Welwelka ka Soo Cusboonaaday Kacdoonka Ciidanka Qaranka EE Jiidaha Hore.
Ciidamada Qaranka Somaliland oo ka cawday mushaharkooda ayaa saacadba sacada ka danbaysa soo shaac-baxay. Warar lagu kalsoon yahay oo ka imanaya jiidaha hore, xeryaha ciidamada iyo taliyayaasha ciidanka oo caabiyi kari la’ kacdoon ciidameed ayaa soo badanaya. Waxaana jira ciidamo ku dhintay hawlgalo qaran wakhtiyadii ina dhaafay, kuwaas oo xaasaskoodii loo diiday mushaharkii saygooodii geeriyooay. Waxaa cabashooyinkaas ka mid ah, cabashada ka timi Xaali Cismaan Xasan, wuxuu ahaa saygeedii ciidankii ugu horeeyey ee laga soo qaaday gobolka Togdheer, wuxuu ahaa darajada C sanadkii 1994, markii la aasaasay ciidankii ugu horeeyey ee ahaa shanta boqol. Mushaharka xilligaas uu qaadan jiray wuxuu ahaa $200, waxaana uu geeriyooday xilligii ay dagaaladu ka qarxeen Hargeysa. Intii uu geeriyooday illaa sanadkii 2004, waxay xaasku qaadan jireen msuaharkoodii, waxaase laga jaray dhawaan, isaga oo aan la sababayn sababta agoonta looga jaray gunadii yarayd.
Waxaa la sheegayaa cabashooyinka ciidanka ayaa ah, mid aan iminka bilaabmin, laakiin soo taxnayd muddo, waxaana aad moodaa in ay ku soo beegantay xilli xasaasi ah oo uu jiro muran siyaasadeed ka dhex aloosan Somaliland.
Ciidamada Somaliland ee jiida hore ayaa dayac badan ka muuqdaan sida wararku sheegayaan, waxayna naftooda iyo qoysaskoodiiba u badan yihiin in ay helaan mushahar gaadhaya $24.00 bishiiba. Mushaharkaasi wuxuu yahay nolol maalmeedka qoyska, msuhaharka ciidamada qaranka Somaliland. Ciidamada oo aan darajo kala lahayn ayaa u badan, daraja D kuwaas oo musharkoodu noqonayo $24 dollar bishii. Su’aasha an marnaba Baarlamaanka Somaliland is waydiin waxaa weeye, marka ay miisaaniyada ansixinayaan, ma suurtogeli kartaa, in ciidanka qaranka iyo qoysaskoodu ku noolaadaan $24 Doolar.
Waa sabataas ayaa la sheegaya mida ay ugu adkaysan kari la’yihiin in ay ku suganaadaan jiida hore, sidaas awgeedna ay u samaynayaan kacdoonka iyo ammardiida badan. Dhamaan dacalada kala duwan ee buslahada ayaa ku hawlan sidii arrinkaas wax looga qaban lahaa, waxaan todobaadkan ururka ganacsatada Somaliland u qaybiyey ciidanka jiido hore raashin ay ugu talogaleen qoysaska ciidanka.
Xukuumada Somaliland oo culays badani haysto ayaa xagga siyaasada gudaha ayaa hawlgal balaadhan ka samaynaysa hawsha ciidanka, waxayna isku awlayaan sidii loo xakamayn lahaa kacdoonka ciidan ee bilaabmay, tan iyo intii la meelmariyey miisaaniyada oo aan musharkoodii wax isbedel ah lagu samayn.
Kala Soco Somaliland wixii ka soo kordha wararka kacdoonka Ciidanka Qaranka Somaliland.
Somalilandfuture Online
Welwelka ka Soo Cusboonaaday Kacdoonka Ciidanka Qaranka EE..
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Welwelka ka Soo Cusboonaaday Kacdoonka Ciidanka Qaranka EE..



- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Welwelka ka Soo Cusboonaaday Kacdoonka Ciidanka Qaranka EE..
H/Jeclo must shoot that motherfocker ina riyaale. Is this what we have reduced into? 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Welwelka ka Soo Cusboonaaday Kacdoonka Ciidanka Qaranka EE..
LiQaaye_TDH wrote:meeshi Jiidi Hore lagu Kala Yaac... every soldier will be heading home to this home town... there 10.000 soldiers in Jiidahore Sool out of those 10k atleast 6000 is HJ
![]()
silanyo should make a deal with nuux taani ciidanka jannanka somaliland .6 april qeyb ciidanka qarranka ha oo goosto burco we can do it like that and then silanyo burco warsaxafadeed haka qabto oo ha yidhaha. reer hargeisow rayaale idinku idinku hadhay. faisal cali waraabe na ciidangalle ha kiiciyo muse bixii na sacadmusha hargeisa ha kiciiyo. and odayaasha guurtida will say war silanyo raaca adeer soo fadhiiso walahi waan huba
waxba naga ma xumatteen

- Somalistan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4778
- Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
- Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland
Re: Welwelka ka Soo Cusboonaaday Kacdoonka Ciidanka Qaranka EE..
Emperiorrrrrrrrrrrrrrr hellooo
waar yaahee ma inqilaab ayaad doonaysaan?

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Welwelka ka Soo Cusboonaaday Kacdoonka Ciidanka Qaranka EE..
walahi inadeer anigu isaaqan baan la yaaba xiiniya is wada haysta
lets say habaryoonis way soo qabteen
habarawal way soo qabteen
habarjeclo na ha qabtaan
arab na suldaanka guud aynu ka dhiigano
and then we should start from 1 again habaryoonis hadan wareegtadu yanay naga qaldamin
marku silanyo dhamaysto . gaboose ha qabsado. marku gaboose dhamaysto muse biixii ha qabsado siida ha inoogu socotto.
lets say habaryoonis way soo qabteen
habarawal way soo qabteen
habarjeclo na ha qabtaan
arab na suldaanka guud aynu ka dhiigano
and then we should start from 1 again habaryoonis hadan wareegtadu yanay naga qaldamin
marku silanyo dhamaysto . gaboose ha qabsado. marku gaboose dhamaysto muse biixii ha qabsado siida ha inoogu socotto.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 478 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 1 Replies
- 711 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 1 Replies
- 623 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 4 Replies
- 657 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 3 Replies
- 518 Views
-
Last post by Taymiyah
-
- 35 Replies
- 2974 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 9 Replies
- 776 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 4 Replies
- 497 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 15 Replies
- 1628 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 16 Replies
- 2193 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl