
waxaa ka jirtay dhowaanahan abaaro ba'an oo sida silsilada isu daba joogay kuwaas oo naafeeyey dhamaan naflayda iyo dhirtaba xiliyadii roobabku di'i jireena inta badan dib ayay uga dhacaan hada waxaa ka curtay ceerigaabo dhulka buuralayda ah ee ku teedsan roobabkii guga kuwaas oo dhibu dhac ku yare jiro
hadaba xoolaha oo sanadkan xanuun iyo abaaro isgu darsaneen ayaad waxa dhacday in xoolaha kuwii ugu adkaysan badnaa ay sanadkan ugu geeri horeeyey kuwaas oo ah dameeraha kuwaas oo aad ku sii dhaafaysid wadooyin dhinacyadooda iyga oo daadsan.
roobabka gugu waxay ka hooreen dhulka buurlayda ha sida maydh maydh xiis buurta daalo surud siraadley iyo dhanka bari ee magaalada ceerigaabo roobka oo aan weli u soo gonda degin dhanka nugaasha ......