Badhasaabkii Burco Oo Ka Dhuumanaya Dadweynaha Oo Suuqa.....

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

Badhasaabkii Burco Oo Ka Dhuumanaya Dadweynaha Oo Suuqa.....

Post by Adan_1 »

Badhasaabkii Burco Oo Ka Dhuumanaya Dadweynaha Oo Suuqa U Soo Bixi kari Waayey.


Badhasaabka Gobolka Togdheer oo ay ku timi xaalad aad u qalafsan, wuxuu yahay badhasaab la baaxaa degaya gobolintiisii badnaa taageeray qaraarka Xisbiga Kulmiye. Dumarkii iyo ciyaalkii ayaa u arka maamulkii ka shaqayn jiray Somaliland intii ay jirat xukuumadii Siyaadb Bare oo kale mid la mid ah maamulka maanta ka arrimiya Somaliland.

Shacbiga reer Togdheer ayaa u arka Badhasaabka Gobolka Jaamac cabdillaahi Biin iyo masuuliyiinta kale niman u adeegaya maamul cabudhinaya dimoqraadiyada iyo nidaamkii dawladnimo, markuu dariiqyada marayana waxaa ku sawaxaya ciyaalka oo marba sidii qof waalan koonaha uu taagan yahay ku soo ururaya. Kelmadaha ciyaalka reer Burco marka ay arkaan gaadhiga Ina Biin ay ugu yeedhaan ayaa ah “Hortaa Jiraba eed Jaamacow! Shilin ayaa dadkii nagu diray! Awal aabahaa maxaa looga hor joogsaday shirweynihii Udub”. Klemadahaasiw aa qaar ka mid ah erayada dariiqada ka xidhay in uu soo maro Jaamac Cabdillaahi Biin.

Wiil dhalinyaro ah oo ay daba socdaa illaa shan kale ayaan ku idhi, maxaad odayga ugu qaylinaysaa, wuxuuna iigu jawaabay “ Sidii Cabdi Xseen Astaaqfurula dheh, waa lagaa aqbaliye ku dheh”. Haddii kale waanu waalaynaa…

Togdheer maamulkeeda ayaa noqday mid ay si toosa uga awood bateen xisbiga Kulmiye go’aankiisii.

Wixii Ka Soo Kordha Kala Soco Somalilandfuture Online
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”