Page 1 of 1
DNA Superiority
Posted: Sat Apr 04, 2009 10:11 am
by mvp
Ogaden Hadaan Ahay Dad waa u amar sareeyayee.
No ?
Re: DNA Superiority
Posted: Sat Apr 04, 2009 10:22 am
by hanqadh
ofcoarse
Ogaadeen haddaan ahay dad waw amar koreeyaaye
Oo ubaxa baarkaan ihiyo awrta Haashimahe
Abtirsiinaday waxay gashaa odayo waaweyne
Halkaan uga arooraana waa odayga Daaroode
Rasuulkii udgoonaana waa ina adeerkay e
Sayidkii Axmed ahaana way awow rumahe
Ibraahiim Rashiid aabahay odagi weeyaane
Asaxaabihiii oo dhan baan ehel wadaagnaaye
hadba anigu qoyskaan ahaa loo irkanayaaye
Nin Amxaara mooyee intii edeg adduun joogta
Islaameedku wuxuu ii yaqaan Ehelu khayrkiiye
Re: DNA Superiority
Posted: Sat Apr 04, 2009 10:54 am
by hanqadh
Re: DNA Superiority
Posted: Sat Apr 04, 2009 11:27 am
by KUUSH
Our new generation will bring back that. sit tight