SALAFI (VODKA) SAUDI REFUSE TO BURY SOMALIS
Posted: Sun Mar 29, 2009 8:40 am
THE LATEST WAHABEEN SALAFI DEEN.
ONLY SAUDI VODKA CITIZEN CAN BE BURIED IN SAUDI ARABIA AND SOME WESTERNERS APART THAT ACCORDING TO THEM ALLAH HAVE NOT PRIVILEDGED ANYONE ELSE TO BE BURIED IN SAUDI ARABIA..
THE RELIGION IS JUST A TOKEN WE USE TO SUBJUDICATE THE WEAK !!!
Meyadka dad Soomaali ah oo tiradooda ay ka badan tahay 10-qof oo qaarkood 9-bilood ka hor geeriyooday ayaa ku xayiran dalka Sacuudiga xili dowalada Sacuudiga ay diiday in la aaso meydkaasi.
Meydadkan oo tiradoodu gaareyso kudhawaad 12-qof oo siyaabo kala duwan ugu geeriyooday magaalooyin ka mid ah wadanka sucuudiga sida Jidah iyo Daa’ifa ayaa lasheegay in dowlada Sucuudigu ay diiday in la aaso iyo in dalkoodii dib loogu soo qaado.
Dadkan ayaa lasheegay in dhamaantood ay ahaayeen Soomaalida sharci darada ku joogay dalka Sucuudiga,waxaana qaaarkood meydkoodu ay sanduuqyo ku jiraan 9-bilood iyo in kasiibadan
Ibraahim Yuusuf Maxamuud oo Aabe u ah gabar kamid ah meydadkaasi ayaa idaacada shabelle usheegay in 3-dii bishii aynu soo dhaafnay gabadhiisu ay geeriyootay islamarkaana ilaa haatan loo diiday in lagusoo wareejiyo meydkeeda si ay u Aastaan
Shiikh Max’uud Ow Cabdulle Cariif oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyed kuwooda ugu waaweyn ayaa ku tilmaamay arintaasi mid ka baxsan Diinta islaamka isla mar ahaantaana uusan astaahilin qof muslim ah oo geeriyooday in aan la aasin oo la iska hayo.
Dowlada Sacuudiga ayaa waxa ay ka mid tahay dowladaha ugu waaweyn ee muslimiinta iyadoo inta badana dadka Soomaalida ee wadankeeda taga ay kala kulmaan dhibaatooyin kuwan lamid ah iyo xabsi aan mararka qaar waqti laheyn iyagoo ku andacoonaya in dadkaasi ay sharci daro dalkooda ku joogaan.
http://www.shabelle.net/