Page 1 of 3

Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 9:26 am
by Adan_1
Fadhigii Maanta ee Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta ku dhamaadey Fadeexado, Caytan qabiil iyo Gacan ka hadal






Fadeexaddan oo ka bilaabtantay muran ka dhex aloosmay Md. Cabdiraxmaan Qawdhan (Ha) oo ka mid ah xildhibaannada sida weyn uga soo horjeeda in muddada xilka loo kordhiyo Madaxweyne Rayaale iyo Md. Maxamuud Maxamed Dheeg(Hy) oo isagu si weyn ugu ololeynaya meel-marinta dalabka Madaxweynaha, kuwaasoo intii aanay faraha isla gaadhin la kala jiiday. Haseyeeshee, waxay arrintu faraha ka baxday kadib markii ay Md. Qawdhan (ha) mar kale is af-dhaafeen xildhibaan Siciid Cabdillaahi aYaasir (hy) oo ka mid ah xulafada la safan Madaxweynaha, arrintaas oo sababtay in labada mudane feedh iyo hirdi isku daandaamiyaan, isla markaana iyaga oo isku maran dhulka iskula dhacay, iyada oo dhaawac dakhar ahi uu madaxa ka gaadhay Xildhibaan Qawdhan oo dhiig badani ka daatay.

Sida oo kale, waxa fadeexadda mudanayaasha isfaro-saaray wehelinaysay foolxumo ka dhalatay, kadib markii xildhibaannada kala qabanayey iyo kuwii isdilayey mar qudha dhulka isla galgashaan, iyagoo isla jiidhay Guddoomiye Saleebaan oo markaa ka soo degay miiska Shirguddoonka, balse waxa aakhirkii xoog iyo faro cididood lagu kala furfuray labada mudane ee feedhka isku asqeeyey.

Waxa kale oo iyana barxadda gudaha xarunta labada gole Baarlamaan isku gacan saaray Mudane Ibraahim Jaamac Cali (hj) oo ka tirsan Golaha Wakiillada iyo Agaasimaha Telefishanka Qaranka Mr. Maxamed Muuse Diiriye (hy) oo ka mid ahaa dadka ka qaybgalay fadhiga Guurtida, kuwaas oo sida la sheegay isku af-dhaafay muran ku saabsan mooshinka xasaasiga ah ee Madaxweyne Rayaale ku dalbaday muddo-kordhinta sida weyn laysugu maandhaafsan yahay, kadib markii sida la sheegay uu xildhibaanku feedhay agaasimaha.

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 10:14 am
by The_Emperior5
wa fadexaaad waleh but weynu arki berri kan habaryoonis eeh leh rayaale halo kordhiye wa ba nijaas kaasii,

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 12:28 pm
by GENERAL_SNM
Looks like HY will fight for Riyaale. Walle he must be laughing thinking to himselve, what did I do to be blessed with these fools?. :mrgreen:

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 1:32 pm
by LiQaaye_TDH
General....Throw Qamandi on the Floor :|

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 2:04 pm
by LiQaaye_TDH
By the way i never watched this video and i just watched it, Daaaamn :shock: :shock: :shock:

One Xilidhibaan go knock the fock out wallahi, Somaliland fuked wallahi if it continous this way :shock: :shock: :shock: :shock: :lol: :lol: :lol: :lol:

Adan_1 How can i find this video on the Youtube?

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 2:35 pm
by abdikarim86
click on the video
a new window of youtube with the vid should pop out

back to the topic, guurti fighting eachother :down:
these are the men that are supposed to make peace

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 4:40 pm
by yawle
" dhaawac dakhar ahi uu madaxa ka gaadhay Xildhibaan Qawdhan oo dhiig badani ka daatay."

