Now there is all this Airlines operating in Somaliland and some parts of somalia...
Daallo Airlines
African Airways
Jubba Airlines
Suhuura Airways
kadib markii ay Itoobiya airline hakisay duulimaadyadii ay ku imanjirtay SL ee diyaarada DAALO na qaaliyaysay tigidhada ayaa waxa dhicikarta inay nafis u keento shacabka SL
Ma fududo in aan faalo ku soo koobo wax qabadka shirkada Diyaaradeed oo aad u Cajiib ah sida Suhura Airways oo kale ah taasi oo Macnaheedu yahay Jaan Goyn lagu saameeyo, shirkada Cumaan Airways, Holand Airways iyo KLM- Airways oo kale hadana leh macaamiil aad u fara badan oo aan la qiyaasi Karin ama ayasan fududayn in la sameeyo marka laga Reebo Quburo Caalami ah.
Dad badan ayaa la soo Boodaya Suhura Airways way Cusub tahay oo ma la gaarin wali amaan iyo Xumaan wixii lagu tilmaami lahaa, balse Aqristow Noqo mid dhaga Nugul Arag oo aad Xafiiska Shirkadani oo aan ka Fogan farasmagaalaha Hargaysa gaar ahaan Masjidka Cali Mataan.
Shirkadani ayaa waxay ka mid tahay ilaa afar Diyaaradood ee dhinaca Duulimaadka ah ee ka Howlgala Magaalada Hargaysa oo ah Caasimada Somali-land sida Jubba Airways Daalo airlines, Afrikan Airways iyo Suhra Airways oo ayadu ah shirkad Cusub keentayna Diyaarado aad u Cajiib ah.
Shirkada Suhura Airways oo maanta aan Jecelnahay in aan ku soo qaadano faaladeena oo aan aniga Qalinka u qaatay, shirkada ayaa waxa uu yahay mid aan uga waramayo hadba Muuqaalka iyo sida ay dadka ula Dhacsanyihiin.
Shalay maanta maahan Xalay Caawa maahan maanta waxaan kuu wadaa mid ka mid ah shirkad Diyaaradeed tii ugu wacnayd Maqal Arag oo dhagahaaga Fur waa Suhura Airways, ma ahan wax fudud Magaca Diyaaradani Balse hadaad u dhaga Nuglaato waxaad ka mid Noqon doontaa Macaamiisha aan ku arkay Xafiiskeeda Saakay oo aan Booqday.
Shirkadani ayaa Diyaaradeeda waxay Tahay mid casri ah oo aadan odhanayn waan ku wareeray ama saas ayay ahayad oo waa Raac oo ha sheegin Amaanteeda hadii kale!!!!
Diyaaradani ayaa Duulimaadkeeda ugu horeeya waxay bari ku tagi Doontaa Dalka Itobiya, balse waxay Duulimaadyo ku tagi Doontaa Dalalka Caalamka sida, (Deri Dhaba, Djibouti, Addis.Ababa) waxaa sidoo kale ay Shirkadani kuu samaynaysa Konokshin Caalamka oo dhan ayada oo kuu sahli in aad si fudud Caalamka ku gaarto.
Sidoo kalr shirkadani ayaa waxay kuu qaadaysaa oo maalmo gaar ah ay u yeeshay kaargowg ama alaabaha ganacsi ee aad u rabto in aad Caalamka ka soo iibsato si aad ugu keento hadba Goobaha looga baahanyahay.
Waxaa Mas’uul ka ah Marka aad Timaado Hargaysa Cawil Xarunteeda Hargaysana waxay ku Dhagantahay laanta Hodon Global Ex.press Marka aad Jileecdo Boorkeeda waxaa kuu soo baxaya mar Qura Hadaad tahay Dalmar Diyaaradaha British Airways, Qadar Airways, Kuwait Airways, iyo Emarats Airways hadaad u kuurgashana waxaad Xafiiskeeda ka Dheehan karay soo Dhawayn intii aan kuguda jiray Booqashada Xafiiska Suhura Airways.
Kala soo Xiriir Xafiisa Suhura Airways: Hargeisa
Telesom.Phone:.+2522+524411.Telecom phone: +2522 304441.
The Latest Airline in Somaliland (Suhuura Airways)
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: The Latest Airline in Somaliland (Suhuura Airways)
Bad choice of name and unpronounceable for foreigners.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: The Latest Airline in Somaliland (Suhuura Airways)
Cumar... Not yet, but check www.Hadhwanaagnews.com there is pic of it on the sidebar!!!!
Dawwa.. i agree the name is not right, wtf is Suhuura
Dawwa.. i agree the name is not right, wtf is Suhuura

Re: The Latest Airline in Somaliland (Suhuura Airways)
Maybe they meant Zuhuur?? I dont know.. but suhuura does not sound attractive for an airline at all.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 457 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 13 Replies
- 1262 Views
-
Last post by Nubis
-
- 8 Replies
- 1864 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 17 Replies
- 2297 Views
-
Last post by Nubis
-
- 8 Replies
- 1454 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 6 Replies
- 2043 Views
-
Last post by BaasAbuur
-
- 41 Replies
- 2878 Views
-
Last post by Lord Diplock
-
- 0 Replies
- 439 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 3 Replies
- 516 Views
-
Last post by Siciid85