Gedo Government

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Gedo Government

Post by Unclebin- »

Xisbul Islaam & Al-shabaab oo Maamul u dhisay Garbahaarey.

By Somalimirror on 25 Mar, 2009 10:35 AM in Main, Wararka

Xisbiga Islaamiga Soomaaliyeed iyo Xarakatu Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa Maamul Cusub oo wada jir ah u dhisay Magaalda Garbahaarey ee Gobolka Gedo waxaana gudoomiye looga dhigay Max’ed C/laahi Xaashi oo horey u ahaan jiray Gudoomiyihii Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.Afhayeenka Xisbul islaam ee Gobolka Gedo Farxaan Cabdi Cilmooge oo ka warbixinayey Magacaabista Maamulkan Wada jirka ah ayaa yiri”waxaa noo soora gashay anaga oo ah Xisbul Islaam iyo Ururka Al-shabaab inaan Gobolka gedo Degmadiisa Garbahaarey ee Magaala Madaxda Gobolka ah, u dhisno Maamul Cusub oo Islaami ah Insha Allahu Tacaalaa Anagoo u sii socona in aan Degmooyinka kale oo sii xigana aan sii dhisi doono Bi’idnilaahi Kariim.”

Mar wax laga weydiiyey Farxaan Cilmooge Sababaha ay u doorteen Gudoomiyahan Cusub waxa u ku Jawaabay:”Gudoomiyaha Shacabkaa iska leh waana Gudoomiye Shacab waa Gudoomiyaha Degmada, anaga waxaan suuro gelinay in aan si wadajir ah u dhisno Dadkaasi shacabka Muslimiinta ah si loo helo Dacwo Mideysan, si loo helo umadii Dacwada loo sheegayey Midnimadeeda iyo wanaageeda iyo Sharafkeeda iyo tafaraaruq la’aanteeda waxaas oo dhan baa ilaalineynay, laakiin qolo kastaaba Heykal keedii Madaxdeedii iyo Nidaamkeedii bey ku timid.”

Farxaan Cilmooge oo sidoo kale wax laga weydiiyey Arinta ku saabsan Go,itaankii Yuusuf Indhacade uu ka go,ay Xisbigooda iyo waliba hadaladii uu ka dhawaajiyey Yuusuf Indhace ee ahaa ku dhawaaqida Hogaan u gooni ah waxa uu ku jawaabay Cilmooge:”Xisbul Islaam Gudoomiyihiisa waa la yaqaanaa waa Dr. Cumar Iimaan Abuubakar , marka Gudoomiyaal Cusub oo lagu Dhawaaqayna Maanan Maqal, marka Meeshii lagu soo dhisayna Wey ogyihiin Warbaahinta Dhamaanteed.”

Maamulkan Cusub ee sida waa jirka ah loogu sameeyey Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee si wada jira ah u dhisaan Xisbul Islaam iyo Xarakadda Al-Shabaab, waxayna arintani Muujinaysaa xiriirka iijaabiga ah ee ka dhaxeeya labadaasi dhinac.


:up:
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Gedo Government

Post by Unclebin- »

These islamist make secular states look stupid.

Reer Gedo Horumar.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Gedo Government

Post by zingii »

MR's need to unite under one name and stop this non sanse. the shabaabs,X-islaam, Ehlu Sade, etc.
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Gedo Government

Post by Voltage »

Belaayo idin xisbiyaysatay :lol:
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Gedo Government

Post by sadeboi »

unclebin...it won't be something that will exist for a while...for now the people are indifferent however a real mamul will be formed with all parties.
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Gedo Government

Post by Unclebin- »

Sadeboi

These Mareexan Shabaab and Xisbi Islaam have something on the regular Mareexan non islamic factions. It's that they are speedy and will build a mamuul in weeks and it is something that Barre Hiraale struggled to do with in Years. :lol:

But on the real. These guys did in Kismaayo what Puntland and somaliland couldn't do in years. That is pave roads and bring a proper court system based on our religion.
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Gedo Government

Post by zingii »

I thought our courts were based on SHARIA even bofore Kacaankii and It was even in the constitution.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Gedo Government

Post by Murax »

:up: Shabab/Xisbul Islaam
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”