Page 1 of 3

What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 12:30 pm
by Abdihaliim
:?:

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 12:38 pm
by surrender
soomali makes the post really really long to read, just type it in English plz! :mrgreen: :up:

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 12:40 pm
by Kolombo
Only fags chew khaat. :lol:

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 12:42 pm
by hanqadh
war adigu waalidaada taad furtey maxaa ku geyey oo aroosaheeda ka galay, caruurtaada iyo wixii ey u baahdaan uun baa ku waajib ah, islaantan camiraneysa waaba tu indha adag waayo maxey ka soo wici nin furey oo isku xumaadeen.....tan kale ee guriga ku fadida na ee khaad addict ah maxay aheyd, sheega cajiib ah badd mesha keentay ee miyaad iska aliftay mise waa run. :lol: :lol: :lol: good story telling,easy to read thats if u know somali and clear.

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 12:43 pm
by suga_n_spice
:lol: :lol:

masaakiin. ileen amar baaba ku helay. mar hadaadba ur ex wife qaad ugu soo tagtay nin fiican baad tahay. :up:

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 12:44 pm
by AbdiWahab252
:lol: :lol:

Abdihalim,

Walle, UK wa meel uu dhamatey. Waxa aan sow xasuustey beri laga casumey house party, khat ba yale iyo waxa yimid dumar badan. Dhowr sac ka dib ba mid iis tagtey oo bilobtey iney tugsato lift iyada oo rabtey iney caruurteed ka garto intey sow kaciin.

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 12:52 pm
by black velvet
:lol: :lol: :lol: :lol:

Why is your ex wife asking for a lift? :|

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 1:00 pm
by HELWAA
Walle aduunkan waa lagu dhintay.. :lol:

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 1:00 pm
by Moguul21
Soomaali waxey tiraah doob dareen baa dilay, sidaan u sugaayey in uu yiraahdo naagtaan qabi jiray naagihii la socday baan dilay ayuu sheekadii ku soo gunaanadey naag gaari weyn oo SUV ah wadata baa igu dhici gaartey markaas ka dibna wey if lagaadeysay, wallee sheekadu aad bey u macaaneyd durbadiiba aad beyna u micno darneyd.

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 1:24 pm
by suga_n_spice
Moguul21 wrote:Soomaali waxey tiraah doob dareen baa dilay, sidaan u sugaayey in uu yiraahdo naagtaan qabi jiray naagihii la socday baan dilay ayuu sheekadii ku soo gunaanadey naag gaari weyn oo SUV ah wadata baa igu dhici gaartey markaas ka dibna wey if lagaadeysay, wallee sheekadu aad bey u macaaneyd durbadiiba aad beyna u micno darneyd.
oo sheekada ma sidee tahay baa loo sheegaa mise waa la shactireyaa? :lol:

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 1:49 pm
by Abdihaliim
surrender wrote:soomali makes the post really really long to read, just type it in English plz! :mrgreen: :up:
:|

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 1:55 pm
by Abdihaliim
AbdiWahab252 wrote::lol: :lol:

Abdihalim,

Walle, UK wa meel uu dhamatey. Waxa aan sow xasuustey beri laga casumey house party, khat ba yale iyo waxa yimid dumar badan. Dhowr sac ka dib ba mid iis tagtey oo bilobtey iney tugsato lift iyada oo rabtey iney caruurteed ka garto intey sow kaciin.
:roll:

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 1:59 pm
by Moguul21
Abdihaliim,

Adeer maxaa naagaha naagtaada qabi jirtay la socday u saari weysay? mise waxaad tahay raga markey ku guraan waxba tarin?

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 11:13 pm
by Abdihaliim
Moguul21 wrote:Abdihaliim,

Adeer maxaa naagaha naagtaada qabi jirtay la socday u saari weysay? mise waxaad tahay raga markey ku guraan waxba tarin?
That is one episode! the night was young, and the next episode is bad for your health!.

Adeer, ma adigaa iska waramaya?. Haddii ay taas jirto, waa in aan iska joojiyaa cunidda khaadka!, inta ay goori goor tahay!

Re: What was your hell?

Posted: Fri Apr 03, 2009 11:29 pm
by Cawar
heerkulka banaanka waxa uu sheegayaa -5°C
WTF?? :lol: :lol: Why not heerqaboowga??