ayuu yiri Yuusuf Siyaad Indhacadde oo ka mid ah garabka cusub ee ka go`ay xisbigii dhawaan lagu dhisay warshadda Baastada ee magaalada Muqdisho."Waxaan difaaceynaa oo aan waliba askar u noqoneynaa dowladda, hadii ey qaadato ku dhaqanka shareecada Islaamka"
Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmaha soo socda la hor-geynayo mooshin ku saabsan in Shareecada Islaamka lagu xukumo Dalka Soomaaliya
http://hiiraan.com/news2/2009/apr/warar ... 5-6150.htm


