Dowlada Soomaalliya oo beenisay in ay dalbatay Ciidamo shisheeye.
waxaa la daabacay Sun 22 Mar 2009 03: 27: 31
Dawladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya ayaa beenisay hadalkii wasiirka arrimaha dibadda dawladda Soomaaliya ka jeediyay kulankii golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee magaalad Newyork ee ahaa in la kordhiyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, kuwaas oo jooga dalka Soomaaliya.
Farxaan Cali Maxamuud Wasiirka Warfaafinta dawladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya ayaa sheegay in go’aankaas uu yahay mid aan ka tarjumeyn rabitaanka labada gole ee dawladda Soomaaliya,islamarkaana uu yahay hadal uu si qaldan u gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta Dawladda Midnimada Qaran ayaa intaa ku daray in dowlada ay ka shaqeynayso dib-u-heshiisiinta, islamarkaana ay ku dadaalayso sidii kala dambeyn lagu soo celin lahaa dalka Soomaaliya,iyadoona dalka laga hirgalinayo shareecada Islaamka.
Sidoo kale Xildhibaano ka tirsan Dowlada ayaa iyana gaashaanka u daruuray Hadalka Wasiirka Arrimaha dibada, iyagoona sheegay in dowlada Soomaaliya aysan u baahnayn Ciidamo shisheeye,islamarkaana shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dowlada raali ka ahayn warka Wasiirka.
Maalmo ka hor ayay ahayd markii Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya oo ka codsaday Golaha amaanka in ay Ciidamo u soo diraan dalka Soomaaliya, islamaarkaana la soo kordhiyo Ciidamada AMISOM.
Xafiiska Wararka Almaxaakim
http://www.almaxaakim.com/view.php?id=807
Govt disassociate itself from foreign minister
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Govt disassociate itself from foreign minister
HutuKing01 wrote:Farxaan Cali Maxamuud Wasiirka Warfaafinta dawladda Midnimada Qaran ee Soomaaliya ayaa sheegay in go’aankaas uu yahay mid aan ka tarjumeyn rabitaanka labada gole ee dawladda Soomaaliya,islamarkaana uu yahay hadal uu si qaldan u gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Govt disassociate itself from foreign minister
whats that supose to mean bal waxan walanweynta aaah caqli lita eeg More Foreing troops are comming for somalia mogadisho whether u like it or not sh sharif is president for 3 months now 90 days maxa hagaagay he less then 21months left
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Govt disassociate itself from foreign minister

What kind of PR is this? by the way the guy is the minister of foreing affairs and its duty to call for foreign help.
Hence anything he says reflects the TFG and not his persona.
Its the TFG that gave him this important post and hence they knew exactly the roles he was supposed to take.
Every minister or Janitor of the TFG represents the Sharif and it is obnoxious to try to deviate the TFG policies as being personal policies of A B or C
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Govt disassociate itself from foreign minister
^ The dowlad rejects it. Can you not read somali?
And by the way did you really think that ARS faction of sh.sharif will support the qaldaan's call? NO!
This omar dude should be sacked,he doesnt want to see somalia having peace. I think he must be secret spy of somaliland. Calling for more amisom is against the agreement between sh.shairf, scholars and elders.
And by the way did you really think that ARS faction of sh.sharif will support the qaldaan's call? NO!
This omar dude should be sacked,he doesnt want to see somalia having peace. I think he must be secret spy of somaliland. Calling for more amisom is against the agreement between sh.shairf, scholars and elders.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Govt disassociate itself from foreign minister
^^Benta iska daafa.
This guy does not speak from his self interest, its all from the policies of Sharif and his Govt, this hide and seek game will leed to no where its high time that you guys realised that hypnosis is not the cure.
by the way dont make the TFg hawiye Affair wher you can just sack someone and claim he is a Somalilander or puntlander or baylander or wuxun lander.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 8 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 6 Replies
- 1800 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 8 Replies
- 2287 Views
-
Last post by ahmad guray
-
- 1 Replies
- 1215 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 1924 Views
-
Last post by Notorious13
-
- 1 Replies
- 881 Views
-
Last post by Cusmano
-
- 0 Replies
- 303 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 5 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 64 Replies
- 5919 Views
-
Last post by Voltage
-
- 15 Replies
- 1761 Views
-
Last post by xiimaaya