Check all news sites before you judge. According to Shabaab, they were oppostion fighters and there weren't beheaded, they were shot.
http://kataaib.info/Labo%20dambiile%20o ... dilay.html
Xafiiska Garsoorka ee Mujaahidiinta oo xukun ku riday 2 nin oo dambiilayaal ah.
Jimce 23 Rabic Al-awal 1430 (20/03/2009)Mujaahidiinta Xarakada Al shabaab ayaa taariikhdu markii ay ahayd 16 Maarso 2009 waxay gacanta ku dhigeen 2 nin oo ka tirsanaa Maleeshiyada Ashahaado la dirirka ah ee ay Saliibiyiintu garabka siiyaan isla markaana dagaalada ka wada qaybo kamid ah Gobolka Galgaduud.
Labada Nin ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Balcad ee Gobolka Shabellada Dhexe iyagoo saaran Gaari Caasi ah xilligaas oo ay kusii jeedeen dhanka Magaalada Muqdisho,waxaana isla markiiba loo dhaadhiciyay Saldhiga Magaalada.
Maxkamada Islaamiga ah oo arinta Nimankan qaaday ayaa waxay ku dhawaaqday in MAXAMED DAAHIR BARE iyo MURSAL CABDI COSOBLE oo ay ku cadaatay inay kamid yahiin Maleeshiyada Ashahaado la dirirka ah ee ka dagaalanta Gobolka Galgaduud,isla markaana ay gacan ka gaysteen dagaaladii looga soo horjeday Mujaahidiinta lagu xukumay Dil,(Rasaas lagu dilo)waxaana lagu fuliyay Xukunkaas oo ka dhacay Isbartiibada Balcad Galabnimadii Khamiista 19 Maarso 2009 iyadoo ay kasoo qayb galeen dad weyne aad u farabadan oo deegaanka ah.
MAXAMED DAAHIR BARE ayaa qaadigii Maxkamada u qirtay inuu kamid ahaa Maleeshiyadii Dagaalka ka gashay Guriceel isla markaana uu indhihiisa ku arkay tiro 4 Gaadiidka URALKA loo yaqaano oo ciidamao Ethiopian ah kuwaas oo ka barbar dagaalamayay Ashahaado ladirirkaas.
Horey ayay Mujaahidiintu ugu baaqeen kooxahaan Maleeshiyada Ashahaado la dirirka ah inay Allaah u tawbad keenaan isla markaana kawaantoobaan howlahan ay gacmaha kula jiraan ee ay wakiilka uga yihiin Saliibiyiinta Ethiopia ee isku deyaya inay hor-istaagaan ku dhaqanka shareecada Islaamka ee Wadanka Soomaaliya.
اللهم منزل الكتاب ومجري السحاب وهازم الأحزاب، اهزم الصليبيين ومن حالفهم من المرتدين
اللهم اجعلهم وعتادهم غنيمة للمسلمين
اللهم دمّرهم و زلزلهم
اللهم أنت عضدنا وأنت نصيرنا،اللهم بك نصول وبك نجول وبك نقاتل
والله أكبر
(وَلِلَّهِ الْعِزَّةُ وَلِرَسُولِهِ وَلِلْمُؤْمِنِينَ وَلَكِنَّ الْمُنَافِقِينَ لا يَعْلَمُونَ)