Page 1 of 1

Waa iska Xaal aduun

Posted: Sat Apr 04, 2009 2:45 pm
by Cawar
Bal waxay noo soo sawireen eega? yaa!! dee waa sheekadi doorosta lagu yaqaney..
Waa arrin la gu yaqaan, annaguse ka yeeli mayno. :lol: Runta ayaan u sheegeynaa Carla Bruni iyo Middan la yiraa Michelle Obama.!

That was Ina Baxar commenting on this picture. :lol:

Image


http://www.huffingtonpost.com/2009/04/0 ... 83139.html

Re: Waa iska Xaal aduun

Posted: Sat Apr 04, 2009 2:50 pm
by Ina Baxar
Nacam! waa khiyaamo!
Dhabanada ayay ka dhunkatay Michelle Obama Carla Bruni , daroodku se ..khaniisnimo ayuu u eekaysinaya arrinta. :lol:

Re: Waa iska Xaal aduun

Posted: Sat Apr 04, 2009 2:53 pm
by hilal2020
:lol: :lol: :lol:
Waxan is iri ina baxar miya cawar iskubadalay.

Re: Waa iska Xaal aduun

Posted: Sat Apr 04, 2009 2:54 pm
by Ahmed-Gurey
photoshopped one.

why post this silly photo?

Re: Waa iska Xaal aduun

Posted: Sat Apr 04, 2009 3:13 pm
by kambuli
Tolow dadku maxay ka doonaan qof kale afkiis?

Re: Waa iska Xaal aduun

Posted: Sat Apr 04, 2009 3:22 pm
by Minneapolis Mayor
I don't understand how Darood vs Hawiye shit is Played in this Michalle Vs Bruni Kiss. Mawaxaa lagawadaah hawiyaha iyo daroodka way isdhuuqaan? wallaahi mafahmin. Masawir ayaan arkay laba 1st lady oo isdhunkanaaya markaas ayaa dadka dhan kahadlaayaan hawiye darood shit. qabyaalada ayay cusbada kaqaadeen kuwaan. abihiin dhakada kawasa.

Re: Waa iska Xaal aduun

Posted: Sat Apr 04, 2009 3:24 pm
by Cawar
Hey no one talked about Hawiye here..except you. :P