Page 1 of 1

Araab iyo Habar Jeclo iyamaa badan?

Posted: Tue Apr 07, 2009 1:28 pm
by Bohol iyo karaman
Su'aal?

Habar Jeclo Iyo Araab Iyamaa badan? Gobolka Maroodejeex waa Gobolka Somaliland Ugu dadka badan magaalo madaxdunaa tahay. Golahii wakiilada Araab waxa Maroodijeex Uga soo baxay Shan Xildhibaan oo xil dhibaankastii helay cod aad u badan markaa hadii Habar Jeclo degaanan lahayd Hargaysa shan xildhibaan ma ugaa soo bixi lahayd?