Daahir Rayaale's term extended

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Daahir Rayaale's term extended

Post by yawle »

War Deg deg ah: Golaha Guurtida oo Ansixiyay in xukumada loo kordhiyo

Hargaysa,(Qarannews)-Waxa khadka mobil-ka aanu hada kula xidhiidhnay wariyahayaga nooga soo warama magaalada Hargaysa oo ilaa saaka waabarigii ku sugnaa aqalka golha guurtida, waxana uu hadalkiisa ku bilaabay sidn hoos ku xusan.

Waxa aan saaka imid golaha guurtida saaka waabarigii uma malynaayo in ay cidi iga soo horaysay goobta ama xarunta golaha guurtida oo aminigeeda aad loo sugay waxa aan imid iyada oo la ilaalinaayo, jawiguna uu aad u wanaagsanyahay ciidamada booliska ee aan saaka arkay waxa ay u eekaayeen qaar wajigooda ay ka muuqato fur furnaan iyo waji wanaagsan.

Xoogaa waxa aan gaaf wareego dibada iyo agagaarka aqalka guurtida waxa iska soo daba dhacaayay xubnaha golaha guurtida oo xabad xabad u soo galaayay goobta iyo bahda saxaafada Somaliland oo iyana midba gaarkiisa u imanaayay meesha waxa aan la kulmay, badiba xubnaha golaha guurtida, waxa aan waydiiyay sida ay maanta wax u arkaan oday kamid ah odayadii aan la jkulmay waxa uu ii sheegay oo yidhi.

Somaliland maanta ayay ugu wanaagsantahay waad ogaydeen marxaladaha aan ka soo baxnay, mana loo baahna is jiid jiidad iyo buuq, maskaxda ayaa talin doonta oo caqliga guurtida ayaa shaqayn doona, anaguna waxa aanu u badanahay in aanu mudada kordhino.

Mudada kordhino waa kalamada ay saaka ka sinaayeen odayda badankoodu waana ta meel maraysa ayay u eegtahay, lakiin gudoomiyaha oo aan su'aal la gaadhiwaayay ayaa hada qudbadaynaaya waxana xoogaa yar ka dib uu qaadi doonaa cod, xiligan aan idinkula hadlaayo mobilka aan taaganahayna meel ay iiga muuqdaan wax waliba wax bilaabmatay codayntii.



Hada waxa uu gudoomiyihii uu qaaday codayntii waxa goobta kusugan 78 mudane waxana uu gudoomiyihii iclaamiyay inta mudane ee doonaysa in xumumada loo kordhiyo xiliga, waxana gacanta taagay 42 mudane xaga 35 mudane ay ka soo hor jeedsadeen hal mudanena uu ka aamusay doorashadu waxa ay dhici doontaa 29/9/09, Gudoomiyuhu waxa uu 4 jeer ku celiyay codaynta waxa ayna isugu biyo shubatay 42, xubnood oo u codeeyay Haa, iyo 35, u codeeyay Maya, iyo mudane ka aamusay, waxana xukumada hada la sharciyeeyay mudo lix bilood ah in ay sii hayso xilka oo sidaasi ay ku sii shaqayso, warka oo faah faahsan kala soco qarannews

Xasan Keefkeef

Qarannews

Golaha wakiilada Somaliland

Hargaysa

Somaliland
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by yawle »

Image

Thanks to HY's power play in the House of Guurti, Daahir Rayaale's term is extended. UDUB Party is posed to win a landslide in the May 31 Elections. :up: :sland: 8-)
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by abdikarim86 »

dude, udub just sealed a kulmiye victory

hope you are near a hospital come election day
the heart attack might kill you :lol:
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by Voltage »

Sad wallahi. THis is why I am glad the Majerteen vs. Mareexaan beef is so open. Internal hatred can get as toxic as Yawle and Xkeyse's hatred.

So let me get this straight.

The Dahir Riyaale Habar yoonis hated so badly and wanted to get off their shoulders who sent their sultan to Mandheera jail and arrested their politician Dr Gabooose now has an extended term because Habar Yoonis capitulated and would rather see the dictatorial gedabursi in power then their Isaaq brother Habar Jeclo SNM hero Siilaanyo who was robbed before just because of political rivalry?

Either what I am witnessing has got to be the most pitiful thing Ive seen in Somali politics or this guy is just boasting and Habar Yoonis had nothing to do with it but Riyaale is flexing his muscles as usual.
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by abdikarim86 »

dahir is not a dictator

its just many people want him to stay in power
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by kaliil »

good news :lol: .War cusub maaha oo waanu ogayn inaa wakhtiga loogu kordhinayo.Walaahi inaanu odayga sacsaca ah ee Gusjeclo weligii kursiga madaxweynaha ku fadhiisanayn oo cid kalena ku fadhiisanayn anagoo ka raali ah mooyaane.Inay Habar Yoonis somaliland maamusho taasaa kuu cadaynaysa, reeraha kale waa wada mucaarid oo HY oo keliya ayaa Riyaale meesha ku haysa markaanu doonana nin HY ah ayaanu ku bedelaynaa.Cidii xiniinyo leh bal ha is dhaqaajiso :lol: .Dhawrka nacas ee gusjeclada iyagoon weligood dagaal gelin haddana geesiyaanu nahay iyo SNM baanu nahay yidhaahdaa wax ha qaadaan kursigu waa ka xaaraane.Markay ugu dhowaayeen waxay ahayd markay Cigaal guska u jaqayeen, markaana meesha ku qade :lol: .
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by yawle »

