Reer Beled Xaawo

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Reer Beled Xaawo

Post by Murax »

:up: :up:



Maamulka Degmada baladxawo Oo Ka Warbixiyay Xarigii Ay U Geysteen Dad Ajanabi Ah.
Written by GMN
Thursday, 26 March 2009 13:19
Mar 26, 2009(GMN) Maamulka degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay faah faahin ka bixiyeen saraakiil ka tirsan wasaaradda waxbarashada dalka Kenya oo shalay lagu qabtay gudaha degmadaasi.





Gudoomiyaha Maamulka Balad Xaawo Axmed Max’ed Barkuus oo ka warbixinayay ilaa 5-macalin oo ka tirsan wasaaradda waxbarashada ee dalka Kenya oo ciidamada maamulka Balad Xaawo ay shalay gacanta ku dhigeen ayaa sheegay in 5-taan ruux oo labo ka mid ah Soomaalida Kenya yihiin ay si sharci daro ah ku soo galeen degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo iyagoo aan soo wargalin maamulka.





Waxaa uu tilmaamay in dadkaasi xiligaani aysan xabsi ku jirin hase ahaatee ay baaris ku socoto,isagoo gudoomiyuhu intaasi raaciyay in askarta dalka Kenya ay Soomaalida sharci darada ku joogta wadankooda ay xiraan iyaguna ay baari doonaan cid kasta oo ogolaasho la’aan ku soo gasha degmadooda. “Haa waa ay jirtaan in dad Kenyan ah oo xadka ka soo gudbay oo iyagoo Balad Xaawo dhexmaraayo lagu qabtay,hade labo dal oo daris ah ayaan nahay su’aalo ayaan weydiinaynaa oo sida Soomaalideena loo baaro ayaan u baaraynaa kadibna waan sii daynaynaaa”ayuu yiri Gudoomiyaha Maamulka Balad Xaawo Axmed Max’ed Barkuus.




Sidoo kale Axmed Max’ed Barkuus ayaa waxaa uu sheegay in culumo isugu jirta Soomaalida Kenya iyo kuwa kale ay soo booqdeen halka lagu haayo saraakiishaani ka tirsan wasaaradda waxbarashada ee dalka Kenya islamarkaana ay ka wada hadleen.





Shalay ayey aheeyd markii Shantaan ruux oo ka soo gudbay xadka Soomaaliya ay la wadaagto dalka Kenya lagu qabtay degmada Balad Xaawo iyadoo ilaa iyo haatan aan la’ogeyn waxaa uu ka yeeli doono maamulka degmada Balad Xaawo oo gacanta ku haya dadkaasi.



X-Shabelle
mahdi01
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 638
Joined: Sat Feb 21, 2009 3:58 am

Re: Reer Beled Xaawo

Post by mahdi01 »

Schools in Beledxaawo use the same curriculums as Mandera Kenya, may be those teachers detained wanted to earn extra cash teaching in Beledxawo.

The two cities are very much intertwining it is very hard to tell where is the actual border line is…
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Reer Beled Xaawo

Post by Murax »

mahdi01 wrote:Schools in Beledxaawo use the same curriculums as Mandera Kenya, may be those teachers detained wanted to earn extra cash teaching in Beledxawo.

The two cities are very much intertwining it is very hard to tell where is the actual border line is…

Yea Man. In the Beled Xaawo videos they look virtuilly identical. Also visiting Beled Xaawo is very easy. 5 minute cab ride from Mandeera and You're there :up:
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: Reer Beled Xaawo

Post by BaasAbuur »

I see what Burkuus is doing but there is a problem with that because the people he arrested were Somali kenyans and according to the Somali constitution, every Somali is a citizen of every Somali region. As long as those men/women were not working for missionaries, then I don't see the point in arresting them. If they were missionaries, please kill them.
mahdi01
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 638
Joined: Sat Feb 21, 2009 3:58 am

Re: Reer Beled Xaawo

Post by mahdi01 »

Qansa,

Nothing serious, is just tit for tat thing always happens Baledxawo and Mandera, as long as burkuus involve it no one will harm them, unless those crazy mareexaan wadaado get drawn into, they may court martial them.

If they are missionaries, I feel sorry for them, they must be out of their mind going to region ruled by hardcore militants…
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: Reer Beled Xaawo

Post by BaasAbuur »

The article does not say anything about them being missionaries and let us hope they are not. Those fockers are very annoying. Probably just some muralles that wanted to earn an extra dollar in Beled Xawo. Burkuus is just making noise so that no one should enter his domain with his knowledge. :lol: I hope it isn't to squeeze few dollars from the institutions that employ these so called foreigners. All jokes aside, I think he just wants to tighten the border.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”