Xukuumadda Oo Soo Daabacatay Shixnad Lacag Ah Iyo Sarifka Lacagaha Qalaad Oo Kor U Kacay Hargaysa
March 17th, 2009
Hargaysa (Somaliland.org)- Sarifka Lacagaha qalaad ayaa dhawrkii maalmood ee u dambeeyay kor uga kacay suuqyada dalka, gaar ahaan Caasimadda Somaliland ee Hargaysa, iyada oo halka doolar ee Maraykanka ahi gaadhay ilaa lix kun iyo siddeed boqol oo shilin, halka uu markii hore ka ahaa 6200 oo shilin.
Kor u kaca sarifka lacagta adag ayaa saamayn wayn ku yeelata qiimaha maceeshada quutal daruuriga ah oo marka doolarku qaaliyoobo cirka isku shareera, taas oo dhibaato soo gaadhsiisa bulshada danyarta ah ee Somaliland.
Lama garanayo sababta dhabta ah ee xiligan keentay kor u kaca qiimaha sarifka lacagta doolarka. Qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ka ganacsada suuqyada magaalada Hargaysa oo aanu wax ka waydiinay sababta keentay kor u kacan sarifka qiimaha doolarka ayaa sheegay in qiimaha doolarku kor u kaco marka xukuumaddu suuqyada ku soo dayso lacag kaash ah oo Somaliland Shilin ah, taas oo loo isticmaalo ololaha doorashada.
Dhinaca kale Xukuumadda madaxwayne Riyaale ayaa shixnad lacag cusub ah oo la soo daabacay maanta ka soo dejisay Dekeda magaalada Berbera, lacagtaasi cusub oo caawa la soo gaadhsiiyay magaalada Hargaysa isla markaana si qarsoodi ah loogu xareeyey xaruta Banka dhexe ee Somalialnd.
Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe)
E-mail: afqarshe114@hotmail.com
Somaliland.org, Hargaysa.
Money printing
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- sheekh-Farax-zero
- SomaliNet Super

- Posts: 7590
- Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
- Location: pppppppp
Money printing
money printing is a lucrative buseness in somalia
- black velvet
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4976
- Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm
Re: Money printing
Weird I was just day dreaming about Central Bank of Somalia 1 minute ago. It's nothing that can't be fixed 
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Money printing
Money printing is the most dangerous thing in all of Somalia
more dangerous than bullets, missiles etc.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 843 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 412 Views
-
Last post by Archerr
-
- 1 Replies
- 426 Views
-
Last post by haxxor
-
- 6 Replies
- 591 Views
-
Last post by GeoDesic
-
- 13 Replies
- 948 Views
-
Last post by CilmiDoone
-
- 0 Replies
- 270 Views
-
Last post by Nacaas77
-
- 19 Replies
- 1366 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 6 Replies
- 1371 Views
-
Last post by Alphanumeric
-
- 8 Replies
- 690 Views
-
Last post by sahal80
-
- 13 Replies
- 1261 Views
-
Last post by Meyle