All the nations around the world will participate Fifa world cup 2006
Except those who think they are a nation
but no one recognise them
so we call them the losers
those who doesnt exicst
IIDOOR WAASHEY BAL EEGA???
_____________________________________________________________
Malinti Sabtidi waxa ka dhacay magaalada London shirweynihi labaad Ee ururka “NF Board†Shirka NF Boardka oo sanadkiba lagu qabto wadan, ayaa shirkii midkan ka horeeyey lagu qabtay 2003 Magaalada Brussels ee wadanka Belgium. Shirkan oo lagu qabtay 11kii bisha June Hotelka ku yaalla London dhexdeeda ee Royal National Hotel ayaa waxa ka soo qayb galay in ku dhaw 35 xubnood oo kala hoggaaminaya dalalka ku tartami doona Koobkaas, dhinaca Somaliland waxaa hoggaaminayey weftiga Madaala Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi). Oo ah Wakiilka Somaliland u qaabilsan Arrimaha Ciyaaraha Dhinaca Qaarada Europe iyo Amerika.
suxufiyiinta, iyo kormeerayaal madax bannaan oo ka kala socday qaaradaha Asiya , Europe iyo Africa oo ka mid yahay Togdheersports oo ah Somaliland sports.site ki ugu horeyay iminkana jira .
Shirka waxaa furay “The President of NF Board Christian MICHELISâ€Â. Wuxuna halkaa mahadnaq balaadhan uga soo jeediyey dhamaan ergooyinkii shirka fadhiyay, ka dib waxa uu uga gudbay sida shirka loo daadihin doono iyo ajandaha shirka iyo qaabka uu soconayo oo ergay walba hortalay iyada oo qoraal ah. Shirkan ayaa isugu jiray Doorasho Guddidii hogaamin lahayd ururka sanadaha soo socda iyo warbixin wixii soo qabsoomay, waxa la qaban doono iyo qabanqaabada koobka kubadda cagta aduunka ee dalalka aan ka mid ahayn FIFA oo lagu qaban doono Khubrus . Waxa shirkan ka soo qayb galay 16 wadan oo ka qayb galaya ciyaaraha koobkan oo lagu qaban doono bisha Oktober 2006 wadanka Khubrus . Wadamada ka qayb gali doona oo ay ka mid yihiin;
Gibralter,
Monaco,
Sami,
Chagos
Jersey
Kurdistan
Khubrus
Basse Saxe Sud
Chechnya
Sealand
Somaliland
_____________________________________________________
GIBRALTER=====Spanish province but its under british rule
Monaco=====monte carlo a pardise for the rich ppl under french rule
Kurdistan==u talking about irakis or irans or sytrians or turks KURD???
Khubrus ===u mean northern cypern the turkish part no one recognise them !!!they tried to become part of EU whith the south Cypern but they failed.
Checheniya===part of russian cacusian
sealan sami chagos ===islands
Somaliland===suck my dikk land
Fifa world cup2006/And IDOOR CUP
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
- fagash_killer
- SomaliNet Super
- Posts: 13942
- Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
- Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up
- Erigavo_Gal
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2348
- Joined: Mon Dec 20, 2004 1:08 pm
- Location: §ømêwhê®ê·´`·.¸.»ßêtwêêñ.´`·.¸.»Çïï®kä Iÿö ÃÂhu1kâ
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 741 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 1 Replies
- 897 Views
-
Last post by Kramer
-
- 3 Replies
- 755 Views
-
Last post by SLIM-THUG
-
- 0 Replies
- 2022 Views
-
Last post by BoySmile
-
- 3 Replies
- 547 Views
-
Last post by Diyeeshaha_Tolka
-
- 8 Replies
- 765 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 1 Replies
- 574 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 4 Replies
- 542 Views
-
Last post by Lord Diplock
-
- 116 Replies
- 15413 Views
-
Last post by Machiavelli2
-
- 0 Replies
- 999 Views
-
Last post by Kramer