Breaking News: Abu Mansur will be arrested...by who?....

Important topics on Somalia national matters.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Breaking News: Abu Mansur will be arrested...by who?....

Post by AhlulbaytSoldier »

Al-Shabaab oo amartay in la soo xiro afhayeenkeeda
wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee koonfurta Somalia ayaa sheegaya in hogaamiyaha ururka Islaamiga ee Al-Shabaab Axmed Godane uu rasmiya u amray maleeshooyinkiisa in ay soo xiraan afhayeenka ururkaasi Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur ka dib markii lagu eedeeyey inuu hareer maray xeerarka ururka iyo guud ahaan shareecada Islaamka.
waxaa lagu eedeeyey inuu hay'adaha samafalka u fasaxay inay ka howl galaan gobolada Bay iyo Bakool ee koonfurta Somalia, sida uu qoray website-ka somalilandpress.com.
Godane ayaa la sheegay inuu ku sii jeedo gobolada Bay iyo Bakool si u soo xiro Roobow oo asal ahaan ka soo jeeda beelaha dega goboladaasi. Roobow ayaa looga digay isku day kasta oo lagu xiri karo, iyadoo hadan uu qabo feejignaantiisa.
Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa soo saaray baaq todobaadkii hore kaasoo uu ku casuumay NGO-yada inay ka shaqeeyaan gobolka si ay u caawiyaan dadka saboolka ee halkaasi ku nool iyadoo xaalada dadkaasi ay ka sii darayso.
Mukhtaar Roobow waxaa kaloo lagu eedeeyey inuu siidaayey madax ka tirsan dowlada oo ay Al-Shabaabka ku qabteen dagaalkii ay ku qabsadeen magaalada Baydhabo horaantii sanadkan.
waxay u muuqataa in ururka mintidka ee Al-Shabaab u sii kala jabayo kooxo yar yar taasoo horseedi karta dagaal diimeed oo ka dhaca Somalia halkaasoo kooxo kala duwan oo Islaamiya oo hubeysan ay ku dagaalamayaan.
Al-Shabaab ayaa ah ururka ugu mintidsan Somalia, kaasoo la sheegay inuu ka dambeeyey weeraradii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Hargeysa, magaalada madaxda Somaliland halkaasoo ay ku dhinteen 24 qof ayna ku dhaawacmeen 30 kale.
Xigasho: http://somalilandpress.com/3952/alshaba ... -spokesman
By Dahir Abdulle Alasow
dahiralasow@yahoo.com


:lol:
This news sounds too good to be true.
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: Breaking News: Abu Mansur will be arrested...by who?....

Post by Somaliman50 »

why does dahir calasow like mesing with peoples minds?
ModerateMuslim
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6252
Joined: Sun Apr 06, 2008 7:50 pm

Re: Breaking News: Abu Mansur will be arrested...by who?....

Post by ModerateMuslim »

:lol: :lol: :lol:

wallahi somalis wa disgrace.

just when you thought it couldn't get any worse than dr. ayman al-zawahiri being in marka (from qashin mareeg) they out do themselves with this garbage. ya rabb!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - National Matters”