Kalil looool
I would advice for Siilaanyo to retire... and Kulmiye to elect Dr. Gaboose as its head. That is the only way Kulmiye will be able to win. :mrgreen:



Quule Boy,
The Kikuuyoo are giving hand outs this way >>>>>>>>>>>
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by kaliil »

LOOOL@YAWLE, inaadeer waa runtaaye kuwaasi odayga asaasaqay wax dhaama miyay iska waayeen.inuu marfashka iska fadhiisto oo xagaa ka niicleeyo ayaa loo qaatay illeen caqli uu siyaasada meel ku gaadho malaha e.Kulmiye meel gaadhimaayo cidina u codaynmayso iyadoo DR.Gaboose ama Cabdi Awdaahir gudoomiye looga dhigo mooyaane.Marya Alooshu ciday 1995:kii u dagaalamayeen wax ha u qabteen bal.Sida dumarkay bootayn yaqaanaan oo hanjabaan laakiin far ma dhaqaajin karaan.Hadda 2 sano ayay maalin walba leeyihiin doorashadu hadday dhiciweydo waxan ayaa dhacaya haddana markaynu madaxweyna wakhti ugu darnana way iska aamusaan
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by MrPrestige »

yawle wrote:Kalil looool
I would advice for Siilaanyo to retire... and Kulmiye to elect Dr. Gaboose as its head. That is the only way Kulmiye will be able to win. :mrgreen:



Quule Boy,
The Kikuuyoo are giving hand outs this way >>>>>>>>>>>

looooooooool walle the habar guusjeclo must be upset and wanking at home guul habar yonis
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by MrPrestige »

yawle wrote:Kalil looool
I would advice for Siilaanyo to retire... and Kulmiye to elect Dr. Gaboose as its head. That is the only way Kulmiye will be able to win. :mrgreen:



Quule Boy,
The Kikuuyoo are giving hand outs this way >>>>>>>>>>>
looool walle the habar guusjeclo leader i always knew if habar yonis doesnt support him he will never win shame on you guusjeclo its time for your sucking ceeb routine
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by MrPrestige »

kaliil wrote:LOOOL@YAWLE, inaadeer waa runtaaye kuwaasi odayga asaasaqay wax dhaama miyay iska waayeen.inuu marfashka iska fadhiisto oo xagaa ka niicleeyo ayaa loo qaatay illeen caqli uu siyaasada meel ku gaadho malaha e.Kulmiye meel gaadhimaayo cidina u codaynmayso iyadoo DR.Gaboose ama Cabdi Awdaahir gudoomiye looga dhigo mooyaane.Marya Alooshu ciday 1995:kii u dagaalamayeen wax ha u qabteen bal.Sida dumarkay bootayn yaqaanaan oo hanjabaan laakiin far ma dhaqaajin karaan.Hadda 2 sano ayay maalin walba leeyihiin doorashadu hadday dhiciweydo waxan ayaa dhacaya haddana markaynu madaxweyna wakhti ugu darnana way iska aamusaan


Ina adeer this proofs Guusjeclo cant not win any elections without habar yonis support - its time they start begging the Noble Habar yonis otherwise they will never sit on the seat of somaliland
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by yawle »

LOL @ Ducaysane
Sxb cayda inaga yaree... there is no enemosity here... we just twisting each other's arms... Cayda xad dhaafka leh inaga daa... Jaamac Waal iyo Afcas iyo Sii Bakhti iyo waxaa is ok... laakin ceeb iyo ceeb waxaaa waa afkii naagaha Majeerteen. Naagaha Majerteen ayaa marka la hadashid waxa koowad ee afkooda ka soo baxaa waa ceeb iyo Si*l.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by MrPrestige »

yawle wrote:LOL @ Ducaysane
Sxb cayda inaga yaree... there is no enemosity here... we just twisting each other's arms... Cayda xad dhaafka leh inaga daa... Jaamac Waal iyo Afcas iyo Sii Bakhti iyo waxaa is ok... laakin ceeb iyo ceeb waxaaa waa afkii naagaha Majeerteen. Naagaha Majerteen ayaa marka la hadashid waxa koowad ee afkooda ka soo baxaa waa ceeb iyo Si*l.



loool haye its going to be sii bakhtii then anyway how many guurti members voted for the riyale to be given extended ? how many is gurtiga horta ?and how many does habar yonis have in it
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by yawle »

There are 82 seats and about 42 voted for extention while 35 opposed and 1 abstained.

I don't know exactly about the clan composition and how many belong to Habaryoonis etc. But I know that all the Somaliland clans are represented including Yemeni, Gabooye, Hawiye, Ciise etc.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Daahir Rayaale's term extended

Post by MrPrestige »

yawle wrote:There are 82 seats and about 42 voted for extention while 35 opposed and 1 abstained.

I don't know exactly about the clan composition and how many belong to Habaryoonis etc. But I know that all the Somaliland clans are represented including Yemeni, Gabooye, Hawiye, Ciise etc.
well i had the sources it was something like 32 seats belong to garxajis i ll find it - sxb what do you think siilanyo should do because i think his time is running this is last time and properly habar jeclos best chance to be a president of somaliland
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”