Poor Sacad Muuse. Nin Habaryoonis ah oo caano geel ku soo karay ayuu is yidhi take him on with bare hands. LOOOOOL


Hey Maryo allools, Daahir RIyaale will get his extention and will be voted in again on May 29. So what is the next move for Maryo allools? I know Habarjeclo can't do shyt in Burco, the only place where a few Afcas will gather around is the Eastern end of the town - halkaana hadii cabaadan iyo hadii qayliyaan cidna maqli mayso. :lol:

As for Sacad Muuse, ayaga ciidan ayaa la dul dhigaya and they will act like sidii hablo yaryar oo asluub fiican leh. 8-)

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 6:09 pm
by The_Emperior5
yawle wrote:" dhaawac dakhar ahi uu madaxa ka gaadhay Xildhibaan Qawdhan oo dhiig badani ka daatay."

Poor Sacad Muuse. Nin Habaryoonis ah oo caano geel ku soo karay ayuu is yidhi take him on with bare hands. LOOOOOL


Hey Maryo allools, Daahir RIyaale will get his extention and will be voted in again on May 29. So what is the next move for Maryo allools? I know Habarjeclo can't do shyt in Burco, the only place where a few Afcas will gather around is the Eastern end of the town - halkaana hadii cabaadan iyo hadii qayliyaan cidna maqli mayso. :lol:

As for Sacad Muuse, ayaga ciidan ayaa la dul dhigaya and they will act like sidii hablo yaryar oo asluub fiican leh. 8-)





yawle Is ina rayaale your shield or something you are really sick if you believe something as maryo alool exist . The biggest Calan cass was ina cigaal and you support his party lol.
If you where really garaxajis and you where powerful you would support ucid faisal cali waraabe baad tageerii lahayd.
But udub wasiirka difaaca wasiirka dibbada gudoomiyaha barlamaanka wa hj.
Ninka ciidanka jannanka qarranka Somaliland haysta na waxa weyaan wiil habarawal xusseen taani . the chief of the army of the military of somaliland

And the vice president and interior minister are both habarawal. What the hell does habaryoonis have in udub oon ahayn cawil. Ma cawil baad ku faanaysa oo yidhi mucjisan ku dhashay. Abahay maba dhali jiireyn may iska hubtiin inu cawil habaryoonis ma waxasad ku dhiimanaysiin

Election will be held and ina rayaale and samaroonta oodweyne will go either to borame or oodweyne loool walahi garxajiski way jilceen jiilceen xiin iyo xaasiidnimo ba ka soo hadhay. Isna waxma noqon karro hadaad odhan lahayd aniga wax noqonaya garxajis are like this ana wax noqon mayo dadka kale na xiiniya ayaan haynaya.

Silanyo will be president ina bixii na wuu ku xigaya maxaad samayn Selebaan gaal na house of lordka ayuu noo fadhiya . madaxtooyadu dhankayga magaalada aya ku aal what you going to do.

Don’t worry when silanyo is president miid cawil oo kale ku wayi mayo soo wasiirka maaaliyada ma rabtiid silanyo wuu ku siinaya wax kale ma rabtiid kolay

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 6:16 pm
by GENERAL_SNM
lol Yawle

Walle your in another universe how else could you explain your nonsense above. If all HY are as dumb as the few in here may allah help you, because the future is not good.

PS, When Silanyo wins, they better empty all the hospital beds, because alot of HY will be having cardiac arrest. :mrgreen:

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 6:19 pm
by MrPrestige
GENERAL_SNM wrote:lol Yawle

Walle your in another universe how else could you explain your nonsense above. If all HY are as dumb as the few in here may allah help you, because the future is not good.

PS, When Silanyo wins, they better empty all the hospital beds, because alot of HY will be having cardiac arrest. :mrgreen:


Sxb that means your mother will have cardiac arrest aswell since shes habar yonis hahha you better watch out before you say silly things

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 6:51 pm
by laander8
From the crowd Hadii Ciidan/Ciidagale dhanka cad [ noise ]
Saleebaan Gaal , Anugu Marti ayaan uu arkaa dhankaa , [noise] Hadii aan uu baahanaao waan uu yeedhaynaa

they are also talking about the military barracks and soldiers, fukin noise I could not comprehend what Salebaan really said.

He is indeed a very fascinating man wallahi.

