bilaabmeysi lama filaan ah,dadka degaanka ku dhaqan ayaa la sheegey in ay qaxeen meelaha dagaalka ka socdo si ay uga badbaadaan in dhibaato soo gaadho.
Dagaalka oo muddo socday ayaa geystay khasaare naf iyo maal leh, waxaana wararka laga helayo tuulada Wabxo ay sheegayaan in dagaalkii shalay ay ku dhinteen inka badan 9-qof oo u badnaa dhinacyadii dagaalamay,balse ay ku jiraan dad shacab ahi walow aan la garaneyn inta khasaraha dhabta ahi yahay.
Ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan degmada Ceelbuur ayaa ku waramaya in seddax kamid ah gaadiid dagaal oo ay wateen ciidamada Ahlu Sunna ay dagaalka ku qabsadeen xoogagga Al-shabaab kadib markii ay wadada u galeen,sidaas darteedna ay u suurto gashay in kooxda Al-shabaab gacanta ku dhigaan gadiidkaas dagaal,sida ay sheegeen dad ku sugan degaanka wabxo.
Dagaalka oo xalay fiidkii hakaday ayaa haddana saaka mar kale ka qarxay meel qiyaastii 12-KM u jira degmada Ceelbuur, mana cadda khasaaraha ka dhashay dagaalka saaka oo weli soconaya,walow dadka qaar sheegayaan in Culimada Ehlu-suna ay heleen gurmad lixaad leh kaas oo ka soo gadhay degmooyin ka tirsan gobolka galguduud.
Degmooyin badan oo katirsan gobolka Galgaduud ayaa laga dareemayaa abaabulo dagaal oo ay labada dhinac wadaan, sida Guriceel, Dhuusamareeb, Cadaado iyo Ceeldheer oo ay labada ciidan kala joogaan,waxaana u muuqataa in xisadahaas dagaal ee u dhexeyaa labadda garab Al-shabaab iyo Ehlu-suna in ay cirka isku siis shareereyso madama aysan muuqan xiligan cid ku hawlan in ay kla dhex galaan.
Labada ciidan ee hadda dagaalamaya ayaa horey ugu dagaalamay degmooyin katirsan gobolka Galgaduud, waxanaa dagaaladaan soo laablaabanaya ay salka ku hayaan gacan ku heynta gobolka Galgaduud,oo hada ka hor lagaga awood roonadey kooxda al-shabaab.
Ahmed
Galgudud-Gedo-News

- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
^^ war ninyaho maxa iga rabta. maxaan kugu sameeyey. maxa keenay inaad markasta igu wacid spammer. ma shaqo la'aan baa ku haysa mangaabjaho fataalka ahsheekh-Farax-zero wrote:spam![]()
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
can't you take on jokes,, Laakiin fanito,, i will cease my fire,,raali ahow adeer
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
^^ i can take jokes but i cant take jokes from someone who hides that Marehan are his Rer Abtisheekh-Farax-zero wrote:can't you take on jokes,, Laakiin fanito,, i will cease my fire,,raali ahow adeer
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super
- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
did i ever said that?
Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
Marehan Does Not live in Elbur ceelbuur is Murusade Town.
- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
Violence spreading to peaceful areas 

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
^^ when did I say they lived in Elbur U dumb focking donkeyAddoow wrote:Marehan Does Not live in Elbur ceelbuur is Murusade Town.
i said they invaded Elbur. learn how to read afsomali U focking suju
Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
Why dont the powerful "ahlu sade wal jameca" karbash shabab in Gedo and Kismayo.
I even heard that Shabab has started to disarm beesha Sade in gedo so keep dreaming fool

I even heard that Shabab has started to disarm beesha Sade in gedo so keep dreaming fool

Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
Addoow wrote:Marehan Does Not live in Elbur ceelbuur is Murusade Town.

Ceelbur is a partially Sade deegan and we have lived peacefully with our neighbors not partaking in the somali tribal conflicts, and now you want to start claiming

RESPECT BETWEEN Sades and MurSades

- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
Murusade are lost Marehan
Re: Ahlu Sade Wal Jama karbash Shabab in Elbur
Even the old retard sheekh farax knows that you a spammer,Marehan does not live in ceelbuur or even in dhuusomareeb,these areas are hawiye degaan,cayr,murusade,the only tuulo marehan live in galgaduud is cabuqwaak.so,stop calacalal you fuc king boon son of a faqash.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 17 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 1 Replies
- 559 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 6 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 8 Replies
- 915 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 4 Replies
- 532 Views
-
Last post by Shirib
-
- 8 Replies
- 1450 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 2 Replies
- 18 Views
-
Last post by zingii
-
- 4 Replies
- 682 Views
-
Last post by Voltage
-
- 24 Replies
- 1759 Views
-
Last post by AbdiWahab252