Page 1 of 1

Wadahadaladii Galgal oo Fashilmay, reer Qorulugud oo ...

Posted: Wed Mar 18, 2009 8:43 am
by Adan_1
Wadahadaladii Galgal oo Fashilmay, reer Qorulugud oo Ciidamo Boqolaal Ah Soo Dhoobay & Odayaal Qaylo Doon Ah oo Soo Gaadhay Caawa Buuhoodle

wadahadaladii marathon-ka ahaa ee mudada 4 usbuuc ah ka socday baliga galgal kuna saabsanaa Ceelal sharcidarro ah oo laga qoday halkaasi ayaa galabta si rasmi ah u fashilmay, ka dib markii ay labo maalmood gooyeen xubnihii gudida wadahadalada u metelayey beesha bariga Burco ayna galabta halkaasi yimaadeen odayaal aan badnayn oo sheegay inaanay haba yaraatee aasayn ceelashaasi ay qodeen taasoo keentay in wadahadaladii fashilmaan, halka sidoo kalena ay boqolaal maleeshiyo ah oo beesha bariga Burco ka soo jeedaa ay isku balaadhiyeen dhanka waqooyi ee balligaasi, Buuhoodlena dhinaciisa waxaa soo gaadhay odayaal ku sugnaa galgal oo Qaylo doon ah.

Odayaasha so gaadhay Buuhodle aya u sheegay warbaahinta in Berrito ay dalbanayaan in la isugu baxo kulan balaadhan oo lagaga tashanayo xaaladda balligaasi kulanakasi oo ay ku macneeyeen inuu yahay kii ugu dambeeyey ee beesha Buuhodle ay kaga tashanaysay inay dhulkeeda ((Galgal)) u baahan tahay & In kale.
arinta ka taagan magaaladaasi ayaa u muuqataa mid laga hagayo meelo aad uga fog baligaasi galgal, waxana mudooyinkan dambeba la hadalhayey wararka tilmaamayain in maamulka Sl ay ku lug leeyahiin xiisadan la saari waayey ee ku saabsan celal biyood si sharci darro ah looga qoday balligaasi.

Allhawd.com

Re: Wadahadaladii Galgal oo Fashilmay, reer Qorulugud oo ...

Posted: Wed Mar 18, 2009 11:23 am
by abdikarim86
lol

the wild wild east :lol:

Re: Wadahadaladii Galgal oo Fashilmay, reer Qorulugud oo ...

Posted: Wed Mar 18, 2009 1:43 pm
by LiQaaye_TDH
Sollomadow Hadu dhaqaaqo waa Ciidanki Yurupe.. walle sollomadow are soldiers they dont joke around, Galgal is a HJ Terrytory 8-)

Re: Wadahadaladii Galgal oo Fashilmay, reer Qorulugud oo ...

Posted: Wed Mar 18, 2009 1:59 pm
by The Magnificent
LiQaaye_TDH wrote:Sollomadow Hadu dhaqaaqo waa Ciidanki Yurupe.. walle sollomadow are soldiers they dont joke around, Galgal is a HJ Terrytory 8-)
Walle wa yaab, I can't believe Isxaq (Fuutu-xuun) known as Sii Baakhti are talking today. I'm not surprised, with the Ingrees supporting you guys with money and weapons it's obvious that you should talk this way.

Remember, Harti outnumber Isxaq, let alone Daarood..and I'm 100% sure that Dhulbahante outnumber Habar Jeclo...so don't get your hopes up in terms of trying to gain another grounds illegally. :lol: :twisted: