MARAAKIIB LA KEENEY DEEGAANKA CADCADO EE XEEBTA U DHEXEYSA D

The region of Maakhir coast and its environs. Maakhir forum discusses current events, economic development and Somali Unity.

Moderator: Junior Moderators

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

MARAAKIIB LA KEENEY DEEGAANKA CADCADO EE XEEBTA U DHEXEYSA D

Post by oldenglish »

MARAAKIIB LA KEENEY DEEGAANKA CADCADO EE XEEBTA U DHEXEYSA DURDURI IYO CEELAAYO


Sida aanu ka heleyno ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa waxay LaasqorayNET u xaqiijiyeen in gacanka Cadcado ee Xeebta Gobolka Sanaag la keeney 2 markab laga soo qafaashey gacanka Cadmeed iyadoo lala soo qabtey dhanka xeebta Sanaag.

2da Markab ayaa mid waxaa laga leeyahay Dalka Mareekanka, kan kalena waxaa laga leeyahey dalalka Mareekanka.

Markabka Mareekanka ayaa waxaa lala soo galey Saaka hiirtii hore iyadoo kan horena shaleyto lala soo galey.

Markabka Mareekanka waxaa saaran badmaaxyo tiradooda lagu sheegey 16 una badan Talyaani isagoo Markabkani yahay kuwa wax jiida isla Markabkaana usoo dhowaan karo xeebta isla markaana loo isticmaali karo Deked Macmal ah.

Waxaa maalmahan ba isku urursanayey Xeebta Sanaag kooxo duulaan ku ah Bada isla markaana kusoo guuleystey iney Cadcado keenaan maraakibtan.

Waxaa kaloo xusid mudan in Xeebta Sanaag ay ka istaraatijisan Xeebta Ayl iyo Xaraardheere isla markaana ah meel aan la weerari karin.

Sidoo kale waxaa xusid mudan in ciidamadii Beesha Warsangeli ee ilaalada ka ahaa xeebta Sanaag ay ka tageen goobahoodii tan iyo intii ay dhaceen Doorashooyinkii Puntland.

LaasqorayNET
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: MARAAKIIB LA KEENEY DEEGAANKA CADCADO EE XEEBTA U DHEXEYSA D

Post by sheekh-Farax-zero »

Good catch for Makhir state navy :clap: :clap: :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Maakhir”