RULE OF LAW PREVAIL IN SOMALILAND

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

RULE OF LAW PREVAIL IN SOMALILAND

Post by djibsomali »

EXTENTION TO THE PRESIDENT AND HIS GOVERNMENT!!!

Hargaysa,(Qarannews)-Waxa khadka mobil-ka aanu hada kula xidhiidhnay wariyahayaga nooga soo warama magaalada Hargaysa oo ilaa saaka waabarigii ku sugnaa aqalka golha guurtida, waxana uu hadalkiisa ku bilaabay sidn hoos ku xusan.

Waxa aan saaka imid golaha guurtida saaka waabarigii uma malynaayo in ay cidi iga soo horaysay goobta ama xarunta golaha guurtida oo aminigeeda aad loo sugay waxa aan imid iyada oo la ilaalinaayo, jawiguna uu aad u wanaagsanyahay ciidamada booliska ee aan saaka arkay waxa ay u eekaayeen qaar wajigooda ay ka muuqato fur furnaan iyo waji wanaagsan.

Xoogaa waxa aan gaaf wareego dibada iyo agagaarka aqalka guurtida waxa iska soo daba dhacaayay xubnaha golaha guurtida oo xabad xabad u soo galaayay goobta iyo bahda saxaafada Somaliland oo iyana midba gaarkiisa u imanaayay meesha waxa aan la kulmay, badiba xubnaha golaha guurtida, waxa aan waydiiyay sida ay maanta wax u arkaan oday kamid ah odayadii aan la jkulmay waxa uu ii sheegay oo yidhi.

Somaliland maanta ayay ugu wanaagsantahay waad ogaydeen marxaladaha aan ka soo baxnay, mana loo baahna is jiid jiidad iyo buuq, maskaxda ayaa talin doonta oo caqliga guurtida ayaa shaqayn doona, anaguna waxa aanu u badanahay in aanu mudada kordhino.

Mudada kordhino waa kalamada ay saaka ka sinaayeen odayda badankoodu waana ta meel maraysa ayay u eegtahay, lakiin gudoomiyaha oo aan su'aal la gaadhiwaayay ayaa hada qudbadaynaaya waxana xoogaa yar ka dib uu qaadi doonaa cod, xiligan aan idinkula hadlaayo mobilka aan taaganahayna meel ay iiga muuqdaan wax waliba wax bilaabmatay codayntii.

Hada waxa uu gudoomiyihii uu qaaday codayntii waxa goobta kusugan 78 mudane waxana uu gudoomiyihii iclaamiyay inta mudane ee doonaysa in xumumada loo kordhiyo xiliga, waxana gacanta taagay 42 mudane xaga 35 mudane ay ka soo hor jeedsadeen hal mudanena uu ka aamusay doorashadu waxa ay dhici doontaa 29/9/09, Gudoomiyuhu waxa uu 4 jeer ku celiyay codaynta waxa ayna isugu biyo shubatay 42, xubnood oo u codeeyay Haa, iyo 35, u codeeyay Maya, iyo mudane ka aamusay, waxana xukumada hada la sharciyeeyay mudo lix bilood ah in ay sii hayso xilka oo sidaasi ay ku sii shaqayso, warka oo faah faahsan kala soco qarannews

Xasan Keefkeef


http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: RULE OF LAW PREVAIL IN SOMALILAND

Post by Babygirl- »

Riyalee.. :lol: :lol: :lol:
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: RULE OF LAW PREVAIL IN SOMALILAND

Post by Babygirl- »

Rule of Law :lol: :lol: Video somaliland parliament fighting ... :lol:
http://somalinet.com/forums/viewtopic.p ... 5&t=204243

maxeey isagaa dhagdhagayaan... :lol: :lol:

sidi kii somalidaa meey bikoradoo iyo kuursi isla dhacaan.. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”