Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by Voltage »

Rabshado dhimasho iyo dhaawac sababay oo galabta ka dhacay Magaalada Boosaaso kadib markii ciidamada maamulka Puntland ay xireen wadaad caan ka ah magaaladaasi.
Posted: 3/23/2009 7:53:00 PM

Shabelle: BOOSAASO

Rabshado dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa galabta waxaa ay ka dilaaceen Magaalada Boosaaso ee gobolka Barri kadib markii ciidamada Maamulka Puntland ay xireen wadaad caan ka ah gudaha Magaaladaasi.

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee gobolka Barri ayaa sheegaya in galabta ay halkaasi ka bilowdeen rabshado sababay dhimasho iyo dhaawac kuwaasi oo ay dhigayeen dad shacab ah oo aad u caraysan kadib markii ay ciidamada maamulka Puntland ee looyaqaan PIS-ta ay xireen wadaad caan ka ah Magaalada Boosaaso oo lagu magacaabno Sheekh Cusmaan kaasi oo si weyn looga yaqaanay Magaalada Boosaaso.

Inta labu 2-qof ayaa ku geeriyootay in ka badan 5-kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray rabsahdihii galabta halkaasi ka dhacay iyo rasaas ay fureen ciidamada maamulka Puntland,waxaana wararku ay sheegayaa in qasaaruhu uu intaa ka badanyahay.

Inta badan dadka rabshadaha sameeynaya ayaa waxaa la sheegay in ay taageero u yihiin wadaadka ay xireen ciidaamada maamulka Puntland,waxaana dadkaasi oo aad u caraysan ay gudaha Magaalada ku gubeen taayeero aad u fara badan.

Xaaladda Magaalada ayaa caawa kacsan waxaana gabi ahaanba xiran dhamaan howlihii ganacsiga iyo isku socodak dadka iyo gaadiidka iyadoona waadooyinka waaweyn ee magaaladaasina ay xiranyihiin.

Ciidamada maamulka Puntland ayaa rasaas ku furay dadka dibadbaxa dhigayay ee ka caraysan xariga lagula dhaqaaqay wadaada caanka ka ah magaalada Boosaaso ee ay xireen ciidamada dowladda,waxaa aad u adag in xog rasmi ah laga helo gudaha Magaalada Maadaama uu wali xaalku kacsanyahay.

Wasiirka Amniga dowladda goboleedka Puntland C/laahi Saciid Samatar oo caawa shir jaraa’id ku qabtay gudaha Magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu sheegay in baaritaan lagu samaynayo Sheikh cusmaan oo ah wadaadka maanta ay xireen ciidamada maamulka Puntland,waxaana uu carabka ku dhiftay in hadii dambi lagu waayo ay sii deyn doonaan.

Sidoo kale wasiirka Amniga maamulka Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay banaanbaxyada rabshadaha watta ee maanta qal qaliyay Magaalada Boosaaso,isagoo sheegay in hadii ay sii socdaan arimaha nuucaani oo kale ah ay sababi karaan fowdo ka dhacda gudaha Magaalada Boosaaso.

Sheikh Cusmaan ayaa galabta saacadu marka ay aheeyd 4-tii galabnimo waxa gacanta ku dhigay ciidamada maamulka Puntland xili uu marayay meel galabtii ay dadku isugu yimaadeen,iyadoo xiligii ay qabteen ciidamadu qeyla dhaan u muujiyay dadkii ka agdhawaa goobta lagu qabtay,waxaana xiligaasi wixii ka dambeeyay gudaha Magaalada ka bilowday banaanbaxyo rabshada watta oo ay dhigayaan dad aad ugu caraysan xariga loo geystay wadaadka caanka ka ah magaalada Boosaaso.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by Voltage »

Image

Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by Somaliman50 »

Wallahi people like Somalian Boqor, Captain24, Gemini, Hutuking and Emperior are some of the most selfish people on Snet. They are some of the few who rejoice at such calamities and problems which befall on their fellow Somalis.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by Voltage »

Wow, I had no idea reer Boosaaso are like this wallahi. Al Shabaab is going to be very motivated by this uprising :shock: :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by Voltage »

abakar20 wrote:Wallahi people like Somalian Boqor, Captain24, Gemini, Hutuking and Emperior are some of the most selfish people on Snet. They are some of the few who rejoice at such calamities and problems which befall on their fellow Somalis.
You mean they ignored this big news because it was close to home? What do you mean?
dawwa9
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5072
Joined: Sun Apr 27, 2008 6:04 am

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by dawwa9 »

Noooooooooooooo my favorite city of Somalia going down the drains :down:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by Cali_Gaab »

Voltage wrote:Wow, I had no idea reer Boosaaso are like this wallahi. Al Shabaab is going to be very motivated by this uprising
:lol: :lol:

Every tuulo and city in Somalia should do this when sheikhs are being arrested amd handed over to foreign countries. :up:
dawwa9
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5072
Joined: Sun Apr 27, 2008 6:04 am

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by dawwa9 »

lol, this is the porch of ''Nakheel'' hotel, an distant relative of my runs it. I remember it.. :lol:

Image
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by Voltage »

Cali_Gaab wrote:
Voltage wrote:Wow, I had no idea reer Boosaaso are like this wallahi. Al Shabaab is going to be very motivated by this uprising
:lol: :lol:

Every tuulo and city in Somalia should do this when sheikhs are being arrested amd handed over to foreign countries. :up:
Puntland authorities should listen wel. THis is what turned reer Muqdisho against the feared warlords. Har cad baa warlordyadi la cayriyey wallahi. Sheekhyadeena aaman siiya hadii kale or else baa meesha ka socoto
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by Advo »

I heard they arrested him because he made anti-Ethiopian speech or something.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by The_Emperior5 »

No cali gaab no sheikh is above the shariciga puntland is doing right to bring back law and order on bossaaso if a sheikh is captured wa shakhsii shariciga kama sareyoo wala soo qabanaya haduu danbi ka gallay qarranka ama dawlada puntland
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by Somaliman50 »

Voltage wrote:
abakar20 wrote:Wallahi people like Somalian Boqor, Captain24, Gemini, Hutuking and Emperior are some of the most selfish people on Snet. They are some of the few who rejoice at such calamities and problems which befall on their fellow Somalis.
You mean they ignored this big news because it was close to home? What do you mean?
I mean it in general. When there is skimirshes or tension in certain parts of Somalia, these feckers are the first to welcome the news with a fat grin on their faces.

The people who live in Bosaso are a Somali community who are as innocent as their fellow countrymen that live elsewhere. Hence we should not wish for anything bad on them because of the actions of politicians and warlords
User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by new-york24 »

i personally am proud of shacabka puntland,not the burning and distruction but them standing up to the gov.'s anti islam policy :up:
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Boosaaso burns after Shiekh is arrested.

Post by snoop12 »

new-york24 wrote:i personally am proud of shacabka puntland,not the burning and distruction but them standing up to the gov.'s anti islam policy :up:
i second that :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”