Ta labaad wan ujeeda dadaalka faraha badan aad mooojisan iyo dhaqdhaqaaqii taaas oo i tustay inaad tihin GOB
Allow Dhulka U Xorooba Allow Ee Xabashidu Ay Ka Guurta Allow Xigdaha Iyo Sokeyaha Xirirkoodu Uu Saamado,
allow xiqdiga iyo colaada xasuuqadhulkeena yaala gumeysiga laga xorooba,
allow jwxo xalal u dhagaalameysa xaq uu yeesha.. allow allow xaq calanka


