terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super
- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
Maamulka Radio Maandeeq Beled Xaawo ayaa Faah faahin dheeri ah ka bixiyay Xanibaad ay Xoogaga Al Shabaab saaka kusoo rogeen Howshii Warbaahineed oo ay Idaacaddu uhaysay Bulshada.
Shabakadda RBC si ay wax uga ogaato Xariga Radio Maandeeq waxay Xariir lasamaysay Mas’uuliyiinta Idaacadaasi,Madaxa Wararka Radio Maandeeq ahna Tifaftire K/xigeenka Cabdulaahi Max’med Nuur oo Waraysi siiyay RBC ayaa sheegay in Idaacaddu ay xirnaa doonto Muddo 24-saabc ah kadibna Wadahadal lalageli doono Maamulka.
Weriye C/laahi Axmed Nuur oo aan wax kawaydiinay qaabka ay Shabaabku ula dhamqeen wuxuu sheegay in aysan jirin wax Tacadi ah oo loogaystay islamarkaana aan loo adeegsan Ciidan ee idaacadda ay yihimideen Saraakiil wada Warqad kadibna Idaacadda Hawada laga saaray.
” saaka anagoo sidii caadiga ahayd Hawada kujirna ayaa nagula amray in aan Idaacadda xirno dabadeedna Amarkii ayan qaadanaya, dhamaan shaqaalihii idaacadda waxay iska xaadiriyeen Saldhigga Booliska degmada” ayuu yiri C/laahi Max’med Nuur oo ah Madaxa Wararka Idaacadda.
Xariga Idaacadda iyo Ujeedka Al Shabaab.
Radio Mandeeq waaa Idaacadda kaliya ee si hufan ugu adeegto Bulshooyin kala dhaqan ah qaarkoodna ayba kala wadan yihiin, Radio Maandeeq waxay si toos ah ubaahisaa Wararka Xaqiiqda ah iyadoo raacaysa Shuruucda Saxaafadda iyo Wadciga jira.
Xoogaga Islaamiga Al Shabaab oo maamulka intabadan Koonfurta Somalia majecla in laga hadlo Siyaasadaha iyaga Khilaafsan sida waraysiyada lala yeesho Mas’uuliyiintii dowladda ee laga adkaaday iyo Maleeshiyaadka Ahlusunah ee Siyaasadda Shabaabka diidan.
Al Shabaab waxay dan u aragtaa in Radio Maandeeq iyo Idaacadaha kale ay ku shaqeeyaan Afkaartooda islamarkaana meesha laga saaro wax walba oo Caqabad ah.
Kaalinta Radio Maandeeq Wax usheegidda Dadka.
Idaacadda Maandeeq oo ay abuureen Ganacsato isku tagtay in Aqoonyahano reer Geda ah waxay kaalin weyn ka gaystay ka haqab tiridda Dadka Wararka oo in Mudda ah u Oomanaa Warbaahin maadaama aysan Jirin Warbaahin ay maqlaan oo aan ka ahayn kuwa Dalka Kenya.
Sida uu noosheegay Weriye C/laahi Axmed Nuur Idaacadda waxaa laga dhegaystaa Wadamada Kenya,Itoobiya iyo Somalia,shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Liibaan dalka Itoobiya ayaa si Tashwiish la’aan ah udhegaysta Radio Maandeeq.
sidoo kale Somalia ku dhaqan Gobolka Waqooyi Bari kenya ayaa iyana dhegaysta Radio Mandeeq waxaana meesha kabaxay Wararkii dhinaca ahaa oo ay Dowladaha Kenya iyo Itoobiya usheegi jireen Shacabka Somalida.
Maandeeq ma mari doontaa dhabihii Hornafrik Kismaayo?.
saaka markii Albaabada loo laabay Idacadda Mandeeeq waxay Weriyaashu soo xusuuteen halkii ay ku dambaysay Hornafrik Kismaayo oo gebi ahaanba laga Mamnuucay Gobalka Jubbooyin kadib markii ay eedeeyeen Maamulka Islaamiga Kismaayo.
Saraakiisha Al Shabaab waxay sheegeen in Muddo 24-saacadood ah kadib idaacadda lafuri doono marka wadahadal lagalo, Weriyaasha Radio Maandeeq waxay muujiyeen Reja Wanaag ah in Idaacadu aysan lamid Noqo doonin Hornafrik Ksimaayo waayo Islaamiyiinta qudhooda ayaa ubaahan Idaacadda.

- Somaliman50
- SomaliNet Super
- Posts: 5850
- Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm
Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
this is getting out of hand wallahi. i dont know why alshabaab are like these anymore.
- BaasAbuur
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2868
- Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
- Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.
Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
Waa iska ciyaal paranoid ah.
- zingii
- SomaliNet Super
- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
Waxay iila egtahay in aysan dooneyn falalka meeshaa ka dhacaya in la ogaado.
Only God knows.
Only God knows.
Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
you know this is the exact same thing that happened in Kista, when they came in they arrested all honest Wadaado for a period of time and then disarmed them
i think in the end it will back fire on Alshabab because somalida si fiican oo fudeed bee isku garan, and we this alshabab fails each criminal will have to answer for himself

- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
Who are you calling terrorist? Do u even know what terrorist is?
It really disgust me to see someone claiming to be MR calling follow MR terrorist. You are completely wrong to call them terrorist, and u need to stop pretending to be the US. These people down who u calling "terrorist" are ur people, and I'm sure nothing is fun about the Ethiopian invading Gedo because of an idiot like u who are claiming that there're some terrorist.
Nasab wallee inaadan ahayn. Soomaalidu waxay oran jirtay, walaalkaa u hiili, marka laga gar daranyahay iyo markuu gar daran yahay. Micna la garay aad ugu hiiliniaysid marka laga daran yahay, laakiin markuu gar daranyahay isagu waxaa waajib kugu ah inaad waanisid ood ka joog tidhaahdid ee ma ahan inaad terrorist ugu yeerto kadibna cadow Ethiopian iyo American ah gacanta u geliso.
United we stand, devided we fall.

