Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by Captain24 »

Baydhabo(AllPuntland)- Afhayeenka Ururka Al- Shabaab oo ay galbinayaan baabuur badan oo kuwa dagaalka ah ayaa ka soo baxay magaalada Baydhabo, isagoo ku sii jeeda bartamaha dalka Soomaaliya, siiba gobalka galguduud markii bilihii ugu dambeeyey ururkooda laga qabsaday saldhigyo muhiim u ahaa.

Wariyaaasha Madax banaan ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Muqtaar Roobow Cali oo ay weheliyaan ciidamo badan uu aaday gobalka Galguduud, isla markaasna uu gacan siin doono ciidamada Al- Shabaab ee horay ugu sugnaa meelo ka mid ah gobalada dhexe.

Afhayeenkan warar ku dhow dhow ayaa sheegaya in uu dagaal uaadayo gobalkaasi, isla markaasna uu doonayo in uu la dagaalamo dhinacyada ka soo horjeeda, siiba Kooxda Ehlu Suna oo ay dagaal adag kala dhaxeeyaan.

Al- Shabaab ayaa labadii todobaad ee ugu dambeysay waxa ay ku jireen abaabul ciidan oo laga dareemay deegaanada ay gacanta ku hayaan, waxa ayna xalay dhaqdhaqaaqyo milateri ka sameeyeen meelo ka mid ah gobalka Hiiraan ee dalka Soomaaliya, ayagoo saldhigyo cusub ka sameystay gudaha degmada Buul-Barde.

Wararka ayaa sheegaya in ay ciidamada uu wato Muqtaar Roobow Cali yihiin kuwa awood buuran uleh in ay wadaan dagaalo, waxaana lugu waramay in ay saacadaha caawa ku wajahan yihiin gudaha gobalka Galguduud, ayagoo ka dibna aan la garan karin waxyaabaha ay qaadanayaan.

Dadka gobalka Galguduud ayaa walaac balaaran ka qaba dagaalo markale ka qarxa gobalka, waxaana saameyn balaaran ay dagaaladaasi hadii ay dhacaan ay ku yeelan doonaan gobalada uu xuduuda la wadaago gobalka Galguduud ee Puntland & Hiiraan, waxaana aan la garan karin sida ay xaalad noqon karto.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by Murax »

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by AhlulbaytSoldier »

This is great opportunity for the ahlesunnah militia to kill Abu Eelay the khariji dog.
Hopefully when i wake up and then read shabelle in the morning it says: Breaking News Alshabaab Spokesman killed in fighting.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by AbdiWahab252 »

HutuKing,

Galgaduud is where these fockers go to die.

The Suufi Awakening will not be stopped :up:
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by Warsame101 »

It will be a death sentence.
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by ModerateMuslim »

Allahu Akbar!

surely the great mujahid abu mansur will finish off these warlords and grave-worshippers who're slaving for the cause of ethiopia in somalia. :up:
hilal2020
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 653
Joined: Wed Sep 03, 2008 12:51 pm
Location: gallery land

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by hilal2020 »

Abu mansoor imisa jago ayu iskuhaya horta?
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by Somalian_Boqor »

Abu mansoor needs to get killed end of story!!!
User avatar
BaasAbuur
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2868
Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by BaasAbuur »

I hope the war never reaches Cabduwaq.
User avatar
Shirib
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 26911
Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
Location: May God grant us victory.

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by Shirib »

Galgaduud will fall to the Youth :up:
User avatar
snoop12
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4399
Joined: Sat Oct 11, 2008 7:13 am

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by snoop12 »

BaasAbuur wrote:I hope the war never reaches Cabduwaq.
do you mean Caabudwaaq ? inshallah it wont pass guriceel :|
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by Voltage »

None of our lands is a battle zone. All the Suufi even the Mareexaan joined together and made a base together in the middle of the region.
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by Diyeeshaha_Tolka »

mukhtar roboow caqligiisa ayuu qabaa meelahaas iskuma aadaayo,,hada ka horna wereysi uu bixiyey wuxuu yiri aniga BAY iyo BAKOOL ayaan ku ekaan doonaa,,

teeda kale ,,allpuntland waxay soo qortay lama qaato
Jam Street
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1451
Joined: Thu Mar 19, 2009 5:32 am

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by Jam Street »

Bal fiiri al-shabaab waxa taageerayo maanta. MJ GAY iyo wixii shalay tigre u naageyn jiray oo dhan aa al-shabaab isku badalay.
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Abdu Mansur is heading to Galguduud to whoop Ahlu_Nifaaq

Post by Captain24 »

Abumansur can come to Puntland :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”