The LaTest Habar Jeclo Degmo 14th (Degmada Huluul)

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

The LaTest Habar Jeclo Degmo 14th (Degmada Huluul)

Post by LiQaaye_TDH »

M/weyne ku-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo mudo shan iyo taban maalmood ah ay mudadii sharciga ahayd ee xukuumadiisa ay ka hadhsan tahay ayaa ololle udubaysan ka bilaabay deegaamo ka mid ah gobollada bariga Somaliland.

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya degmada Ceel-Afweyn oo ka tirsan gobolka Sanaag raxan wasiiro,wasiiro ku-xigeeno iyo wasiiru-dawlayaal ah ayaa gaadhay shalay magaalada Huluul oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag,halkaas oo ay u tageen si ay xadhiga uga soo jaraan degmonimada magaaladaasi Huluul oo mudo dhawr bilood laga joogo ka hor uu digreeto wasiirka daakhiliga ka soo baxday lugu magacaabay inay tahay degmo ka mid ah degmooyinka gobolka Sanaag.

Waxaanay wararku intaa ku darayaan in degmada Huluul oo ah magaalo hodon ku ah khayraadka dibiiciga ah ee dalka Somaliland gaar ahaan geedka loo yaqaano Beeyada ama fooxa ay xukuumada M/weyne Riyaale balanqaado u samaysay inay wax ka qaban doonto arimaha la xidhiidha adegyada arimaha bulshada sida caafimaadka,waxbarashada iyo biyaha.

Hase yeeshee aanay waxba ka hirgelin balan-qaadyadaasi xukuumada waxayna magaaladu leedahay hal iskuul oo dhowaan ay jaaliyada reer Somaliland ee qurubuhu soo saareen dedkii iskuulkaas oo mudo dayac badan ku habsanaa,waxayna xukuumadani dhawr jeer dhagxaan dhigtay gobo ka mid ah degmada Huluul oo ay ku sheegtay inay ka hir-gelin doonto dhismaha iskuul iyo gobo xanaano ama MCH-yo balse arimahaasi waxay noqdeen kuwo fashilma ka dib markii xukuumadu fulin weyday balan-qaadyadii ay dadka deegaamadaasi la gashay.

M/weyne ku-xigeenka Axmed Yuusuf Yaasiin oo ay weheliyaan xubno wasiiro ah oo ay ka mid yihiin wasiirka khaarajiga C/laahi Maxamed Ducaale,wasiirka waxbarashada Xasan Gadh-weyne,Caafimaadka Cabdi Haybe,wasiiru-dawlaha arimaha gudaha Xasan Macalin iyo qaar kale oo badan oo dhamaantood ka baqoolay magaalada Berbera ee gobolka Saaxil maalintii shalay waxa lagu wadaa inay sidii dhaqanka u ahayd ay balan-qaadyo kale oo ay taageero kaga doonayaan dadka deegaamadaasi u soo qaadaan.

Hase yeeshee dadka deegaamadaasi waxay quus iyo faro madhan ka taagan yihiin xukuumada M/weyne Riyaale.

Waxaana arimaha sida weyn loogu dhaliilayo ka mid ah dayaca ku habsaday khayraadkii deegaankaasi sida geedkii Beeyada oo ganacsato ka timi Boosaaso ay noodhadh waraaqo ah kaga qaataan dadka ka dib markii ay waayeen wadooyin ay soo mariyaan iyo suuq la’aanta ka jirta dhinaca maamulka Somaliland.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The LaTest Habar Jeclo Degmo 14th (Degmada Huluul)

Post by LiQaaye_TDH »

Habar Jeclo occupies more then 60% of Somaliland's territory in Northen Somalia, Habar Jeclo has also the most Districts in Somaliland..

Saaxil---
Degmada Xagal
Degmada Lasciidle

Sanaag---
Degmada Xiis
Degmada Ceelafweyn
Degmada Garadag
Degmada Huluul (latest)

Togdheer---
Degmada Qoryaale
Degmada Ballidhiig
Degmada Wari Cibraan

G.Buuhoodle
Degmada Qoru-lugud

Sool ama Saraar---
Degmada Caynabo
Degmada Oog
Degmada Waridaad
Degmada Ceelal
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: The LaTest Habar Jeclo Degmo 14th (Degmada Huluul)

Post by GENERAL_SNM »

Damn son is that how we roolling? it's deep. :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: The LaTest Habar Jeclo Degmo 14th (Degmada Huluul)

Post by Siciid85 »

liqaaye you're unbelievablly naive. lool You can have all the land in somaliland if you want. It's your land, no one is even standing in the way of you claiming as much of it as you can inhabit. Go get us sool and eastern sanaag. :mrgreen:
lali99
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1575
Joined: Sat Feb 21, 2009 9:10 pm

Re: The LaTest Habar Jeclo Degmo 14th (Degmada Huluul)

Post by lali99 »

damn folks we got ourselves an invading army...looooooooooooool....soon garowe will be the next target..u got our support thats if yall need it...the nearest back up division are the muse ismaeil...in the meantime the capital is in good hands.... :P

salam
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: The LaTest Habar Jeclo Degmo 14th (Degmada Huluul)

Post by Bohol iyo karaman »

Oog, Ceelafweyn, Garadag, Waa degaan Sacad Yoonis
Xiis, Huluul, Degaan Habar Yoonis

Qorulugud, Dhalmahante iyo HJ Share villege

Caynaba HJ, Dhulmahante, Iyo Sacad Yoonis share villege

LiQaaye_TDH, you are nothing but kintir, waxabaa maa sheegtiidii yaa xayawaan,

sick my ceeb my litle slave :lol:
oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Re: The LaTest Habar Jeclo Degmo 14th (Degmada Huluul)

Post by oldenglish »

LiQaaye_TDH wrote:Habar Jeclo occupies more then 60% of Somaliland's territory in Northen Somalia, Habar Jeclo has also the most Districts in Somaliland..

Saaxil---
Degmada Xagal
Degmada Lasciidle

Sanaag---
Degmada Xiis
Degmada Ceelafweyn
Degmada Garadag
Degmada Huluul (latest)

Togdheer---
Degmada Qoryaale
Degmada Ballidhiig
Degmada Wari Cibraan

G.Buuhoodle
Degmada Qoru-lugud

Sool ama Saraar---
Degmada Caynabo
Degmada Oog
Degmada Waridaad
Degmada Ceelal

LOL @ Sanaag. Wallahi your people are worthless and don't even live in 1 tuulo. :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: The LaTest Habar Jeclo Degmo 14th (Degmada Huluul)

Post by LiQaaye_TDH »

Oldenglish dont make me shot you in the ass just like the Hjeclo soldiers did to your Garaad or suldaan!!!!
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: The LaTest Habar Jeclo Degmo 14th (Degmada Huluul)

Post by zingii »

:hijack:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”