high divorce rates in muqdishu,,

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

high divorce rates in muqdishu,,

Post by Diyeeshaha_Tolka »

loool this month only waxaay la furay more than 50,,this is reason,,,,,,http://www.hctv.info/

Musalsal ka baxay Telefishinada Af-Soomaaliga, sababayna in la furo in ka badan 50-Haween Soomaaliyeed ah oo dhammaatay




Mogadishu Tuesday, 07 Apr 2009 SMC

Telefishanka Af-Soomaaliga ku hadla ee lagu magacaabo Horn caple waxaa boqolkii habeen ee lasoo dhaafay ka socotay sheeko musalsal ah oo lagu magacaabo BERBERA, waxaana qisada sheekadaasi musalsalka ah ay la xiriirtaa arrimaha qoyska, gaar ahaan Jacaylka, dhibaatooyinka soo wajaha lamaanayaasha, waalidka lamaanayaasha iyo guud ahaan caqabadaha ka hor imaad kara.

Sheekada BARBARA ayaa Telefishanka HORNCAPLE ka bixi jirtay 24-kii saacba laba jeergaar ahaan subaxdii 3-da saac iyo habeenkii saacadu markay tahay 1-saac, iyadoo daawashada sheekadaasi ay si aad ah u daawadaan Haweenka iyo caruurta.

Musalsalka sheekada Barbara, waxaa lagu sameeyay dalka Mexico, hase yeeshee waxaa lagu tarjumay afka Soomaaliga, taasi oo sababtay in malaayiin haween Soomaaliyeed iyo caruurba ay si weyn u soo jiidatay daawashadeeda.

Labada xilli ee Telefishanka HornCaple uu sii daayo sheekada Musalsalka ah oo ku soo beegmaya wakhtiyada adag ee hooyada looga baahan yahay inay qabato howlaha lagama maarmaanka u ah qoyska, iyadoo marka la gaaro xilliga sheekada la soo deynayo ay hooyooyin badan oo Soomaaliyeed waxay dayaceen agaasinka guriga, waxaana mudadii ay socotay sheekada Barbar ka dhacday xaafadaha magaalada Muqdisho shilal noocyo kala duwan ah.

Waxaa ka mid ah shilalka dhacay ka dhacay qoysas dhowr ah dhaawacyo soo gaaray caruur midkii ugu da’ weynaa uu gaarayo 2-sano jir,kaddib markii hooyadii dhashay ay isaga dhaqaaqday iyadoon ogeynna iska xaadirisay Telefishanka oo markaasi ay soo galeysay sheekada Barbara.

Magaalada Muqdisho oo kaliya ma aha meelaha ay saameynta ku yeelatay sheekada Barbara ee uu soo tabinayay Telefishanka Horn Caple, waxaana ka mid ah gobolada dalka qaarkood, hase yeeshee inkasta oo haatan dadku aanay awoodin in cid kasta ay gurigeeda dhigato Telefishan, ayaa taasi waxay sababtay in halkii cid ee Telefishan heysata ay u daawasho tagaan qoysaska degan xaafadda oo dhan.

Inkasta oo aan halkan lagu soo koobi Karin inay wax badan uga hallaabaan hooyooyin badan, ayaa hadana waxaa xaaladii uga sii daray markii ay isku dhaceen lamaanihii ay u dhaxayeen, kaddib markii ay gaashaanka ku dhufteen dalabyo uga yimid oo ku saabsan inay degenaansho iyo mas’uuliyadda guriga iyo caruurta ilaaliyaan, waxaana boqolkii habeen ee ay sheekadaasi socotay darted isu furay in ka badan 50-Haween ah, waxayna sheekadani noqotay midii ugu xiisaha badneyd ee abid ay la socdaan qoysaska Soomaaliyeed.

Telefishanka Horn Caple ayaa markii ay dhammaatay sheekada Barbara,waxa uu hadana bilaabay sheeko cusub oo la magac baxday NUURA, hase yeeshee musalsalkan cusub ayaa isagu aad uga duwan tii hore, waxaana sheekada ay la xiriirtaa Jacaylka iyo Lacagta, inkasta oo aan la ogeyn in sheekadani cusub ay iyana saameyn ugu yeelan doonto kumanyaal qoys ayna ku kala tagaan oo is furaan qoysas ka badan kuwii hore.


Somaliweyn Media Center “SMC”
User avatar
Basra-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 49034
Joined: Mon Feb 16, 2004 7:00 pm
Location: Somewhere far, far, far away from you forumers.

Re: high divorce rates in muqdishu,,

Post by Basra- »

:roll: yes the divorce rate is high in "muqdhishu"...because of not irreconsilable difference but irreconsilable deathS. Moryaans shoot, obviously one mali has to go look for another. :|
User avatar
precious_dyme
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2103
Joined: Thu Jul 05, 2007 1:44 pm
Location: SOMALIA 21/10/69

Re: high divorce rates in muqdishu,,

Post by precious_dyme »

Wow that's sad. :|
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: high divorce rates in muqdishu,,

Post by Diyeeshaha_Tolka »

basra sxb sakhraan was looking for u maanta,,he was saying that u stole bottle of vodka from him
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: high divorce rates in muqdishu,,

Post by eyes-only »

:lol:

It's like what Nour was doing in the Arab world....that musalsal had everyone hooked.
User avatar
Diyeeshaha_Tolka
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3524
Joined: Sat Sep 22, 2007 12:41 pm
Location: webiga jowhar jiinkiisa

Re: high divorce rates in muqdishu,,

Post by Diyeeshaha_Tolka »

qof xamar joogo inuu xaaskiisa furo maba ahan,,waa inuu lugaha ka jabiyaa haday warmaqli wayso.. sheekadii 911 kama jirto xagaasi
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: high divorce rates in muqdishu,,

Post by Somaliman50 »

Diyeeshaha_Tolka wrote:qof xamar joogo inuu xaaskiisa furo maba ahan,,waa inuu lugaha ka jabiyaa haday warmaqli wayso.. sheekadii 911 kama jirto xagaasi
:lol: :lol:
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: high divorce rates in muqdishu,,

Post by eyes-only »

Diyeeshaha_Tolka wrote:qof xamar joogo inuu xaaskiisa furo maba ahan,,waa inuu lugaha ka jabiyaa haday warmaqli wayso.. sheekadii 911 kama jirto xagaasi
Ma naagta in ay tol leedahay miyaad iloowday?
hilal2020
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 653
Joined: Wed Sep 03, 2008 12:51 pm
Location: gallery land

Re: high divorce rates in muqdishu,,

Post by hilal2020 »

Where is sheikh fahah caato and his weydushay?

Maashallah civilazation has emerged from Mogdisho.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”