Somali Women to be excluded from Government

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Somali Women to be excluded from Government

Post by gemini07 »

MAXAMED IBRAAHIM BILAAL: “Dowladda Haddii ay ogoshahay in dalka lagu xukumo Shareecada Islaamka waa in ay ka bilowdaa in Haweenka laga saaro Maamulka Dowladda”
Jimco, March 13, 2009(HOL): Guddoomiyaha Golaha Shaqada Islaamka Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa sheegay in haddii Dowladda Soomaaliya ay dalka ku dhaqeyso Shareecada Islaamka looga baahan yahay in ay ka bilowdo dhaqan-gelinta shareecada Islaamka in ay maamulka Dowladda ka saarto Haweenka ku jira.
“Diinta Islaamka ma ogola in Haweenka ay wax hoggaaminaya, sida aan la soconana Dowladda waxaa ku jira Haween badan oo Ragga hor-booda, kuwaasi oo ka soo tegay Caruurtoodii iyo Raggii qabay”ayuu yiri Maxamed Ibraahim Bilaal.
Maxamed Ibraahim Bilaal waxaa uu sheegay in haddii aaney Dowladda ficil ahaan u fulin go’aanka ay soo saartay oo ah in ay Dalka ku xukumeyso Shareecada Islaamka ay taasi tahay qiyaano ka dhan dadka iyo dalka Soomaaliyeed.
Maxamed Ibraahim Bilaal ayaa xiligii (Sanadkii 2006) Maxkamadihii Islaamka ay ka talinayeen Baratmaha iyo Koofurta Soomaaliya wuxuu ka mid ahaa Mas’uuliyiinta Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Bay.
Dhanka kalena, Maxamed Ibraahim Bilaal waxaa uu ka hadlay muddo kordhin uu Golaha Ammaanka Midowga Afrika u sameeyay Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan, wuxuuna sheegay in muddo kordhintaas uu u arkayo mid lagu sii sharciyeynayo joogitaanka Ciidamada Shisheeye ee Soomaaliya, isagoo carrabka ku dhuftay in uu go’aankaas ka soo horjeedo baaqii culumaa’udiinka Soomaaliyeed ee ahaa in Ciidamada Amisom laga saaro Soomaaliya.
Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
http://www.hiiraan.com/news/2009/Mar/wararka_maant a13-5987.htm

----------------------------------------------
:roll:

Wuxuu ku hadliyo bal fiiriya ,maxaa ka galay Afaarahooda ,muu kiisa u taliyo ?

Funny,with all the problems Somalia is facing Dumarkaa lagu bilaabay niicda
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by Advo »

Our women are better workers, more intelligent and the bread winners in Somalia............ :up:
User avatar
-Cabsiiye--
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 306
Joined: Tue Dec 18, 2007 3:36 pm

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by -Cabsiiye-- »

No women in the goverment.
User avatar
Netanel
Posts: 238
Joined: Sun Mar 08, 2009 5:33 pm
Location: I live and die for allah For the pleasure of Allah

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by Netanel »

-Cabsiiye-- wrote:No women in the goverment.
:down: :down:
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by surrender »

is it actually HARAM to have women in gorvenment jobs/offices? i mean for some jobs, yes!! like leading a whole nation is apperently not allowed, same as being a soldier fighting in front line!! that sort of things, but doing things like minister of education, family, housing, or even health. is that wrong!!? :|


men..our government are backwarded bunch!! how could they not allow women to take part in any form what so ever!!
:down:
Padishah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2464
Joined: Sun Jan 07, 2007 9:10 am
Location: Ozzieland.

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by Padishah »

Last I heard, the Prophet (PBUH) informed us that nations ruled by women have no barakah and are cursed. Where does this haram business come from, then?
User avatar
Buhodle-Gurl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5786
Joined: Thu Aug 21, 2008 11:22 am
Location: Check your GPS!!

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by Buhodle-Gurl »

I was never interested anyway. :roll:
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28303
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by Murax »

Waxayaalo in ragga loo daayo baa fiican :up: :som:


Meel ee naag ka taliso khair maleh
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by gemini07 »

Diinta wexeey ka Qabto arintaan padishah baa noo sheegay.
laakiin waxaa La yaabay,inteey ka hadlilahaayeen Qaxootida ,Iyo Burcad Badeedka,Gaalada wadankeena gees walba Maraakiib uu safanyihiin etc.etc. etc.
waxaa Sheekada lagu Bilaabay Dumarka?!!
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by Somaliman% »

bullsh!t this government is a waste anyway and will never work.

and somalia is actaully run by women as they are the main bread winners, without them nothing will work.

women are harder workers and more efficient then men.

so if they kick out women from this government then somalia is doomed.

religion and politics dont mix.
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by hanqadh »

somaliman are you muslim? what do you mean religion and politics dont mix.....islam is a way of life that means it regulates your everyday life, just because islam is been misrepresented and distorted these days doesnt mean you can bring these silly athiest beleifs,in our case only islam can bring peace to somalia.....islam has completed the rights of women, and surrender you need to know them, a muslim has duties at home , she must establish them firmly before for ex. finding employment, however if working is in the way of household work then she's been unjust to her family duties just like a man would be if he doesnt bring the "butter" home.

islam protects women and firmly give's them a special place in society do not be misguided by the women of the west who are unhappy in all aspects, i dnt need to elaborate.

and yes these women have deserted their children and family to fulfill a role which is in conflict with her duties in islam...so he's correct in one way, these women havnt seen their husbands and kids in a long time is that serving justice to them.....but then again the prophet(pbuh) did assighn some women to administrative positions.

women have to be involved in all aspects of the life of the ummah.

we have to satisfy our natural duties before we can proceed with anything else
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by gemini07 »

IF a lady wishes to get involved in politics that is her business (and her hubby's) .
Dadkale ineey afaareheeda Shanta gashadaan waa wax laga yaabo ,maxaa ka galay?

Ninkasta xaaskiisa ha u taliyo .
User avatar
abduljrus
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 270
Joined: Fri Oct 03, 2008 12:45 am
Location: PREPARE!!!!

Re: Somali Women to be excluded from Government

Post by abduljrus »

gemini07 wrote:IF a lady wishes to get involved in politics that is her business (and her hubby's) .
Dadkale ineey afaareheeda Shanta gashadaan waa wax laga yaabo ,maxaa ka galay?

Ninkasta xaaskiisa ha u taliyo .
true. its between her and her family/husband. no one else deserves the right to dictate to women over why they should or should not be politicians.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”