Page 1 of 2
:><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 9:13 am
by SummerRain
Damal aan Hadhsanayoo
Milicda iga daahiyo
Dayr adag ayaad tahoo
Dhaxan iga dugsiyayoo
Durdurada biyaha iyo
Dirir hoorey baad tahey
Markii aad deeqdeen
Quruxdaada daawado
Indhahaa ku dararoo
Qalbigaa kugu doogsada e
Kuma Dayn karayoo
Dadkaan kuugu jecele
Kuu Daacad baan ee
Yaan la igu kaa dirin

Caadi ma'haan
Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 9:19 am
by Diyeeshaha_Tolka
islaanti oo kale ayaad nagu noqotay adigana,oo afsomaligii qarni ka hor lagu hadli jiray meelahan kusuoo qorta
,taasi ayaa qaati taagneen ee adigana hanagu darsamin,,
Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 9:23 am
by SummerRain
Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 10:37 am
by Diyeeshaha_Tolka
lol jeceel iyo reer mudug maxaa dhib kala haystaa,,,,
Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:01 am
by HELWAA
Aren't u supposed to be resting to ur big DAY???
You know what i'm talking about.

Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:03 am
by Mataan_Ciideed
Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:05 am
by Nabeela
HELWAA wrote:Aren't u supposed to be resting to ur big DAY???
You know what i'm talking about.

lol.
Hi adeer.

Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:08 am
by Mataan_Ciideed
am good adeer?

and u? is toronto still cold?
Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:13 am
by SummerRain
helwaa,
I came to see my lover, maxaad iga raabta?

Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:15 am
by HELWAA
So it was not true? ok

Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:16 am
by Nabeela
Adeer, you know the weather is unpredictable here, but we are having a nice weather today, I can finally ditch my heavy winter coat.

adiga raaxo baa ku jirta eh.
Yeah Helwaa how dare you come between Ismahan and her toy boy.
Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:17 am
by SummerRain
Maybe Maybe NOT

Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:18 am
by SummerRain
Mataan_Ciideed wrote:
that's some major shukaansi, who's the lucky guy?
walaalo when are you gonna cover up?
Meel dheer ayu jooga

Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:20 am
by HELWAA
Nabeela wrote:Adeer, you know the weather is unpredictable here, but we are having a nice weather today, I can finally ditch my heavy winter coat.

adiga raaxo baa ku jirta eh.
Yeah Helwaa how dare you come between Ismahan and her toy boy.
If she had a toy boy she would't be here...

Re: :><: Caadi ma'aha
Posted: Mon Mar 16, 2009 11:21 am
by SummerRain