..............
Last edited by Garbo_Gedo on Fri Apr 10, 2009 4:49 pm, edited 1 time in total.
- BaasAbuur
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2868
- Joined: Mon Dec 09, 2002 7:00 pm
- Location: Appealing for the release of Volkert van der Graaf.
Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
Waa waxa Somalia gube. Although I don't like to call anyone terrorist myself, these kids dad walaaltinimo kasaya ma aha. Waa xoolo lasoo aruursade and dadkoodi lagu soo jeediye. Ceeynkooda the sooner gobolka ka tagaan, the better. People are enjoying the current and it is the same peace they had for awhile but still these guys are nothing but problem in the long run and I hope our people realize it and get rid of the somehow.Soomaalidu waxay oran jirtay, walaalkaa u hiili, marka laga gar daranyahay iyo markuu gar daran yahay.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 602
- Joined: Wed Jun 18, 2008 10:59 am
- Location: Knee deep in North Somalia planning,preaching and prophezin evils of secession
Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
they have no right to do tht to be honest with u im starting to think Al-shabab have outlived thier purpose which was to rid our countries of the Habashis now they are just aimless and causin fitnaa

- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
Gobolka way u dhasheen and they are going no where. What the fuck is wrong with you? Puntland, Somaliland and Hawiye all have their Al-shabab/Al-itixaad type with them. Why da fck can u accept the fact that these people are part of u and they have the right to live and rule the region as much as the non-al-shabab/al-itixaad.BaasAbuur wrote:Waa waxa Somalia gube. Although I don't like to call anyone terrorist myself, these kids dad walaaltinimo kasaya ma aha. Waa xoolo lasoo aruursade and dadkoodi lagu soo jeediye. Ceeynkooda the sooner gobolka ka tagaan, the better. People are enjoying the current and it is the same peace they had for awhile but still these guys are nothing but problem in the long run and I hope our people realize it and get rid of the somehow.Soomaalidu waxay oran jirtay, walaalkaa u hiili, marka laga gar daranyahay iyo markuu gar daran yahay.
MR who are al-itixaad/al-shabab, and those who are non-al-itixaad/nal-shabab are both citizen of these regions and no one can deny their rights. Live with it, caradaadana ku dhimo.
Bilaash MR ugama harin soomaalidi kale, waa adoo kale oo wada miiran oo iska oranaya waa terrorist niman walaaladii ah oo ilma adeeradii ah.
Last edited by Garbo_Gedo on Fri Apr 10, 2009 4:48 pm, edited 1 time in total.
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
Garbo_Gedo
so you actually support the closure of radio Mandeeq??
i dont get, why would they want to close down a radio firm as if they are hiding something

Why should that be issue, it's not like it's gonna be closed forever. They said they'll re-open after 24 hours. I believe they aren't going to close it down, but may instead exchange the music which is aired on this radio to Islamic lectures, and they may come to some sort of agreement to for instance not labbel them as "terrorist" when broadcasting news. And really these conditions are reasonable and understanding, and the radio ought to be on air again as soon as possible as long theese people who manage the radio play stubborn and reject an agreement like which would be silly thing do really.snoop12 wrote:Garbo_Gedo
so you actually support the closure of radio Mandeeq??
i dont get, why would they want to close down a radio firm as if they are hiding something
Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
as i understand it, Mandeeq was put off air without any reasoning and what is taking place is a just a useless display of power by alshabab, the same way they displayed their power by killing a 13 year old girl from kista who was probably innocent
god knows best, and the mistakes of alshabab is easily visible to the naked eye and denying or ignoring them is not part of the solution

god knows best, and the mistakes of alshabab is easily visible to the naked eye and denying or ignoring them is not part of the solution

Re: terrorists close Radio Mandeq in Beled Hawo
Snoop,
don't get focus only Gedo's shabaab the whole southern part of Somalia have this problem for Radio closure about Heesaha westernka ee laga sii daayo. they did in Bardere before and as soon it was solved they reopened.
stability is more important than Heeso everyone can listen Songs in their houses privately as many songs as they want.
and for that 13 years old girl you mentioned what ever was the real story it happened in Kismayo and has nothing to do with Gedo.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 649 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 4 Replies
- 701 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 3 Replies
- 695 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 3 Replies
- 671 Views
-
Last post by Garbo_Gedo
-
- 12 Replies
- 1105 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 5 Replies
- 631 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 2 Replies
- 534 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 16 Replies
- 2137 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 12 Replies
- 1289 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 17 Replies
- 1308 Views
-
Last post by abdisamad3