Horta waxaan la yaabahanay majeerteenka meesha ku jira colaada ay u qabaan walaalahood dhulbahante ilaa intee dhantahay.
Ilaa shalay dagaal baa wuxuu ku socday galgal ilaa hadana gurmad baa socda, wolow markii danbe dhulbahantuhu hantiyeen guushii. Sasoo ay tahay puntland section wax ka hadla arinkaa wali maanan arag, puntland secton waxaa u badan ciise, cisman maxamuud iyo inyaroo bicidyahaan daba dhilifa, khalif shiikh ayaa horey gabay uu u tiriyey wuxuu yiri:
Magac ba'aye Ciisaan lahaa, way mintidayaane!
Cismaankii is maahuurin jiray, malihi beenowye,
Haddii muran dhex maro reer tolkood, ways mutuxiyaane
Goortey shisheeyaha mutaan, reer marti xumooyin;
Malaggii walaalkii nin jecel, muruggo waw koowe
Ragga lagu malkhadayaana waa, mahurtadiinniiye
Mar un inaad is daydaanna way, kaa madowdahaye!
Ninba maalin baa loogu iman, maxashadiisiiye
Qoladay markaa haysataa, kaga maqnaataane
Enough said:/
Dhulbahante waa gob walee wakaa buuhoodle intey kasoo duuleen ceelashii iidoorku qoteen kawada owday iidoorna cashar lama filaana u dhigey. Walee dhulbahante waa dowlad, waa inaan hal gabay ku tuuraa..
Wax qaniina aar meel fadhiya bahal quraanjaaye..
Ilkihiisa uma quuro iyo qaarka sare e..
Uma quud daroodee markaa qoob iskaga sayre.
IIdoor intii dunida luguu qooqiyey qani is moodeen..
Walee iidoor jab iyo halaag baa heley waxaa kaaga daran ayagoon dagalaamin bay iska carareen ceebtood maaha ee waa caadadood.
Puntland section MJ gun ah baa ka buuxa
Moderator: Moderators
Re: Puntland section MJ gun ah baa ka buuxa
"Mar aanu la hadalay qaar ka mida taliyayaasha ciidanka difaaca ee SSC ee ku sugan Buuhoodle waxa uu noo sheegay in 9 ka mida Qoryaha meelaha fog fog wax ka dila ee loo yaqaano BM iyo 105 Lagu xidhay meesha loo yaqaan Sool Joogto si hadii xaaladu u xumaato loo garaaco magaalooyinka maleeshiyaadkaasi ka yimaadeen. Hase yeeshee Markii tiknikadii buuhoodle gaadhay gal gal ayaa waxaa markiiba ka baxay aagii oo dib ugu noqday Burco Maleeshiyadii Somaliland. Waxaana Mudo gaaban ku yimi Oday dhaqameedyadii wada hadalka diiday markii hore, iyagoo iminka codsaday in arinta wada hadal lagu dhameeyo."
buhoodlenews
Walee ragaa darawiish rag qosla maaha...
Halkaa kawada gobonimo walee
buhoodlenews
Walee ragaa darawiish rag qosla maaha...
Halkaa kawada gobonimo walee
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 326 Views
-
Last post by Libah86
-
- 39 Replies
- 1292 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 0 Replies
- 537 Views
-
Last post by oldenglish
-
- 2 Replies
- 378 Views
-
Last post by snoop12
-
- 1 Replies
- 227 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 18 Replies
- 1434 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 35 Replies
- 1437 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 5 Replies
- 625 Views
-
Last post by Barwaaqoiyobashbash
-
- 3 Replies
- 357 Views
-
Last post by peace-
-
- 5 Replies
- 493 Views
-
Last post by gemini07