Page 1 of 1

MARKAAD DAMAC KACSI.........

Posted: Fri Apr 03, 2009 4:31 pm
by Sakhraan
lasoo baxday meeqa jir ayaad ahayd?....

what's happening to me?

Re: MARKAAD DAMAC KACSI.........

Posted: Fri Apr 03, 2009 4:35 pm
by Moguul21
Markaan da'da jiray 15 markaan damac quur lasoo kacay dooqeyga markaan u sahan tagay wallee waxaa ku luuqeeyey legendary somali singer xasan adan samatar

Re: MARKAAD DAMAC KACSI.........

Posted: Fri Apr 03, 2009 4:44 pm
by suga_n_spice
speakin of which, the other day i was watching "doctors" and a lady called sayin "my 4 year old daughter plays with herself" :shock: inkaar qabto, bal maxaa waxaas tusay. laa xowla, walle aduunyadan wax kasta waa la arki

Re: MARKAAD DAMAC KACSI.........

Posted: Fri Apr 03, 2009 5:14 pm
by Sakhraan
ma aniga waalan mise New Yor baa laga heesayaa. :?:

Re: MARKAAD DAMAC KACSI.........

Posted: Fri Apr 03, 2009 5:17 pm
by xoogSADE14
Sakhraan

Sxb maxeey tahay casarkii baad dayaxa joogtaaye?

Re: MARKAAD DAMAC KACSI.........

Posted: Fri Apr 03, 2009 5:24 pm
by Sakhraan
Col.........ma casariye ii gadi?


I'm doing Ina Baxar tonight.

Re: MARKAAD DAMAC KACSI.........

Posted: Fri Apr 03, 2009 5:25 pm
by xoogSADE14
Sakhraan wrote:I'm doing Ina Baxar tonight.

Thanks for the mental image, now excuse me while I go puke. :down:

Re: MARKAAD DAMAC KACSI.........

Posted: Fri Apr 03, 2009 5:34 pm
by Sakhraan
.doing Ina Baxar means markuu qof isku dhex yaaco.


col Xoogsade......you would've understood me if you were a Qaldaan.

Re: MARKAAD DAMAC KACSI.........

Posted: Fri Apr 03, 2009 5:36 pm
by xoogSADE14
lol@ Sakhraan

Sxb waan ku fahmee hadal gadin beey iga aheeyd.