











shirkadani waxay idiin soo bandhigaysaa soo dhoofinta wixii maraakiibta waa wayn lagu raro sida koontiinarada iyo xamuulka iyadoo sii fududayn doonata in ay dakada Berbera uga sii rarikarto meelkasta oo ka mid ah Somaliland /Somalia /Djibouti gayna doonta magaalo kasta oo aad u baahantaan iyo tuulo kasta oo aad doonaysaan in aad gaysaa alaabta ku raran koontiirnarada .
Hadaba hamoogaan la soo xidhiidh shirkada I.M.S.S. iyadaa adeeg fiican kuu haysa meelkasta oo aad waxka soo raranaysid .
Waxaanad kala soo xidhiidhi kartaan shabakada internetka cinwaankeedu yahay.