Can someone tell me what they were really meaning.
I can swear I heard Ciidagale loud and clearly

its starts from 1.22 pay attention!!

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Fri Mar 27, 2009 11:17 pm
by Lite-Somali
wtf :shock: Saleeban looks exactly like ma pops

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Sat Mar 28, 2009 5:06 am
by LiQaaye_TDH
Saleeban is gaal is Libaax, and there is no ther Politican like him today in Somaliland, he can fock up silaanyo wallahi this guy have been in the Game for so long...

Emperior.... Your right Garxajis cant stand on their own today wallahi, they have to hide behind in Riyaale :lol: like he is gonna defend their Qamandi azz if anything breaks out :lol: .. if anything happens in Somaliand Riyaale will get expelled from Somaliland and he wil Run to Mogadisho just like some other Politician who have done the Cabdi Bille Sprint in the 90s :lol: :lol: :lol: :lol:

Habar Jeclo Controls The Army in Somaliland(Cabdullahi Gurey Reer Yoonis), the 2 biggest Military Bases are in Burco, and Caynabo, the Commander of the Army is Sacad Muse :lol:

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Sat Mar 28, 2009 6:39 am
by yawle
yawle Is ina rayaale your shield or something you are really sick if you believe something as maryo alool exist . The biggest Calan cass was ina cigaal and you support his party lol.
If you where really garaxajis and you where powerful you would support ucid faisal cali waraabe baad tageerii lahayd.
But udub wasiirka difaaca wasiirka dibbada gudoomiyaha barlamaanka wa hj.
Ninka ciidanka jannanka qarranka Somaliland haysta na waxa weyaan wiil habarawal xusseen taani . the chief of the army of the military of somaliland

And the vice president and interior minister are both habarawal. What the hell does habaryoonis have in udub oon ahayn cawil. Ma cawil baad ku faanaysa oo yidhi mucjisan ku dhashay. Abahay maba dhali jiireyn may iska hubtiin inu cawil habaryoonis ma waxasad ku dhiimanaysiin

Election will be held and ina rayaale and samaroonta oodweyne will go either to borame or oodweyne loool walahi garxajiski way jilceen jiilceen xiin iyo xaasiidnimo ba ka soo hadhay. Isna waxma noqon karro hadaad odhan lahayd aniga wax noqonaya garxajis are like this ana wax noqon mayo dadka kale na xiiniya ayaan haynaya.

Silanyo will be president ina bixii na wuu ku xigaya maxaad samayn Selebaan gaal na house of lordka ayuu noo fadhiya . madaxtooyadu dhankayga magaalada aya ku aal what you going to do.

Don’t worry when silanyo is president miid cawil oo kale ku wayi mayo soo wasiirka maaaliyada ma rabtiid silanyo wuu ku siinaya wax kale ma rabtiid kolay
Uunsi boy,
Your arguments amounts to that of a little girl whose coming of age and thinks that she knows much but actually is way of the mark. :)

This is not about who holds what position. This is about politics in the grand scheme of things. This about humiliating the people like Siilaanyo, Ina Kaahin, ina Biixi and other Maryo alloool era fools. The people who said that they will flog Daahir Rayaale out of the presidential palace will need to think twice, as Mr. Bulaale (AUN) said "Daahir Rayaale Dhab libaax ayuu ku fadhiya" :mrgreen:

Re: Parliament fight in somaliland.

Posted: Sat Mar 28, 2009 6:47 am
by yawle
GENERAL_SNM wrote:lol Yawle

Walle your in another universe how else could you explain your nonsense above. If all HY are as dumb as the few in here may allah help you, because the future is not good.

PS, When Silanyo wins, they better empty all the hospital beds, because alot of HY will be having cardiac arrest. :mrgreen:
Siilaanyo wins looool

Siilaanyo is a very poor fella, waa ninka Sacad Muuse naf mooday. :lol: :lol: this guy reer Galbeedka ma yaqaan, but he surely will learn a lot of lessons in the coming few weeks. :lol: