Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Posts: 2
- Joined: Fri Mar 27, 2009 6:08 pm
Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab
Asalamu ALaikum
Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab
Filim la magacbaxay jidgaal ka dhacay bardaale oo ay fuliyeen mujahidinta alshabaab aya waxa so saray xafiiska warfafinta ee mujahidinta alshabaab si ad u dajisato halkaan ka fiiri
Tayyo sarre
264.7M
http://www.archive.org/download/Ambush.at.Bardal/br.avi
http://ia331420.us.archive.org/3/items/ ... dal/br.avi
http://ia331414.us.archive.org/0/items/ ... aal/br.avi
ftp://ia331420.us.archive.org/3/items/A ... dal/br.avi
ftp://ia331414.us.archive.org/0/items/A ... aal/br.avi
Tayyo dhexee
http://www.archive.org/download/Ambush. ... al/br.rmvb
http://ia331414.us.archive.org/0/items/ ... al/br.rmvb
ftp://ia331414.us.archive.org/0/items/A ... al/br.rmvb
tayyo hoose
http://www.archive.org/download/Ambush.at.Bardaal/br.rm
http://ia331414.us.archive.org/0/items/ ... daal/br.rm
ftp://ia331414.us.archive.org/0/items/A ... daal/br.rm
tayyo mobeel
http://www.archive.org/download/Ambush. ... aal/br.3gp
http://ia331414.us.archive.org/0/items/ ... aal/br.3gp
ftp://ia331414.us.archive.org/0/items/A ... aal/br.3gp
tayyo MP4
http://www.archive.org/download/Ambush. ... _512kb.mp4
http://ia331420.us.archive.org/3/items/ ... _512kb.mp4
ftp://ia331420.us.archive.org/3/items/A ... _512kb.mp4
halkaan firi si ad uga daawato youtube
Qeybta kowaad
Qeybta labaad
Qeybta saddexad
Wixi intaas dheer halkaan ka firi filimkaa
http://www.alqimmah.net/showthread.php?t=4498
Walaikuma salaam

walaal waxaan doonayaa meelaan su"aal soo marsoo marka i til
walaal waxaan ahay qof ku cusub forumka waxaana doonayaa
in aan masalo muhiim ah soo bandhigo markaa walaal
waxaad ii sheegtaan meel aan soo marsiiyo iminka tani waa tijaabo

- SomaliNetizen
- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
Re: walaal waxaan doonayaa meelaan su"aal soo marsoo marka i til
suhuura16 wrote:walaal waxaan ahay qof ku cusub forumka waxaana doonayaa
in aan masalo muhiim ah soo bandhigo markaa walaal
waxaad ii sheegtaan meel aan soo marsiiyo iminka tani waa tijaabo
maxay tahay mas'alada aad damac san tahay in aad soo gudbiso?
ma mid diini ah baa mise waa mid maadi ah?
haddii tahay mas'alo diino ah oo wax laga faa'ideysan karo
waxaad ku soo qori kartaa qaybka Islamic Section-ka oo
loogu talo gallay arrimaha diinta. haddiise ay tahay mas'alo
iska maaddi ah, taasina waa mid iyana loo baahan yahay.
waxaad ku soo gudbin kartaa qaybtan iyada ah.
[General - Soomaali].
intaas in aad fahamtaan u malaynaa, mise waxaad u baahnayd
in lagaa caawiyo meel kale?
Re: Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab
Asalaamu Calaykum Walaal Waxaan Ahay Gabadh Somaliyeed
Oo Walaashiin Ah Dhinac Diineed Iyo Wada Dhalashoba
Walaal Dhibtan Maarayn Ma U Haysaan?.
Walaal Waxaanu Beri Dhaweyd Is Mehersanay Wiil
Aanu Sifiican Isu Jeclayn Runtiina Wuxuu Ahaa Qof
Shikhsiyad Wanaagsan Oo Dabeecad Iyo Dhaqana Leh
Runtiina Si Wacan Baanu Isu Jeclayn Markaanu
Is Mehersanay Intaanu Arooska Su...nayba Wiilkii
Waxa Kusoo Booday Xanuunka La Yidhaahdo Waswaas
Oo Weliba Shaki Badan Wata.
Inankii Isla Maalmo Yar Ka Bacdi Wuxuu Noqday
Qof Nooc Kale Ah Oo Markasta Muru...san Oo Haduu
Doono Wuuba Iska Ooyayaa.
Aniguna Iminka Waan Yaabanahay Iminka Dhowr
Bilood Wax Isbedel Ah Kuma Hayo
Kamana Tegi Karo Sababahan Dartood:
1.marka Koobaad Waa Qof Walaalkay Ah Isagoo
Caafimaad Qabana Waan U Imi Xanuuna Kuma Nici Karo
Waxaana Rajaynayaa Inuu Alle Caafimaadiyo.
2. Mida Labaad Waan Jeclahay Saacad Kama Maarmo
In Aan Arki Waayo, Axdi Iyo Balan Adagna Wuu Noo Yaalay
Intuu Caafimaad Qabay.
Hadana Dhaqankiisii Wuu Is Bedelay Oo
Kaad Ku Ogeydba Maaha Wuxuu Noqday
Bilaa Dulqaad, Bilaa Ixtiraam, Bilaa Farxad
Oo Markasta Waa Qof Iska Muru...san.
Markaa Walaal Waxaan Idiinka Baahnaa
Inaad Ii Sheegtaan Arimahan. Wixii Aad Ii
Awoodi Kartaan.
Walaal Weligiin Ma Aragteen Qof Xanuunkaasi
Ku Dhacay Mase Laga Bogsadaa?
Walaal Waxaad Kale Oo Ii Tilmaantaan Meel Lagu Daweeyo
Iyo Cid Daweysa, Xitaa Cid Aan Kala Tashado
Waan U Baahanahay.
Walaal Ii Dedaal Oo Ila Tali khayr baan idiin rajaynayaa
Wsc

Walaal waa arrin aad u culus oo u baahan aqoon durugsan oo ah
dhinaca cilmi nafsiga. balse haddana si kastaba ha ahaatee
Waxaan dareemayaa in hawshan dawadeeda laga dhex heli karo
Kitaabka Qur'aanka ah oo lagu daweeyo dadka ay haleellaal
xanuunnada noocan oo kale ah.
Marka waxaan ku dhihi lahaa waa in ninka aad Dabiibto addiga
oo adeegsanaya Qur'aan saar kana faa'ideysanaya awoodda
Qur'aanku uu u leeyahay kaafinta xanuunkan la soo gudboonaadey
wiilka aad sheeko wadaagta ahaydeen. si hawshu ay kuugu fududaato,
waxaad la kaashataa ku xeeldheerayaasha Diinta (Culmimada Islaamka).
Waxaan kuu rajeynayaa cawo & nasiib wacan.

Ugu horeeynti salaama caleykum dabadeed. walaale aad baan ugu xumahay welwelka iyo welbahaarka ku galey dhowaan halki aad farxad iyo reeynreeyn ku jiri laheed wax walbase waa ilaahey amirkiis!
Aniga waxaan kugula talin lahaa in aad duco fara badan aqrisid weliba ISTIQFAARTA aad badisid! Qalbigana u sheegto in uu ku daawoobayo. INA LAAHA MACA SAABIRIIN ALADII IDAA ASAABATHUM MUSIIBATUN QAALUU INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN!
Maxaa sababey murugada intaa la eg weliba in yar ka dib goortaad is guursateen ? Waxbaa jira uu goconayo ee kala hadal waa iga rayi!
I wish you good luck!
Aniga waxaan kugula talin lahaa in aad duco fara badan aqrisid weliba ISTIQFAARTA aad badisid! Qalbigana u sheegto in uu ku daawoobayo. INA LAAHA MACA SAABIRIIN ALADII IDAA ASAABATHUM MUSIIBATUN QAALUU INAA LILAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN!
Maxaa sababey murugada intaa la eg weliba in yar ka dib goortaad is guursateen ? Waxbaa jira uu goconayo ee kala hadal waa iga rayi!
I wish you good luck!
Re: Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab

walaal waad mahadsantihiin dhamaantiin weliba masuge iyo abdi342
walaal jazaakalaahu khayr talo wanaagsanayaal wsc
Re: Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab
Dear Suhuur,
Asalamu Calaykum Wa Raxmatulah Wa Barakaatu.
Walaal xanuunkaan ku dhacay ninkaaga, marka ilaahay (SWT) waxaan uga baryaayaa inuu ka shaafiyo, oo kaaga dhigo kuwii isku waara awlaad khayr qabana kala siiyo aamiin.
Walaal ha niyad jabin calool adeeg dawada qura uu u baahan yahay maanta xaajigaago waa quraanka alle, ee ku dadaal in aad quraanka saartid Insha,alaahu wuu ku ladnan. Talo kale oo muhiim ahna aan ku siiyo iska ilaali kuwa fidnawadayaasha ee jecel in ay laba qof oo is qaba inay dab iyo fidno ka dhax abuuraan, cidna ha ka dhagaysan waxaas u sabir, wa lilaahi towfiiq insha,allah.
Your brother in islam.
Cujayr
Asalamu Calaykum Wa Raxmatulah Wa Barakaatu.
Walaal xanuunkaan ku dhacay ninkaaga, marka ilaahay (SWT) waxaan uga baryaayaa inuu ka shaafiyo, oo kaaga dhigo kuwii isku waara awlaad khayr qabana kala siiyo aamiin.
Walaal ha niyad jabin calool adeeg dawada qura uu u baahan yahay maanta xaajigaago waa quraanka alle, ee ku dadaal in aad quraanka saartid Insha,alaahu wuu ku ladnan. Talo kale oo muhiim ahna aan ku siiyo iska ilaali kuwa fidnawadayaasha ee jecel in ay laba qof oo is qaba inay dab iyo fidno ka dhax abuuraan, cidna ha ka dhagaysan waxaas u sabir, wa lilaahi towfiiq insha,allah.
Your brother in islam.
Cujayr
-
- SomaliNetizen
- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
Re: Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab
Suhuur16, adigaa mudan walaal. Arrin culus oo dhibkiisu aanu sahlaneyn
ayaa kula soo darsey; Insha Allah, garabkaaga Allaha gallo, AMIN!
ayaa kula soo darsey; Insha Allah, garabkaaga Allaha gallo, AMIN!
-
- SomaliNetizen
- Posts: 939
- Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
- Location: TURMO
Re: Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab
Cujayr, sallaan sare sxb! Kuna soo dhawoow
rugtan dhallinta Soomaaliyeed loogu tallo-galay
in ay wax ku kala faa'idaystaan.
rugtan dhallinta Soomaaliyeed loogu tallo-galay
in ay wax ku kala faa'idaystaan.
Re: Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab
asc masuge,
Saxib aad baad ugu mahadsan tahay soo dhawayntaada qaayaha leh.
Ihope in aynu aniga iyo adiga iyo somaalida oo dhan aynu ku kala faa,idaysan doono sitekan.
your brother in islam
Cujayr.
Saxib aad baad ugu mahadsan tahay soo dhawayntaada qaayaha leh.

your brother in islam
Cujayr.
-
- Posts: 1
- Joined: Thu Jun 11, 2009 9:17 pm
Re: Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab
yaa mujaahid ah kan umada muslinka xabada ka dhax ridaayo kan dagal oogaha ah kan aan shacabka u naxeeyn diinta islaamka naxariis la'aanta maku jirta waa yabee subxanalaahi war aniga al shabab mujaahid maku tilmaamayo
Re: Filim cusub oo ay so sareen Mujahidinta alshabaab
Al shabaab ma aha mujaahidiin ee waa qolyo khawaarij ah oo ilaahey fidno uga dhigay Soomaalida. Alle ha ka qabto Ummada Soomaaliyeed ee masaakiinta ah. Ninkii Ilaahey luminayo noocyo badan ayaa Alle u lumiyaa. Al shabaabna diintaa Alle ku lumiyey. Waa fidno ee Muslim lagu imtixaamey.
Suhuur16,
Walaal wax Jacayl la yiraahdo ma jiraan ee wax aad iska dhaadhicisay ee arinta si kale u fiiri. Ka tasho ninkaas xanuunsan. Haddii uu hada xanuunsan yahay hadaad waqti heysataa ee ka carar ninkaas waalan. Hana aroosin. Belo ha aroostee. Waan ogahay inaadan hadalkaas jecleyn, laakiin waa xalka ugu fiican.
Someguy

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 1145 Views
-
Last post by somalistar77
-
- 6 Replies
- 634 Views
-
Last post by malakumod
-
- 56 Replies
- 2339 Views
-
Last post by Murax
-
- 3 Replies
- 545 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 6 Replies
- 833 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 0 Replies
- 489 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 8 Replies
- 1277 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 4 Replies
- 770 Views
-
Last post by udun